{"id":127426,"date":"2019-05-18T15:34:02","date_gmt":"2019-05-18T13:34:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127426"},"modified":"2019-05-18T15:34:02","modified_gmt":"2019-05-18T13:34:02","slug":"daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe\u201dXildhibaan Dhakool waa in banaan lagu toogtaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waare ayaa sheegay in xildhibaan Maxamed Axmed Dhagool oo ku xiran Magaalada Hargeysa uu galay dambi weyn oo ka dhan ah Jiritaanka Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in uu kasoo horjeestay 18 May oo ah maalintii ay Somaliland ka go\u2019day Soomaaliya inteeda kale, islamarkaana loo baahan yahay in sharciga la marsiiyo.<\/p>\n<p>Faysal Cali Waare ayaa sheegay in soo qabashada xildhibaanka ay aheyd Sharci daro laakiin ay ka weyn tahay dambiga uu galay ee uu kaga soo horjeestay xuska maalintii Somaliland ay ka go\u2019day Soomaaliya inteeda klale.<\/p>\n<p>Xildhibaan Dhakool, oo ka tirsan golaha wakiillada ayaa ka soo horjeestay xuska maalinta 18 May oo uu ku tilmaamay maalin madow, kadibna ciidamada ayaa xiray.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah Xildhibaanada Somaliland oo labada gacmood xiran ayaa Sabtidii la horgeeyay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex.<\/p>\n<p>Cabdi Qawdhan Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka maroodi-jeex , ayaa diiday in uu furo gal dacwadeedka arrinta loo haysto xildhibaanka, maadaama xildhibaanka aan wali laga qaadin Xasaanadda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/K-xDskE1jmo\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waare ayaa sheegay in xildhibaan Maxamed Axmed Dhagool oo ku xiran Magaalada Hargeysa uu galay dambi weyn oo ka dhan ah Jiritaanka Somaliland. Waxaa uu sheegay in uu kasoo horjeestay 18 May oo ah maalintii ay Somaliland ka go\u2019day Soomaaliya inteeda kale, islamarkaana loo baahan yahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127427,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127426","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Faysal Cali Waraabe\u201dXildhibaan Dhakool waa in banaan lagu toogtaa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe\u201dXildhibaan Dhakool waa in banaan lagu toogtaa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waare ayaa sheegay in xildhibaan Maxamed Axmed Dhagool oo ku xiran Magaalada Hargeysa uu galay dambi weyn oo ka dhan ah Jiritaanka Somaliland. Waxaa uu sheegay in uu kasoo horjeestay 18 May oo ah maalintii ay Somaliland ka go\u2019day Soomaaliya inteeda kale, islamarkaana loo baahan yahay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-18T13:34:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-41.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"996\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe\u201dXildhibaan Dhakool waa in banaan lagu toogtaa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-41.png\",\"datePublished\":\"2019-05-18T13:34:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-41.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-41.png\",\"width\":996,\"height\":620},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe\u201dXildhibaan Dhakool waa in banaan lagu toogtaa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe\u201dXildhibaan Dhakool waa in banaan lagu toogtaa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe\u201dXildhibaan Dhakool waa in banaan lagu toogtaa\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waare ayaa sheegay in xildhibaan Maxamed Axmed Dhagool oo ku xiran Magaalada Hargeysa uu galay dambi weyn oo ka dhan ah Jiritaanka Somaliland. Waxaa uu sheegay in uu kasoo horjeestay 18 May oo ah maalintii ay Somaliland ka go\u2019day Soomaaliya inteeda kale, islamarkaana loo baahan yahay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-18T13:34:02+00:00","og_image":[{"width":996,"height":620,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-41.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/","name":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe\u201dXildhibaan Dhakool waa in banaan lagu toogtaa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-41.png","datePublished":"2019-05-18T13:34:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-41.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-41.png","width":996,"height":620},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabexildhibaan-dhakool-waa-in-banaan-lagu-toogtaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe\u201dXildhibaan Dhakool waa in banaan lagu toogtaa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127426"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127426"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127428,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127426\/revisions\/127428"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127427"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}