{"id":127557,"date":"2019-05-21T14:19:11","date_gmt":"2019-05-21T12:19:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127557"},"modified":"2019-05-21T14:19:11","modified_gmt":"2019-05-21T12:19:11","slug":"kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay sababta Airporka looga sooceliyay Wasiir iyo Xildhibaano"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay sababta ka dambeysa in garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi laga soo celiyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Waaxda socdaalka dalka Kenya oo magacooda qariyay ayaa Wargeyska Afka Dheer ee Daily Nation u sheegay in xubnaha ka socda dowladda Soomaaliya laga rabay in Visaha dal ku galka ay kaga soo dhufsadaan Safaarada Kenya ay ku leedahay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay ku wargaliyeen inuu dhacay is bedel cusub oo dhinaca socdaalka ah, taasoo keentay in xubnaha dowladda Soomaaliya la faro inay dib ugu laabtaan Muqdisho, ayna tagaan Safaarada Kenya ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho waxaa saaka dib loogu soo celiyo Wasiir Kuxigeenka Tamarta Soomaaliya Cusmaan Libaax iyo laba Senator oo ka tirsan Aqalka Sare, kuwaasoo kala ahaa Ilyaas Cali Xasan iyo Zamzam Daahir, maadaama loo diiday in Baasabooradooda Diblomaasiga loogu dhufto Visaha dal ku galka.<\/p>\n<p>Waxaa xubnahan la socday oo garoonka ka gudbay Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo la soo baxay Baasaboorka Canada, Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo la soo baxday Baasaboorka Talyaaniga iyo La Taliyaha Madaxweyne Farmaajo ee dhinaca Amniga Cabdi Siciid Cali oo is a la soo baxay Baasaboorka Holand.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta dib loo soo celiyay ayaa qorshohooda ahaa in maanta oo Talaado ah ay Magaalada Nairobi uga qeyb galaan Barnaamij uu maalgeliyay Midowga Yurub, kaas oo looga hadlayo sida loo maamulo khilaafyada ka dhasha isaga gudbidda soohdimaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay sababta ka dambeysa in garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi laga soo celiyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda. Saraakiil ka tirsan Waaxda socdaalka dalka Kenya oo magacooda qariyay ayaa Wargeyska Afka Dheer ee Daily Nation u sheegay in xubnaha ka socda dowladda Soomaaliya laga rabay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127558,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127557","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo sheegtay sababta Airporka looga sooceliyay Wasiir iyo Xildhibaano - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo sheegtay sababta Airporka looga sooceliyay Wasiir iyo Xildhibaano - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay sababta ka dambeysa in garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi laga soo celiyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda. Saraakiil ka tirsan Waaxda socdaalka dalka Kenya oo magacooda qariyay ayaa Wargeyska Afka Dheer ee Daily Nation u sheegay in xubnaha ka socda dowladda Soomaaliya laga rabay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-21T12:19:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/970A4499.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1497\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/\",\"name\":\"Kenya oo sheegtay sababta Airporka looga sooceliyay Wasiir iyo Xildhibaano - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/970A4499.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-21T12:19:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/970A4499.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/970A4499.jpg\",\"width\":2000,\"height\":1497,\"caption\":\"President Uhuru Kenyatta addresses the press at Mahlamba Ndlopfu, the Official Residence for the President of the Republic of South Africa in Pretoria\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo sheegtay sababta Airporka looga sooceliyay Wasiir iyo Xildhibaano\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo sheegtay sababta Airporka looga sooceliyay Wasiir iyo Xildhibaano - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo sheegtay sababta Airporka looga sooceliyay Wasiir iyo Xildhibaano - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay sababta ka dambeysa in garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi laga soo celiyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda. Saraakiil ka tirsan Waaxda socdaalka dalka Kenya oo magacooda qariyay ayaa Wargeyska Afka Dheer ee Daily Nation u sheegay in xubnaha ka socda dowladda Soomaaliya laga rabay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-21T12:19:11+00:00","og_image":[{"width":2000,"height":1497,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/970A4499.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/","name":"Kenya oo sheegtay sababta Airporka looga sooceliyay Wasiir iyo Xildhibaano - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/970A4499.jpg","datePublished":"2019-05-21T12:19:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/970A4499.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/970A4499.jpg","width":2000,"height":1497,"caption":"President Uhuru Kenyatta addresses the press at Mahlamba Ndlopfu, the Official Residence for the President of the Republic of South Africa in Pretoria"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-sababta-airporka-looga-sooceliyay-wasiir-iyo-xildhibaano\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo sheegtay sababta Airporka looga sooceliyay Wasiir iyo Xildhibaano"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127557"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127559,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127557\/revisions\/127559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127558"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}