{"id":127231,"date":"2019-05-14T15:02:10","date_gmt":"2019-05-14T13:02:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127231"},"modified":"2019-05-14T15:02:10","modified_gmt":"2019-05-14T13:02:10","slug":"daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201dMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada Hirshabelle waxaa ka mas\u2019uul ah Hirshabelle\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in maamulkiisu uu si gaar ah u sameysanayo imtixaanka dugsiyada sare kadib markii dowlada federalka ay ku dhowaaqday in la baabi\u2019iyay imtixaanka oo dhan.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar ayaa la hadlayay boqolaal arday ah oo saaka isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada Jowhar waxana uu ku amray guddiga qaadista imtixaanka oo ay wasaarada waxbarashada dowlada federalka soo dirty inay dib ugu laabtaan Muqdisho .<\/p>\n<p>\u201cHowshiinii waad gabteen meeshaad ka timideen ku noqdeen amnigiina iyo joogitaankiina dhibaatuu nagu yahay.\u201dayuu yiri Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Waare ayaa ugu baaqay Wasaarada Waxbarashada inay isla xisaabtan sameyso oo si deg-deg ah cidii fashilisay imtixaanka tallaabo loogaga qaado.<\/p>\n<p>\u201cMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada ardayda Hirshabelle waxaa mas\u2019uul ka ah dowlad goboleedka Hirshabelle.\u201dayuu yiri Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Warka ka soo yeeray Madaxweynaha Hirshabelle ayaa ku soo beegmaya xilli kumanaan arday oo ka cabanaya baabi\u2019inta imtixaanka dugsiyada sare ay maanta ka dhigeen magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne oo ka mid ah magaalooyika dowlad goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FDalmarMediaServices%2Fvideos%2F1171792236327790%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"313\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in maamulkiisu uu si gaar ah u sameysanayo imtixaanka dugsiyada sare kadib markii dowlada federalka ay ku dhowaaqday in la baabi\u2019iyay imtixaanka oo dhan. Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar ayaa la hadlayay boqolaal arday ah oo saaka isugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127232,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201dMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada Hirshabelle waxaa ka mas\u2019uul ah Hirshabelle\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201dMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada Hirshabelle waxaa ka mas\u2019uul ah Hirshabelle\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in maamulkiisu uu si gaar ah u sameysanayo imtixaanka dugsiyada sare kadib markii dowlada federalka ay ku dhowaaqday in la baabi\u2019iyay imtixaanka oo dhan. Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar ayaa la hadlayay boqolaal arday ah oo saaka isugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-14T13:02:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare-waxbarasho.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201dMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada Hirshabelle waxaa ka mas\u2019uul ah Hirshabelle\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare-waxbarasho.png\",\"datePublished\":\"2019-05-14T13:02:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare-waxbarasho.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare-waxbarasho.png\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201dMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada Hirshabelle waxaa ka mas\u2019uul ah Hirshabelle\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201dMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada Hirshabelle waxaa ka mas\u2019uul ah Hirshabelle\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201dMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada Hirshabelle waxaa ka mas\u2019uul ah Hirshabelle\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in maamulkiisu uu si gaar ah u sameysanayo imtixaanka dugsiyada sare kadib markii dowlada federalka ay ku dhowaaqday in la baabi\u2019iyay imtixaanka oo dhan. Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar ayaa la hadlayay boqolaal arday ah oo saaka isugu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-14T13:02:10+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare-waxbarasho.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/","name":"DAAWO:-\u201dMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada Hirshabelle waxaa ka mas\u2019uul ah Hirshabelle\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare-waxbarasho.png","datePublished":"2019-05-14T13:02:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare-waxbarasho.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare-waxbarasho.png","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-wixii-ka-dambeeya-waxbarashada-hirshabelle-waxaa-ka-masuul-ah-hirshabelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201dMaanta wixii ka dambeeya waxbarashada Hirshabelle waxaa ka mas\u2019uul ah Hirshabelle\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127231"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127231"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127233,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127231\/revisions\/127233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127232"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}