{"id":127530,"date":"2019-05-21T08:44:04","date_gmt":"2019-05-21T06:44:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127530"},"modified":"2019-05-21T08:44:04","modified_gmt":"2019-05-21T06:44:04","slug":"ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Ciidanka Itoobiya oo la wareegay amaanka Airporka Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah la wareegeen sugida amaanka garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Ciidamadii Kenya ee horey uga sugnaa garoonka ayaa la sheegay in laga saaray kadib amar kasoo baxay saraakiisha midowga Afrika, waxaana garoonka lagu wareejiyay ciidamo Itoobiyaan ah oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM.<\/p>\n<p>Wali lama oga sababaha ciidamada Kenya looga wareejiyay amaanka garoonka magaalada Kismaayo ay sanado badan sugayeen, waxa ayna arintan kusoo aadeysaa xili la filayo in magaalada Kismaayo ka dhacaan doorashooyin.<\/p>\n<p>Musharaxiinta Madaxweyne iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada maamulka qaarkood ayaa ka cabanayya ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan garoonka kuwaa oo xanibaad iyo cadaadis kala kulayeen.<\/p>\n<p>Saraakiisha Itoobiyaanka ee la wareegtay amaanka garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa kulamo la qaatay madaxda iyo saraakiisha maamulka Jubbaland, waxa ayna kawada hadleyn sidii looga wada shaqeyn lahaa amaanka garoonka.<\/p>\n<p>Dhawaan ayey aheyd markii garoonka diyaaradaha Kismaayo uu iska hor imaad khasaaro geestay ku dhax maray ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamo kale oo daacad u ah Cabdinaasir Seyraar oo ah Musharax Madxaweynaha Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah la wareegeen sugida amaanka garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo. Ciidamadii Kenya ee horey uga sugnaa garoonka ayaa la sheegay in laga saaray kadib amar kasoo baxay saraakiisha midowga Afrika, waxaana garoonka lagu wareejiyay ciidamo Itoobiyaan ah oo qeyb ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127532,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127530","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Itoobiya oo la wareegay amaanka Airporka Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Itoobiya oo la wareegay amaanka Airporka Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah la wareegeen sugida amaanka garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo. Ciidamadii Kenya ee horey uga sugnaa garoonka ayaa la sheegay in laga saaray kadib amar kasoo baxay saraakiisha midowga Afrika, waxaana garoonka lagu wareejiyay ciidamo Itoobiyaan ah oo qeyb ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-21T06:44:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D0PlSfCWkAAEUpm.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/\",\"name\":\"Ciidanka Itoobiya oo la wareegay amaanka Airporka Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D0PlSfCWkAAEUpm.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-21T06:44:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D0PlSfCWkAAEUpm.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D0PlSfCWkAAEUpm.jpg\",\"width\":1024,\"height\":768},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Itoobiya oo la wareegay amaanka Airporka Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Itoobiya oo la wareegay amaanka Airporka Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Itoobiya oo la wareegay amaanka Airporka Kismaayo - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah la wareegeen sugida amaanka garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo. Ciidamadii Kenya ee horey uga sugnaa garoonka ayaa la sheegay in laga saaray kadib amar kasoo baxay saraakiisha midowga Afrika, waxaana garoonka lagu wareejiyay ciidamo Itoobiyaan ah oo qeyb ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-21T06:44:04+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D0PlSfCWkAAEUpm.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/","name":"Ciidanka Itoobiya oo la wareegay amaanka Airporka Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D0PlSfCWkAAEUpm.jpg","datePublished":"2019-05-21T06:44:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D0PlSfCWkAAEUpm.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D0PlSfCWkAAEUpm.jpg","width":1024,"height":768},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-itoobiya-oo-la-wareegay-amaanka-airporka-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Itoobiya oo la wareegay amaanka Airporka Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127530"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127533,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127530\/revisions\/127533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127532"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}