{"id":127252,"date":"2019-05-14T15:17:26","date_gmt":"2019-05-14T13:17:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127252"},"modified":"2019-05-14T15:17:26","modified_gmt":"2019-05-14T13:17:26","slug":"daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/","title":{"rendered":"Daawo: C.raxmaan Cirro oo sharcidaro kutilmaamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa maanta, ayaa ka hadlay arimo kala duwan, Wuxuuna tacsi ka diray ugu horayn dadkii dhibku kasoo gaadhay Roobabka, isagoo xusay inay Haboontahay in loo Diyaar-garoobo, Wuxuuna alle uga mahad naqay Raxmaadka Roobka ee Bulshada uu siiyey.<\/p>\n<p>Wuxuu ka hadlay Warar sheegaya inuu Nairobi kulan kula yeeshay Safiirka Dalka Qatar ee Soomaaliya iyo Safiirka Maraykanka, wuxuuna xusay inaanu la kulmin, Balse aysan wax dhibaato ah ku jirin haduu la Kulmo, wuxuuna xusay inaysan Somaliland u baahnayn inay dal gaar ah colaadiso. \u201c Safiirada aan La Kulmayo cidi iima yeedhin Karto, Danjireyaasha dhammaantood waan la kulmi karnaa, Diyaar baan u ahay inaan Kuwaa la sheegay iyo kuwa kalaba la kulano Goorkastaba\u201d. Ayuu yidhi Cirro.<\/p>\n<p>Wuxuu ka hadlay Xadhiga Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan Baarlmaanka Somaliland isagoona ku tilmaamay Arin Sharci darro ah \u201c Lama Xidhi karo, oo lama Baadhi karo Mudane ka tirsan Baarlamaanka, Waxaana dhacday in Mudanaha [Dhakool] Goor habayn ah isagoo Hurda oo aan dambi gacanta kula Jirin lasoo Xidhay, Waxaana la yaab leh Markii sharci darro lagu xidhay in isagoo Katiinad ku xidhan tahay la keenay Maxkamad, hadana Maxkamadii markii ay Arintiisa diiday , waxaa la yaab leh inuu weli xidhan yahay, Iyadoona Gudiga baarlmaanku soo saaray inay Sharci darro tahay, Iyadoona Gudoomiyihii Golaha Wakiilada loo diiday inuu soo eego \u201c. Ayuu yidhi Cirro<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Somaliland ayuu ugu baaqay Ilaalinta Sharciga , Wuxuuna xusay inay dantu ugu Jirto ilaalinta sharciga Qofka Xilka Haya, Isagoo xusay inaan Aragtidiisa lagu xidhi Karin Mudane Baarlamaanka ka tirsan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FFn__CdjpHg\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa maanta, ayaa ka hadlay arimo kala duwan, Wuxuuna tacsi ka diray ugu horayn dadkii dhibku kasoo gaadhay Roobabka, isagoo xusay inay Haboontahay in loo Diyaar-garoobo, Wuxuuna alle uga mahad naqay Raxmaadka Roobka ee Bulshada uu siiyey. Wuxuu ka hadlay Warar sheegaya inuu Nairobi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127253,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: C.raxmaan Cirro oo sharcidaro kutilmaamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: C.raxmaan Cirro oo sharcidaro kutilmaamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa maanta, ayaa ka hadlay arimo kala duwan, Wuxuuna tacsi ka diray ugu horayn dadkii dhibku kasoo gaadhay Roobabka, isagoo xusay inay Haboontahay in loo Diyaar-garoobo, Wuxuuna alle uga mahad naqay Raxmaadka Roobka ee Bulshada uu siiyey. Wuxuu ka hadlay Warar sheegaya inuu Nairobi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-14T13:17:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-34.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"929\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"659\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/\",\"name\":\"Daawo: C.raxmaan Cirro oo sharcidaro kutilmaamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-34.png\",\"datePublished\":\"2019-05-14T13:17:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-34.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-34.png\",\"width\":929,\"height\":659},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: C.raxmaan Cirro oo sharcidaro kutilmaamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: C.raxmaan Cirro oo sharcidaro kutilmaamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: C.raxmaan Cirro oo sharcidaro kutilmaamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa maanta, ayaa ka hadlay arimo kala duwan, Wuxuuna tacsi ka diray ugu horayn dadkii dhibku kasoo gaadhay Roobabka, isagoo xusay inay Haboontahay in loo Diyaar-garoobo, Wuxuuna alle uga mahad naqay Raxmaadka Roobka ee Bulshada uu siiyey. Wuxuu ka hadlay Warar sheegaya inuu Nairobi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-14T13:17:26+00:00","og_image":[{"width":929,"height":659,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-34.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/","name":"Daawo: C.raxmaan Cirro oo sharcidaro kutilmaamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-34.png","datePublished":"2019-05-14T13:17:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-34.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-34.png","width":929,"height":659},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-c-raxmaan-cirro-oo-sharcidaro-kutilmaamay-xadhiga-xildhibaan-dhakool\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: C.raxmaan Cirro oo sharcidaro kutilmaamay Xadhiga Xildhibaan Dhakool"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127252"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127252"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127255,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127252\/revisions\/127255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127253"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}