{"id":127391,"date":"2019-05-17T10:48:23","date_gmt":"2019-05-17T08:48:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127391"},"modified":"2019-05-17T10:48:23","modified_gmt":"2019-05-17T08:48:23","slug":"xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/","title":{"rendered":"Xaaf oo Nairobi Ka hadlay \u201cFarmaajo Hub ayaan waydiistay, Wuxuu yidhi Ma Caabudwaaq ayaad Weerari\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ka hadlayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay weydiisteen inuu hub siiyo Galmudug, balse uu ugu jawaabay \u201cMa Caabudwaaq ayaa ku weerareysaan\u201d hadalkan ayuu si gaar ah ugu durayay Madaxweynaha, maadaama uu ka soo jeedo degmasa Caabudwaaq.<\/p>\n<p>Hase ahaatee bartamihii sanadkii hore 2018 ayay aheyd markii dowladda Federaalka ay Diyaarad siday Hub iyo saanad ciidan ka dejisay Magaalada Dhuusamareeb, waxaana hubkaas loogu tala galay Ciidamada Galmudug iyo dadka deegaanka oo xilligaas Al-Shabaab kula dagaalamay deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale hadalka madaxwaynaha Galmudug uu ka sheegay Nairobi ayaa imaanaya iyadoo Madaxwayne Farmaajo uu Xalay Cadeeyay in Xaaf uu Diiday Tallooyinkii loo jeediyey, islamarkaana uu ku sifeeyay Qof Xanuusan oo Hadana diiday Daawo loo Qoray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ka hadlayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay weydiisteen inuu hub siiyo Galmudug, balse uu ugu jawaabay \u201cMa Caabudwaaq ayaa ku weerareysaan\u201d hadalkan ayuu si gaar ah ugu durayay Madaxweynaha, maadaama uu ka soo jeedo degmasa Caabudwaaq. Hase ahaatee bartamihii sanadkii hore 2018 ayay aheyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127392,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf oo Nairobi Ka hadlay \u201cFarmaajo Hub ayaan waydiistay, Wuxuu yidhi Ma Caabudwaaq ayaad Weerari\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf oo Nairobi Ka hadlay \u201cFarmaajo Hub ayaan waydiistay, Wuxuu yidhi Ma Caabudwaaq ayaad Weerari\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ka hadlayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay weydiisteen inuu hub siiyo Galmudug, balse uu ugu jawaabay \u201cMa Caabudwaaq ayaa ku weerareysaan\u201d hadalkan ayuu si gaar ah ugu durayay Madaxweynaha, maadaama uu ka soo jeedo degmasa Caabudwaaq. Hase ahaatee bartamihii sanadkii hore 2018 ayay aheyd [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-17T08:48:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/XAAAF.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/\",\"name\":\"Xaaf oo Nairobi Ka hadlay \u201cFarmaajo Hub ayaan waydiistay, Wuxuu yidhi Ma Caabudwaaq ayaad Weerari\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/XAAAF.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-17T08:48:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/XAAAF.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/XAAAF.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf oo Nairobi Ka hadlay \u201cFarmaajo Hub ayaan waydiistay, Wuxuu yidhi Ma Caabudwaaq ayaad Weerari\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf oo Nairobi Ka hadlay \u201cFarmaajo Hub ayaan waydiistay, Wuxuu yidhi Ma Caabudwaaq ayaad Weerari\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf oo Nairobi Ka hadlay \u201cFarmaajo Hub ayaan waydiistay, Wuxuu yidhi Ma Caabudwaaq ayaad Weerari\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ka hadlayay magaalada Nairobi ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay weydiisteen inuu hub siiyo Galmudug, balse uu ugu jawaabay \u201cMa Caabudwaaq ayaa ku weerareysaan\u201d hadalkan ayuu si gaar ah ugu durayay Madaxweynaha, maadaama uu ka soo jeedo degmasa Caabudwaaq. Hase ahaatee bartamihii sanadkii hore 2018 ayay aheyd [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-17T08:48:23+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/XAAAF.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/","name":"Xaaf oo Nairobi Ka hadlay \u201cFarmaajo Hub ayaan waydiistay, Wuxuu yidhi Ma Caabudwaaq ayaad Weerari\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/XAAAF.jpg","datePublished":"2019-05-17T08:48:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/XAAAF.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/XAAAF.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-nairobi-ka-hadlay-farmaajo-hub-ayaan-waydiistay-wuxuu-yidhi-ma-caabudwaaq-ayaad-weerari\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf oo Nairobi Ka hadlay \u201cFarmaajo Hub ayaan waydiistay, Wuxuu yidhi Ma Caabudwaaq ayaad Weerari\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127391"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127393,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127391\/revisions\/127393"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127392"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}