{"id":127497,"date":"2019-05-20T10:37:51","date_gmt":"2019-05-20T08:37:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127497"},"modified":"2019-05-20T10:37:51","modified_gmt":"2019-05-20T08:37:51","slug":"xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"Xaliimo Yarey oo dalbatay in xafiiskooda laga raro Madaxtooyada"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday in guddigooda ay caqabad weyn ku heesato degnaashiyaha xarunta Madaxtooyada oo kutaalo xaruntooda.<\/p>\n<p>Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in caqabad weyn ku qabaan in ay ku dhax shaqeeyaan xarunta ay ku dhax leeyihiin Madaxtooyada, waxa ayna Dalbatay in xaruntaasi laga raro lana dejiyo meel kale oo ka duwan.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay in dhibaatada ugu weyn ee jirta ay tahay in xarunta ay ku leeyihiin Madaxtooyada aysan imaan karin dadka wada shaqeynta kala dhaxeyso sida bulshada iyo sidoo kale Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira.<\/p>\n<p>\u201dCaqabada ugu weyn ee na heesata ayaa ah in aan deganahay Madaxtooyada, waxaa nagu adag in ay noo yimaadaan oo is aragno bulshada iyo sidoo kale xisbiyada dalka ka jira, waxaan codsaneynaa in nalaga raro Madaxtooyada\u201d Ayey tiri Xaliimo Yarey.<\/p>\n<p>Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira iyo bulshada qeybaheeda kala duan ayey ku adkaatay in ay tagaan xarunta Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ku dhax taala xarunta Madaxtooyada oo amaankeeda si weyn loo adkeeyo .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday in guddigooda ay caqabad weyn ku heesato degnaashiyaha xarunta Madaxtooyada oo kutaalo xaruntooda. Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in caqabad weyn ku qabaan in ay ku dhax shaqeeyaan xarunta ay ku dhax leeyihiin Madaxtooyada, waxa ayna Dalbatay in xaruntaasi laga raro lana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127498,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaliimo Yarey oo dalbatay in xafiiskooda laga raro Madaxtooyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaliimo Yarey oo dalbatay in xafiiskooda laga raro Madaxtooyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday in guddigooda ay caqabad weyn ku heesato degnaashiyaha xarunta Madaxtooyada oo kutaalo xaruntooda. Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in caqabad weyn ku qabaan in ay ku dhax shaqeeyaan xarunta ay ku dhax leeyihiin Madaxtooyada, waxa ayna Dalbatay in xaruntaasi laga raro lana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-20T08:37:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/mmm.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/\",\"name\":\"Xaliimo Yarey oo dalbatay in xafiiskooda laga raro Madaxtooyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/mmm.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-20T08:37:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/mmm.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/mmm.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaliimo Yarey oo dalbatay in xafiiskooda laga raro Madaxtooyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaliimo Yarey oo dalbatay in xafiiskooda laga raro Madaxtooyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaliimo Yarey oo dalbatay in xafiiskooda laga raro Madaxtooyada - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday in guddigooda ay caqabad weyn ku heesato degnaashiyaha xarunta Madaxtooyada oo kutaalo xaruntooda. Xaliimo Yareey ayaa sheegtay in caqabad weyn ku qabaan in ay ku dhax shaqeeyaan xarunta ay ku dhax leeyihiin Madaxtooyada, waxa ayna Dalbatay in xaruntaasi laga raro lana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-20T08:37:51+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/mmm.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/","name":"Xaliimo Yarey oo dalbatay in xafiiskooda laga raro Madaxtooyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/mmm.jpg","datePublished":"2019-05-20T08:37:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/mmm.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/mmm.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-dalbatay-in-xafiiskooda-laga-raro-madaxtooyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaliimo Yarey oo dalbatay in xafiiskooda laga raro Madaxtooyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127497"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127499,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127497\/revisions\/127499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127498"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}