{"id":127310,"date":"2019-05-15T20:39:16","date_gmt":"2019-05-15T18:39:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127310"},"modified":"2019-05-15T20:49:05","modified_gmt":"2019-05-15T18:49:05","slug":"shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo laxiray+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed Ameriko ayaa sheegay in shaqsi lagu tuhmaayo inuu bixiyay qishka Imtixaanaadkii Dugsiga Sare ee dalka la soo xiray, haatana uu ku socdo baaritaan.<\/p>\n<p>Ninkan ay boolisku xireen oo ka tirsan shaqaalaha qeybta imtixaanaadka ee Wasaarada Waxbarashada ayaa magaciisa lagu sheegay Jamaaludiin Xasan Xersi oo 29 jir ah sida uu sheegay Gen. Ameriko.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa xusay in eedeysanaha loo gudbin doono maxkamad si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan marka uu dhamaado baaritaanka socda.<\/p>\n<p>Shaqsiyaad kale oo lala xiriirinaayo inay wax ka ogaayeen bixinta qishkii imtixaanaadka ee dowladda ayuu sheegay iney ku socdaan baaritaano iyo dabagal.<\/p>\n<p>Wasaarada Waxbarashada ayaa joojisay isniintii imtixaankii dugsiyada sare ee dalka oo socday muddo saddex cisho ah ka dib markii la bixiyey qishka imtixaanka, ardayda intooda badana ay heleen, waxaana arintaas ka dhashay banaanbaxyo iyo hadal heyn badan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_1VVIhArVa4\" width=\"850\" height=\"780\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed Ameriko ayaa sheegay in shaqsi lagu tuhmaayo inuu bixiyay qishka Imtixaanaadkii Dugsiga Sare ee dalka la soo xiray, haatana uu ku socdo baaritaan. Ninkan ay boolisku xireen oo ka tirsan shaqaalaha qeybta imtixaanaadka ee Wasaarada Waxbarashada ayaa magaciisa lagu sheegay Jamaaludiin Xasan Xersi oo 29 jir ah sida uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127311,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo laxiray+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo laxiray+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed Ameriko ayaa sheegay in shaqsi lagu tuhmaayo inuu bixiyay qishka Imtixaanaadkii Dugsiga Sare ee dalka la soo xiray, haatana uu ku socdo baaritaan. Ninkan ay boolisku xireen oo ka tirsan shaqaalaha qeybta imtixaanaadka ee Wasaarada Waxbarashada ayaa magaciisa lagu sheegay Jamaaludiin Xasan Xersi oo 29 jir ah sida uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-15T18:39:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-15T18:49:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Bashiir.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo laxiray+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Bashiir.png\",\"datePublished\":\"2019-05-15T18:39:16+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-15T18:49:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Bashiir.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Bashiir.png\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo laxiray+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo laxiray+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo laxiray+VIDEO - Wardoon","og_description":"Taliyaha Booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed Ameriko ayaa sheegay in shaqsi lagu tuhmaayo inuu bixiyay qishka Imtixaanaadkii Dugsiga Sare ee dalka la soo xiray, haatana uu ku socdo baaritaan. Ninkan ay boolisku xireen oo ka tirsan shaqaalaha qeybta imtixaanaadka ee Wasaarada Waxbarashada ayaa magaciisa lagu sheegay Jamaaludiin Xasan Xersi oo 29 jir ah sida uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-15T18:39:16+00:00","article_modified_time":"2019-05-15T18:49:05+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Bashiir.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/","name":"Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo laxiray+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Bashiir.png","datePublished":"2019-05-15T18:39:16+00:00","dateModified":"2019-05-15T18:49:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Bashiir.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Bashiir.png","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shaqsigii-bixiyey-qishka-imtixaanka-dugsiyada-sare-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shaqsigii bixiyey qishka Imtixaanka Dugsiyada Sare oo laxiray+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127310"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127310"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127330,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127310\/revisions\/127330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127311"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}