{"id":127388,"date":"2019-05-17T10:33:24","date_gmt":"2019-05-17T08:33:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127388"},"modified":"2019-05-17T10:33:24","modified_gmt":"2019-05-17T08:33:24","slug":"safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/","title":{"rendered":"Safiirka Turkiga oo qalab guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro oo sawiray Recep Tayyib Erdogan"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz ayaa qalabka farshaxanka guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro ah oo dhowaan sawir gacmeed ka sameeyay sawirka Safiirka Turkiga ee Muqdisho iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan.<\/p>\n<p>Wiilka dhalinyarada oo lagu magacaabo Abshir Taaktika ayaa dhowaan baraha bulshada ku soo bandhigay sawirka Madaxweynaha Turkiga oo si cajiib ah sawir gacmeed uu ka sameeyay, waxaana lagu martiqaaday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Danjire Mehmet ayaa boggaadiyay hal abuurka wiilkan dhalinyarada ah, waxaana uu guddoonsiiyay hadiyad laga keenay Turkiga oo ahaa qalabka wax lagu sawiro ee farshaxanka ah, taasoo ah mid dhiiragelin ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Safaaradda Turkiga ayaa deeq waxbarasho ugu yaboohday wiilkan dhalinyarada ah, gaar ahaan Kulliyadda Artist ama Farshaxanka oo uu ka baran doono Jaamacad ku taal dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Turkiga oo taageera Soomaaliya, kana mid ahaa dalkii u horeeyay ee u soo gurmaday xilligii abaaraha sanadkii 2011, xilligaasoo Muqdisho booqasho ku yimid Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo qoyskiisa, waxaana taasi keentay in shacabka Soomaaliyeed aanay quluubtooda ka go\u2019in dadaalka Madaxweyne Erdogan, oo ay taageero weyn u muujiyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz ayaa qalabka farshaxanka guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro ah oo dhowaan sawir gacmeed ka sameeyay sawirka Safiirka Turkiga ee Muqdisho iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan. Wiilka dhalinyarada oo lagu magacaabo Abshir Taaktika ayaa dhowaan baraha bulshada ku soo bandhigay sawirka Madaxweynaha Turkiga oo si cajiib ah sawir gacmeed uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127389,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127388","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safiirka Turkiga oo qalab guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro oo sawiray Recep Tayyib Erdogan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safiirka Turkiga oo qalab guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro oo sawiray Recep Tayyib Erdogan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz ayaa qalabka farshaxanka guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro ah oo dhowaan sawir gacmeed ka sameeyay sawirka Safiirka Turkiga ee Muqdisho iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan. Wiilka dhalinyarada oo lagu magacaabo Abshir Taaktika ayaa dhowaan baraha bulshada ku soo bandhigay sawirka Madaxweynaha Turkiga oo si cajiib ah sawir gacmeed uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-17T08:33:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/art-696x928.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/\",\"name\":\"Safiirka Turkiga oo qalab guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro oo sawiray Recep Tayyib Erdogan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/art-696x928.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-17T08:33:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/art-696x928.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/art-696x928.jpg\",\"width\":696,\"height\":928},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safiirka Turkiga oo qalab guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro oo sawiray Recep Tayyib Erdogan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safiirka Turkiga oo qalab guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro oo sawiray Recep Tayyib Erdogan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safiirka Turkiga oo qalab guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro oo sawiray Recep Tayyib Erdogan - Wardoon","og_description":"Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz ayaa qalabka farshaxanka guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro ah oo dhowaan sawir gacmeed ka sameeyay sawirka Safiirka Turkiga ee Muqdisho iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan. Wiilka dhalinyarada oo lagu magacaabo Abshir Taaktika ayaa dhowaan baraha bulshada ku soo bandhigay sawirka Madaxweynaha Turkiga oo si cajiib ah sawir gacmeed uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-17T08:33:24+00:00","og_image":[{"width":696,"height":928,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/art-696x928.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/","name":"Safiirka Turkiga oo qalab guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro oo sawiray Recep Tayyib Erdogan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/art-696x928.jpg","datePublished":"2019-05-17T08:33:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/art-696x928.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/art-696x928.jpg","width":696,"height":928},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-turkiga-oo-qalab-guddoonsiiyay-wiil-dhalinyaro-oo-sawiray-recep-tayyib-erdogan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safiirka Turkiga oo qalab guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro oo sawiray Recep Tayyib Erdogan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127388"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127388"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127388\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127390,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127388\/revisions\/127390"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127389"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}