{"id":127385,"date":"2019-05-16T23:40:00","date_gmt":"2019-05-16T21:40:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127385"},"modified":"2019-05-16T23:40:00","modified_gmt":"2019-05-16T21:40:00","slug":"liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"Liiska shirkadaha xujeyda qaadi doonta oo lagu dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga kala saaridda Xamlooyinka usoo tartamay fulinta adeegga Xajka oo ay magacowday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Qiimaha Sanadkaan lagu xajin doono iyo shirkadaha adeegaas qaban doono.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ugu horeyn sheegay in sanadkaan lagu xajin doono lacag gaareysp 3600 Dollar, halka Xajka VIP-ga uu noqon doono qiimo ahaan 5000 Dollar ugu badnaan.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa uga digay shirkadaha Adeegaan qaban doono inay lacag intaas ka badan ka qaadaan Shacabka Soomaaliyeed ee doonayo inay tagaan beydka Alle.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sheegay in Sanadkaan Soomaaliya loo ogolaaday inay u xajiso illaa 11500 Xaaji.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddiga ayaa soo saaray Liiska Shirkadaha sanadkaan fulin doono adeegga Xajka, wuxuuna guddiga sheegay inay adeegaan usoo tartameen ilaa 84 Shirkadood.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa sheegay kala saarid kadib inay guuleysteen ilaa 58 Shirkadood oo sanadkaan u adeegi doono xujeyda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Guddigga ayaa tilmaamay inaysan wax faragelin ah la kulmin intii ay wadeen howshaan kala saaridda Shirkadaha soo socdo fulinta Adeegga xajka sanadkaan 2019.<\/p>\n<p><strong>Haddaba halkaan hoose ka akhriso Magacyada Shirkadaha<\/strong><\/p>\n<p><strong>Shirkadaha B<\/strong><\/p>\n<p>1- Daalo Airles<\/p>\n<p>2- Jubbala Air<\/p>\n<p><strong>Shirkadah T)<\/strong><\/p>\n<p>1- Freedom<br \/>\n2- Carafaat<br \/>\n3- Jowhar<br \/>\n4- Rixla Mubaaraka<\/p>\n<p><strong>Shirkadaha J<\/strong><\/p>\n<p>1- Ocean<\/p>\n<p>2- Africa Express<\/p>\n<p>3- Air Jubati<\/p>\n<p>4- Darmar travel<\/p>\n<p>5- Hogal traver<\/p>\n<p>6- Rudwaan<\/p>\n<p><strong>7- Shirkadaha X<\/strong><\/p>\n<p>8- Daruuro<\/p>\n<p><strong>Shikradha KH:<\/strong><\/p>\n<p>1- Saaj Travel<\/p>\n<p>2- Makka Travel<\/p>\n<p>3- New Star<\/p>\n<p>4- Answer travel<\/p>\n<p>5- SPD<\/p>\n<p>6- Safarri Trave;l<\/p>\n<p><strong>Shirkadda D<\/strong><\/p>\n<p>1- Makka Al-Mukaram<br \/>\n2- Karaama<br \/>\n3- Kalkar<br \/>\n4- Manaasik Travel<br \/>\n5- Royal Som<br \/>\n6- Barayt<br \/>\n7- Al-Huda Travel Hajj and UImra<br \/>\n8- Al-Mnanaasik Fil Xaji Wal Cumra<br \/>\n9- Falalcadde<\/p>\n<p><strong>Shirkadah S\u201d<\/strong><\/p>\n<p>1- Dahala Airles<br \/>\n2- Al- Rayan<br \/>\n3- Federal<br \/>\n4- Eurie Africa<br \/>\n5- Somali travel<br \/>\n6- Teyseer<br \/>\n7- Labeyk<br \/>\n8- Qudus<br \/>\n9- University<br \/>\n10- Salam Hajj and Umra<br \/>\n11- Universal<br \/>\n12- Al-Saqar<br \/>\n13- Al-ixsaan<br \/>\n14- Al- Hijra Travel<br \/>\n15- Cibaar Travel<br \/>\n16- AL-Hijra Air<br \/>\n17- Ritaaj<br \/>\n18- Hiiliye<br \/>\n19- Isfalaash<br \/>\n20- Salam Travel<br \/>\n21- Mustaqbal<br \/>\n22- Anfaal<br \/>\n23- National Airways<br \/>\n24- Abmooja Travel<br \/>\n25- Save Way<br \/>\n26- Travel Express<br \/>\n27- Key way<br \/>\n28- Ruksan<br \/>\n29- Hubaal<br \/>\n30- Daymond<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga kala saaridda Xamlooyinka usoo tartamay fulinta adeegga Xajka oo ay magacowday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Qiimaha Sanadkaan lagu xajin doono iyo shirkadaha adeegaas qaban doono. Guddiga ayaa ugu horeyn sheegay in sanadkaan lagu xajin doono lacag gaareysp 3600 Dollar, halka Xajka VIP-ga uu noqon doono qiimo ahaan 5000 Dollar ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127386,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127385","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Liiska shirkadaha xujeyda qaadi doonta oo lagu dhawaaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Liiska shirkadaha xujeyda qaadi doonta oo lagu dhawaaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga kala saaridda Xamlooyinka usoo tartamay fulinta adeegga Xajka oo ay magacowday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Qiimaha Sanadkaan lagu xajin doono iyo shirkadaha adeegaas qaban doono. Guddiga ayaa ugu horeyn sheegay in sanadkaan lagu xajin doono lacag gaareysp 3600 Dollar, halka Xajka VIP-ga uu noqon doono qiimo ahaan 5000 Dollar ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-16T21:40:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ThinkstockPhotos-532226819-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1939\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1109\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/\",\"name\":\"Liiska shirkadaha xujeyda qaadi doonta oo lagu dhawaaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ThinkstockPhotos-532226819-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-16T21:40:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ThinkstockPhotos-532226819-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ThinkstockPhotos-532226819-1.jpg\",\"width\":1939,\"height\":1109},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Liiska shirkadaha xujeyda qaadi doonta oo lagu dhawaaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Liiska shirkadaha xujeyda qaadi doonta oo lagu dhawaaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Liiska shirkadaha xujeyda qaadi doonta oo lagu dhawaaqay - Wardoon","og_description":"Guddiga kala saaridda Xamlooyinka usoo tartamay fulinta adeegga Xajka oo ay magacowday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Qiimaha Sanadkaan lagu xajin doono iyo shirkadaha adeegaas qaban doono. Guddiga ayaa ugu horeyn sheegay in sanadkaan lagu xajin doono lacag gaareysp 3600 Dollar, halka Xajka VIP-ga uu noqon doono qiimo ahaan 5000 Dollar ugu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-16T21:40:00+00:00","og_image":[{"width":1939,"height":1109,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ThinkstockPhotos-532226819-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/","name":"Liiska shirkadaha xujeyda qaadi doonta oo lagu dhawaaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ThinkstockPhotos-532226819-1.jpg","datePublished":"2019-05-16T21:40:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ThinkstockPhotos-532226819-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ThinkstockPhotos-532226819-1.jpg","width":1939,"height":1109},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liiska-shirkadaha-xujeyda-qaadi-doonta-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Liiska shirkadaha xujeyda qaadi doonta oo lagu dhawaaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127385"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127387,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127385\/revisions\/127387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127386"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}