{"id":127423,"date":"2019-05-18T15:27:09","date_gmt":"2019-05-18T13:27:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127423"},"modified":"2019-05-18T15:27:09","modified_gmt":"2019-05-18T13:27:09","slug":"daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO Xildhibaano ku Baaqay in ciidanka dalka Kenya laga saaro Soomaliya"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey heshiiskii Baydhabo oo guddiga Kheyraadka Golaha maanta ay hor keeneen, Sidoo kale Xildhibaanada ayaa ansixiyey Heshiiska Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah kaasi oo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka uu Baarlamaanka hor keenay, Waxaana sidoo kale Xildhibaano ay si adag uga hadleen Dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Shirkaddaha dalka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Axmed Macalim FIQI ayaa sheegay in Ciidamada Kenya dhibaato kala duwan ku hayaan Hantida Ummadda Soomaaliyeed, Islamarkaana ay ku Xadgudbeen Madaxbanaanida<\/p>\n<p>\u201cBaarlamaanku waa inuu Dhaleecayn kasoo saaro, Falka Khaldan ee Xuduudka ay dhibaatada ugu Gaysteen, Iyo in Mag dhow laga raadiyo dhibaatada ay u gaysteen 11-Goobood, Lana waydiiyo Sababta ay Shirkadaha Soomaaliyeed Hantidooda ku Burburiyeen.<\/p>\n<p>\u201cWaa arin Xad gudub ku ah Dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ee Ganacsanaya, Iyadoo loo danaynayo Shirkad laga leeyahay Kenya, Islamarkaana Arintaana loo Curyaaminayo\u201d.<\/p>\n<p>Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ee ay ka tisan yihiin ay tahay in lagula Xisaabtamo dhibaatada ay gaysteen Ciidamada Kenya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/usnoeDJf8eo\" width=\"863\" height=\"730\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey heshiiskii Baydhabo oo guddiga Kheyraadka Golaha maanta ay hor keeneen, Sidoo kale Xildhibaanada ayaa ansixiyey Heshiiska Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah kaasi oo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka uu Baarlamaanka hor keenay, Waxaana sidoo kale Xildhibaano ay si adag uga hadleen Dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Shirkaddaha dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127424,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127423","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xildhibaano ku Baaqay in ciidanka dalka Kenya laga saaro Soomaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xildhibaano ku Baaqay in ciidanka dalka Kenya laga saaro Soomaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey heshiiskii Baydhabo oo guddiga Kheyraadka Golaha maanta ay hor keeneen, Sidoo kale Xildhibaanada ayaa ansixiyey Heshiiska Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah kaasi oo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka uu Baarlamaanka hor keenay, Waxaana sidoo kale Xildhibaano ay si adag uga hadleen Dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Shirkaddaha dalka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-18T13:27:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-40.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"790\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"578\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/\",\"name\":\"DAAWO Xildhibaano ku Baaqay in ciidanka dalka Kenya laga saaro Soomaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-40.png\",\"datePublished\":\"2019-05-18T13:27:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-40.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-40.png\",\"width\":790,\"height\":578},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xildhibaano ku Baaqay in ciidanka dalka Kenya laga saaro Soomaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xildhibaano ku Baaqay in ciidanka dalka Kenya laga saaro Soomaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xildhibaano ku Baaqay in ciidanka dalka Kenya laga saaro Soomaliya - Wardoon","og_description":"Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey heshiiskii Baydhabo oo guddiga Kheyraadka Golaha maanta ay hor keeneen, Sidoo kale Xildhibaanada ayaa ansixiyey Heshiiska Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah kaasi oo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka uu Baarlamaanka hor keenay, Waxaana sidoo kale Xildhibaano ay si adag uga hadleen Dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Shirkaddaha dalka. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-18T13:27:09+00:00","og_image":[{"width":790,"height":578,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-40.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/","name":"DAAWO Xildhibaano ku Baaqay in ciidanka dalka Kenya laga saaro Soomaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-40.png","datePublished":"2019-05-18T13:27:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-40.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-40.png","width":790,"height":578},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaano-ku-baaqay-in-ciidanka-dalka-kenya-laga-saaro-soomaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xildhibaano ku Baaqay in ciidanka dalka Kenya laga saaro Soomaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127423"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127425,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127423\/revisions\/127425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127424"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}