{"id":127292,"date":"2019-05-15T16:53:57","date_gmt":"2019-05-15T14:53:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127292"},"modified":"2019-05-15T16:53:57","modified_gmt":"2019-05-15T14:53:57","slug":"galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/","title":{"rendered":"Galmudug oo ka hor timid Go\u2019aankii Wasiir Goodax +COD"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hor timid Go\u2019aankii Wasiirka Waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu ku joojiyay Imtixaankii Shadaadiga ahaa ee Ardayda dugsiyada sare ee dalka u socday.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Cabdi falko oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Wasaarada Waxbarashada dowladda looga baahnaa in Mas\u2019uuliyad ay iska saarto ilaalinta Imtixaanka,isla markaana wixii dhacay ay ahaayeen wax saameyn weyn ku yeeshay Adayda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dowlada ayuu ugu baaqay Maxamed Falko in si deg deg ah Ummada Soomaaliyeed ugu soo bandhigto cidii ka dameeysay in Imtixaanka banaanka la soo dhigo oo Qish ahaan Ardayda ay u helaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu ardayda reer Galmudug iyo Waalidiinta u sheegay in Maamulka Galmudug uusan ka aamusim arrinta Imtixaanka,isla markaana ay arrimtaas kala hadli doonaan Wasaaradda Waxbarashada dowlada Federaalka si xal looga gaaro.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlaaya Wasiirka Waxbarashada Galmudug ayuu Wasaaradaha Waxbarashada dowlad Goboleedyada dalka iyo tan dowladda Federaalka ugu baaqay inay isugu yimaadan shir deg deg ah si loo badbaadiyo in badan 30 kun oo Arday Soomaaliyeed,kuwaasi oo laga joojiyay imtxiaankii shahaadiga ahaa ee u socday.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-127292-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dhageyso-Galmudug-oo-ka-hor-timid-Go\u2019aankii-Wasiirka-Waxbarashada.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dhageyso-Galmudug-oo-ka-hor-timid-Go\u2019aankii-Wasiirka-Waxbarashada.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dhageyso-Galmudug-oo-ka-hor-timid-Go\u2019aankii-Wasiirka-Waxbarashada.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hor timid Go\u2019aankii Wasiirka Waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu ku joojiyay Imtixaankii Shadaadiga ahaa ee Ardayda dugsiyada sare ee dalka u socday. Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Cabdi falko oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Wasaarada Waxbarashada dowladda looga baahnaa in Mas\u2019uuliyad ay iska saarto ilaalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127060,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo ka hor timid Go\u2019aankii Wasiir Goodax +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo ka hor timid Go\u2019aankii Wasiir Goodax +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hor timid Go\u2019aankii Wasiirka Waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu ku joojiyay Imtixaankii Shadaadiga ahaa ee Ardayda dugsiyada sare ee dalka u socday. Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Cabdi falko oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Wasaarada Waxbarashada dowladda looga baahnaa in Mas\u2019uuliyad ay iska saarto ilaalinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-15T14:53:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1079\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"669\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/\",\"name\":\"Galmudug oo ka hor timid Go\u2019aankii Wasiir Goodax +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png\",\"datePublished\":\"2019-05-15T14:53:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png\",\"width\":1079,\"height\":669},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo ka hor timid Go\u2019aankii Wasiir Goodax +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo ka hor timid Go\u2019aankii Wasiir Goodax +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo ka hor timid Go\u2019aankii Wasiir Goodax +COD - Wardoon","og_description":"Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hor timid Go\u2019aankii Wasiirka Waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre uu ku joojiyay Imtixaankii Shadaadiga ahaa ee Ardayda dugsiyada sare ee dalka u socday. Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Cabdi falko oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Wasaarada Waxbarashada dowladda looga baahnaa in Mas\u2019uuliyad ay iska saarto ilaalinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-15T14:53:57+00:00","og_image":[{"width":1079,"height":669,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/","name":"Galmudug oo ka hor timid Go\u2019aankii Wasiir Goodax +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png","datePublished":"2019-05-15T14:53:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-23.png","width":1079,"height":669},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hor-timid-goaankii-wasiir-goodax-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo ka hor timid Go\u2019aankii Wasiir Goodax +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127292"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127294,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127292\/revisions\/127294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127060"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}