{"id":127397,"date":"2019-05-17T12:15:22","date_gmt":"2019-05-17T10:15:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127397"},"modified":"2019-05-17T12:15:22","modified_gmt":"2019-05-17T10:15:22","slug":"kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Saraakiishii kormeerayaasha Imtixaanada ee ka socday wasaaradda Waxbarashada ay isaga soo baxeen magaaladaas, kaddib markii uu Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu ku amray inay isaga baxaan magaalada.<\/p>\n<p>Saraakiishan ayaa isugu jiray Kormeerayaal iyo ilaalinta Imtixaanka shahaadiga ee dowladdu qaadeysay, waxaana imtixaankaas oo socday saddex maalmood la joojiyay, kaddib markii fadeexad ka dhalatay qishka Imtixaanka oo suuqa galay.<\/p>\n<p>Ilo ku sugan magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Kormeerayaasha ka socday Wasaaradda Waxbarashada ay shalay illaa maanta diyaarado kala raaceen, iyagoo ku sii jeeday magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la sheegayaa in Kormeerayaal kale oo ku sugnaa magaalooyinka Beledweyne, Buulo Burde iyo Balcad ay iyana ka baxeen magaalooyinkaas, dibna ugu laabteen magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Imtixaanka la joojiyay ayaa saameyn ku yeeshay kumanaan arday ah oo rajo ka qabay in Imtixaanka muddo todobaad gudihiis ku galeen, hase ahaatee dib loo qabanayo Imtixaanaadka 27-ka bishan, iyadoo la baabi\u2019iyay saddexdii maalmood ee Imtixaanka la galay.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Wasiirka Waxbarashada ku joojiyay Imtixaanka socday ayaa waxaa ka dhashay dibad baxyo ay dhigeen Ardayda Dugsiga sare ee Imtixaanada ku galayeen magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka maamul goboleedyada, iyagoo ku tilmaamay go\u2019aanka Wasiirka mid aanu ka fiirsanin oo aanu u eegin duruufihii ay ku soo waxbarteen Ardayda.<br \/>\nl<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Saraakiishii kormeerayaasha Imtixaanada ee ka socday wasaaradda Waxbarashada ay isaga soo baxeen magaaladaas, kaddib markii uu Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu ku amray inay isaga baxaan magaalada. Saraakiishan ayaa isugu jiray Kormeerayaal iyo ilaalinta Imtixaanka shahaadiga ee dowladdu qaadeysay, waxaana imtixaankaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127398,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127397","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Saraakiishii kormeerayaasha Imtixaanada ee ka socday wasaaradda Waxbarashada ay isaga soo baxeen magaaladaas, kaddib markii uu Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu ku amray inay isaga baxaan magaalada. Saraakiishan ayaa isugu jiray Kormeerayaal iyo ilaalinta Imtixaanka shahaadiga ee dowladdu qaadeysay, waxaana imtixaankaas oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-17T10:15:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kormeros-waxbara-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/\",\"name\":\"Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kormeros-waxbara-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-17T10:15:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kormeros-waxbara-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kormeros-waxbara-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Saraakiishii kormeerayaasha Imtixaanada ee ka socday wasaaradda Waxbarashada ay isaga soo baxeen magaaladaas, kaddib markii uu Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu ku amray inay isaga baxaan magaalada. Saraakiishan ayaa isugu jiray Kormeerayaal iyo ilaalinta Imtixaanka shahaadiga ee dowladdu qaadeysay, waxaana imtixaankaas oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-17T10:15:22+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kormeros-waxbara-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/","name":"Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kormeros-waxbara-696x464.jpg","datePublished":"2019-05-17T10:15:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kormeros-waxbara-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kormeros-waxbara-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kormeerayaashii-ka-socday-wasaaradda-waxbarashada-oo-isaga-soo-baxay-deegaanada-hirshabeelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kormeerayaashii ka socday Wasaaradda Waxbarashada oo isaga soo baxay deegaanada Hirshabeelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127397"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127397"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127397\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127399,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127397\/revisions\/127399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127398"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127397"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127397"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127397"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}