{"id":127505,"date":"2019-05-20T10:51:32","date_gmt":"2019-05-20T08:51:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127505"},"modified":"2019-05-20T10:51:32","modified_gmt":"2019-05-20T08:51:32","slug":"xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Xiddigihii Ugu Orodka Badnaa Premier League 2018\/19 Oo La Shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa la shaaciyay xiddigihii ugu orodka badnaa xilli ciyaareedka 2018-19 ee Premier League, waxaana kaalinta koowaad soo galay xiddig Man United u dheela oo aan la fileynin.<\/p>\n<p>Shirkada uruurisa xogta kubada cagta ayaa rikoor gareysay xawaarihii ugu sareeya ee la diiwaangeliyay xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League oo ay ka ciyaaraan xiddigo orod badan leh.<\/p>\n<p>Liiska waxaa ku jira xiddigo aad ka filaneyso inay ka mid yihiin kuwa ugu xawaaro dheereeya, waxaa sidoo kale ka soo muuqday kuwa aan laga fileynin.<\/p>\n<p>Iyadoo ciyaartoyda laga diiwaangeliyay inay ku ordeen xawaare gaaraya 35 kiilomitir saacadii, waa wax cajiib ah.<\/p>\n<p>Hadaba waxaan halkaan hoose idiin kugu soo gudbineynaa liiska 12ka xiddig ee xawaarihii ugu sareeyay laga diiwaangeliyay xilli ciyaareedka horyaalka Premier League.<\/p>\n<p><strong>12. Isaac Mbenza (Huddersfield Town)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 34.95 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>11. Mohamed Salah (Liverpool)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 34.95 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>10. Patrick Van Aanholt (Crystal Palace)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 34.96 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>9. Sergio Rico (Fulham)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 35.01 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>8. Divock Origi (Liverpool)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 35.04 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>7. Felipe Anderson (West Ham United)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 35.11 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>6. Gerard Deulofeu (Watford)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 35.13 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>5. DeAndre Yedlin (Newcastle United)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 35.17 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>4. Leroy Sane (Manchester City)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 35.18 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>3. Ruben Vinagre (Wolverhampton Wanderers)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Top Speed: 35.20 km\/h<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 35.20 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>2. Kyle Walker (Manchester City)<\/strong><\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 35.27 kiilomitir saacadii.<br \/>\n<strong>1. Timothy Fosu-Mensah (Fulham) \u2013<\/strong> Laakiin Man United Ayaa Iska Leh<\/p>\n<p>Xawaarihii ugu sareeyay ee laga diiwaangeliyay waxa uu ahaa 35.32 kiilomitir saacadii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la shaaciyay xiddigihii ugu orodka badnaa xilli ciyaareedka 2018-19 ee Premier League, waxaana kaalinta koowaad soo galay xiddig Man United u dheela oo aan la fileynin. Shirkada uruurisa xogta kubada cagta ayaa rikoor gareysay xawaarihii ugu sareeya ee la diiwaangeliyay xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League oo ay ka ciyaaraan xiddigo orod badan leh. Liiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127506,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-127505","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiddigihii Ugu Orodka Badnaa Premier League 2018\/19 Oo La Shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiddigihii Ugu Orodka Badnaa Premier League 2018\/19 Oo La Shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa la shaaciyay xiddigihii ugu orodka badnaa xilli ciyaareedka 2018-19 ee Premier League, waxaana kaalinta koowaad soo galay xiddig Man United u dheela oo aan la fileynin. Shirkada uruurisa xogta kubada cagta ayaa rikoor gareysay xawaarihii ugu sareeya ee la diiwaangeliyay xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League oo ay ka ciyaaraan xiddigo orod badan leh. Liiska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-20T08:51:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60b981a0-6a17-4858-902e-ac56b8ceff68.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"945\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"532\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"Xiddigihii Ugu Orodka Badnaa Premier League 2018\/19 Oo La Shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60b981a0-6a17-4858-902e-ac56b8ceff68.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-20T08:51:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60b981a0-6a17-4858-902e-ac56b8ceff68.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60b981a0-6a17-4858-902e-ac56b8ceff68.jpg\",\"width\":945,\"height\":532},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiddigihii Ugu Orodka Badnaa Premier League 2018\/19 Oo La Shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiddigihii Ugu Orodka Badnaa Premier League 2018\/19 Oo La Shaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiddigihii Ugu Orodka Badnaa Premier League 2018\/19 Oo La Shaaciyay - Wardoon","og_description":"Waxaa la shaaciyay xiddigihii ugu orodka badnaa xilli ciyaareedka 2018-19 ee Premier League, waxaana kaalinta koowaad soo galay xiddig Man United u dheela oo aan la fileynin. Shirkada uruurisa xogta kubada cagta ayaa rikoor gareysay xawaarihii ugu sareeya ee la diiwaangeliyay xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League oo ay ka ciyaaraan xiddigo orod badan leh. Liiska [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-20T08:51:32+00:00","og_image":[{"width":945,"height":532,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60b981a0-6a17-4858-902e-ac56b8ceff68.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/","name":"Xiddigihii Ugu Orodka Badnaa Premier League 2018\/19 Oo La Shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60b981a0-6a17-4858-902e-ac56b8ceff68.jpg","datePublished":"2019-05-20T08:51:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60b981a0-6a17-4858-902e-ac56b8ceff68.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60b981a0-6a17-4858-902e-ac56b8ceff68.jpg","width":945,"height":532},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiddigihii-ugu-orodka-badnaa-premier-league-2018-19-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiddigihii Ugu Orodka Badnaa Premier League 2018\/19 Oo La Shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127505"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127505"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127507,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127505\/revisions\/127507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127506"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}