{"id":127522,"date":"2019-05-20T22:39:33","date_gmt":"2019-05-20T20:39:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127522"},"modified":"2019-05-20T22:39:33","modified_gmt":"2019-05-20T20:39:33","slug":"kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/","title":{"rendered":"Kenya oo Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay Viisaha Garoonka laga Siin jiray"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee Garoonka looga dhufanayay Baasaboorada ay qaataan xildhibaanada iyo wasiirada dowlada federalka iyo Maamul Goboleedyada.<\/p>\n<p>Baasabooradan mas\u2019uuliyiinta wata ayaa hore loo siin jirey dalku-galka marka ay ka degaan garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi on arrival.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah wasiirada dalka Soomaaliya ayaa loo diiday maanta inuu ka qaato dalku-galka ama viisaha garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Balse wararka ayaa waxa ay sheegayaan in wasiirka loo diiday dalkugalka uu isticmaalay baasaboor shisheeye ah oo uu watay taasoo markii dambe loo oggolaaday in uu galo magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan cusub ee dowlada Kenya qaadatay ayaa saameyn ku yeelan kara boqolaal mas\u2019uuliyiin Soomaaliyeed oo hore ugaga qaadan jirey fiisaha ama dalkugalka garoomada diyaaradaha dalka Kenya.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan cusub ee ay dowlada Kenya qaadatay ayaan jirin mas\u2019uul ka mid ah Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya oo ka hadlay balse waxa ay ku soo beegmeysaa iyadoo dowlada Kenya ay cadaadis xoog leh saareyso dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhowaan ayaa dowlada Kenya waxa ay dib u soo celisay go\u2019aankeedii hore ahaa in aysan diyaaradii ka soo duusho dalka Soomaaliya aysan toos uga soo deign magaalada Nairobi ayna soo marto magaalada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya.<\/p>\n<p>Cadaadiskan ayaa ah mid u muuqda mid ay dowlada Kenya bilowday iyado ay soo dhowdahay natiijada laga sugaayay Maxkamada Caalamiga ah ee ku saabsan khilaafka Badda ee u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee Garoonka looga dhufanayay Baasaboorada ay qaataan xildhibaanada iyo wasiirada dowlada federalka iyo Maamul Goboleedyada. Baasabooradan mas\u2019uuliyiinta wata ayaa hore loo siin jirey dalku-galka marka ay ka degaan garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi on arrival. Mid ka mid ah wasiirada dalka Soomaaliya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127523,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay Viisaha Garoonka laga Siin jiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay Viisaha Garoonka laga Siin jiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee Garoonka looga dhufanayay Baasaboorada ay qaataan xildhibaanada iyo wasiirada dowlada federalka iyo Maamul Goboleedyada. Baasabooradan mas\u2019uuliyiinta wata ayaa hore loo siin jirey dalku-galka marka ay ka degaan garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi on arrival. Mid ka mid ah wasiirada dalka Soomaaliya ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-20T20:39:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/\",\"name\":\"Kenya oo Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay Viisaha Garoonka laga Siin jiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-20T20:39:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-3.jpg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay Viisaha Garoonka laga Siin jiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay Viisaha Garoonka laga Siin jiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay Viisaha Garoonka laga Siin jiray - Wardoon","og_description":"Dowlada Kenya ayaa bilowday inay diido dal ku galka ama Visaha On Arrival ee Garoonka looga dhufanayay Baasaboorada ay qaataan xildhibaanada iyo wasiirada dowlada federalka iyo Maamul Goboleedyada. Baasabooradan mas\u2019uuliyiinta wata ayaa hore loo siin jirey dalku-galka marka ay ka degaan garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi on arrival. Mid ka mid ah wasiirada dalka Soomaaliya ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-20T20:39:33+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/","name":"Kenya oo Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay Viisaha Garoonka laga Siin jiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-3.jpg","datePublished":"2019-05-20T20:39:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-3.jpg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-masuuliyiinta-soomaaliya-ka-joojisay-viisaha-garoonka-laga-siin-jiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo Masuuliyiinta Soomaaliya ka Joojisay Viisaha Garoonka laga Siin jiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127522"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127522"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127524,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127522\/revisions\/127524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127523"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}