{"id":127265,"date":"2019-05-14T22:26:59","date_gmt":"2019-05-14T20:26:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127265"},"modified":"2019-05-14T22:26:59","modified_gmt":"2019-05-14T20:26:59","slug":"madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xaaf iyo Muuse Suudi oo kulmay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa uu kula kulmay Sanator Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid mudanaayasha Aqalka Sare ee dalka.<\/p>\n<p>Kulanka ay wada qaateen Madaxweyne Xaaf iyo Suudi Yalaxoow ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi guud oo labada dhinac ay kaga wada hadleen \u00e0rrimo kala duwan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Senator Suudi ayaa ku ammaanay Madaxweyne Xaaf dadaalkiisa ku aadan difaacida qadiyada maqaamka Caasimadda oo kamid aheyd ajendayaashi la isku mari-waayey kulankii wada-tash iga ahaa ee Magaalada Garoowe ku dhexmaray Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ka jira.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dhawaan sheegay in shirkii Garoowe lagu qabtay qodobadii Madaxda ay ku fahmi weyday uu ku jiray arrinta Maqaanka Gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa uu kula kulmay Sanator Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid mudanaayasha Aqalka Sare ee dalka. Kulanka ay wada qaateen Madaxweyne Xaaf iyo Suudi Yalaxoow ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi guud oo labada dhinac ay kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127266,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Xaaf iyo Muuse Suudi oo kulmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Xaaf iyo Muuse Suudi oo kulmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa uu kula kulmay Sanator Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid mudanaayasha Aqalka Sare ee dalka. Kulanka ay wada qaateen Madaxweyne Xaaf iyo Suudi Yalaxoow ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi guud oo labada dhinac ay kaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-14T20:26:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557858229588-750x430.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/\",\"name\":\"Madaxweyne Xaaf iyo Muuse Suudi oo kulmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557858229588-750x430.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-14T20:26:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557858229588-750x430.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557858229588-750x430.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Xaaf iyo Muuse Suudi oo kulmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Xaaf iyo Muuse Suudi oo kulmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Xaaf iyo Muuse Suudi oo kulmay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa uu kula kulmay Sanator Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid mudanaayasha Aqalka Sare ee dalka. Kulanka ay wada qaateen Madaxweyne Xaaf iyo Suudi Yalaxoow ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi guud oo labada dhinac ay kaga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-14T20:26:59+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557858229588-750x430.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/","name":"Madaxweyne Xaaf iyo Muuse Suudi oo kulmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557858229588-750x430.jpg","datePublished":"2019-05-14T20:26:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557858229588-750x430.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1557858229588-750x430.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-xaaf-iyo-muuse-suudi-oo-kulmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Xaaf iyo Muuse Suudi oo kulmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127265"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127265"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127267,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127265\/revisions\/127267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127266"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}