{"id":127534,"date":"2019-05-21T08:58:56","date_gmt":"2019-05-21T06:58:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127534"},"modified":"2019-05-21T08:58:56","modified_gmt":"2019-05-21T06:58:56","slug":"boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/","title":{"rendered":"BOQOR BUUR-MADOW oo ka hadlay Sarkaal Beeshiisa looga dilay Lascanood+COD"},"content":{"rendered":"<p>Boqor Cismaan Buur-madow oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka magaalada Burco, ayaa si kulul uga hadlay Sarkaal kasoo jeeda Beesha Habarjeclo kaasi oo dhowaan lagu dilay magaalada Burco, Wuxuuna xusay inay ka dambeeyaan Dad ay ka dhaxayso Aano Qabiil, Wuxuuna Arintaasi ku dhaliilay Xukuumadda Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cSaraakiishii Beeshayda laga dilay, Dawladda Somalia tacsi kama dirto, Aas Qaran looma sameeyo, Waan ka xunahay Isha gaarka ah ee lagu hayo\u201c.<\/p>\n<p>Boqor Cismaan Buur-madow wuxuu sheegay in Cadaadis gaar ah lagu hayo Beesha uu kasoo jeedo, (Habarjeclo) islamarkaana ay dhibaatooyin kala duwan ka tirsanayaan Xukuumadda Somaliland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu sheegay inay dib u habayn kusamayn doonaan Siyaasaddooda, islamarkaana ay Beesha Habarjeclo iyo Garxajis ay shirk ku Qabsan doonaan Burco, Ramadaanta kadib.<\/p>\n<p>Boqor Buur-madow isagoo ka hadlayey Xadhiga Xildhibaan Dhakool \u201cHadii Dastuurku ilaalin waayo, Madaxwaynaha, Wasiirka iyo Xildhibaanka, Qof shacab ah ma ilaalin doono, Waana wax aan laga dul Qaadan Karin in Xabsiga lagu sii hayo, Waxaana usoo jeedinayaa Muuse Biixi, Dastuurka ayaad ku joogtaa, Xildhibaanku waa inaanu Xabsiga kusii Jirin \u201c Ayuu yidhi Boqor Buurmadow.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-127534-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wakhtiga-Uu-Furmaayo-Shirka-Beelaha-Garxajis-Iyo-Habar-JecloHD1280x720-Mp4.m4a?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wakhtiga-Uu-Furmaayo-Shirka-Beelaha-Garxajis-Iyo-Habar-JecloHD1280x720-Mp4.m4a\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wakhtiga-Uu-Furmaayo-Shirka-Beelaha-Garxajis-Iyo-Habar-JecloHD1280x720-Mp4.m4a<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqor Cismaan Buur-madow oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka magaalada Burco, ayaa si kulul uga hadlay Sarkaal kasoo jeeda Beesha Habarjeclo kaasi oo dhowaan lagu dilay magaalada Burco, Wuxuuna xusay inay ka dambeeyaan Dad ay ka dhaxayso Aano Qabiil, Wuxuuna Arintaasi ku dhaliilay Xukuumadda Somaliland. \u201cSaraakiishii Beeshayda laga dilay, Dawladda Somalia tacsi kama dirto, Aas Qaran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127537,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127534","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>BOQOR BUUR-MADOW oo ka hadlay Sarkaal Beeshiisa looga dilay Lascanood+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"BOQOR BUUR-MADOW oo ka hadlay Sarkaal Beeshiisa looga dilay Lascanood+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Boqor Cismaan Buur-madow oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka magaalada Burco, ayaa si kulul uga hadlay Sarkaal kasoo jeeda Beesha Habarjeclo kaasi oo dhowaan lagu dilay magaalada Burco, Wuxuuna xusay inay ka dambeeyaan Dad ay ka dhaxayso Aano Qabiil, Wuxuuna Arintaasi ku dhaliilay Xukuumadda Somaliland. \u201cSaraakiishii Beeshayda laga dilay, Dawladda Somalia tacsi kama dirto, Aas Qaran [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-21T06:58:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/\",\"name\":\"BOQOR BUUR-MADOW oo ka hadlay Sarkaal Beeshiisa looga dilay Lascanood+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-21T06:58:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"BOQOR BUUR-MADOW oo ka hadlay Sarkaal Beeshiisa looga dilay Lascanood+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"BOQOR BUUR-MADOW oo ka hadlay Sarkaal Beeshiisa looga dilay Lascanood+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"BOQOR BUUR-MADOW oo ka hadlay Sarkaal Beeshiisa looga dilay Lascanood+COD - Wardoon","og_description":"Boqor Cismaan Buur-madow oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka magaalada Burco, ayaa si kulul uga hadlay Sarkaal kasoo jeeda Beesha Habarjeclo kaasi oo dhowaan lagu dilay magaalada Burco, Wuxuuna xusay inay ka dambeeyaan Dad ay ka dhaxayso Aano Qabiil, Wuxuuna Arintaasi ku dhaliilay Xukuumadda Somaliland. \u201cSaraakiishii Beeshayda laga dilay, Dawladda Somalia tacsi kama dirto, Aas Qaran [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-21T06:58:56+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/","name":"BOQOR BUUR-MADOW oo ka hadlay Sarkaal Beeshiisa looga dilay Lascanood+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg","datePublished":"2019-05-21T06:58:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-1.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/boqor-buur-madow-oo-ka-hadlay-sarkaal-beeshiisa-looga-dilay-lascanoodcod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"BOQOR BUUR-MADOW oo ka hadlay Sarkaal Beeshiisa looga dilay Lascanood+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127534"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127538,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127534\/revisions\/127538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127537"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}