{"id":127560,"date":"2019-05-21T14:22:18","date_gmt":"2019-05-21T12:22:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127560"},"modified":"2019-05-21T14:22:18","modified_gmt":"2019-05-21T12:22:18","slug":"xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/","title":{"rendered":"Xawaaladaha Somaalida oo Dib uga shaqo Bilaabay"},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xawaaldaha Soomaalida ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dib u shaqo bilaabay kadib markii sacaado ay ireen ciidamada Kenya oo baaritaano ka sameeyey.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa barqanimadii galay xawaaladaha oo baaritaano ka billaabay, taasi oo sababtay inay macaamiisha geli waayaan, hase yeeshee baaritaanka kadib ayaa xawaaladaha dib loo fasaxay, waxayna hadda caadi u wataan shaqadooda.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda lama yaqaan sababta loo galay xawaaladaha, hase yeeshee waxay u muuqataa inay qeyb ka tahay dagaal iyo olole xooggan oo ka dhan ah Soomaalida iyo hantidooda oo dowladda Kenya ay waddo.<\/p>\n<p>Kenya ayaa xalay Visaha dalkaas u diiday mas\u2019uuliyiin Soomaali ah, kuwaas oo saddex ka mid ah baryey garoonka Jomo Kenyatta, halka qaar ay ku baxsadeen baasabooro ajnabi ah.<\/p>\n<p>Kenya ayaa sidoo kale toddobaad ka hor joojisay in duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi kuna amartay inay soo maraan Wajeer.<\/p>\n<p>Ololahan ayaa qeyb ka ah dadaal Kenya ku dooneyso inay Soomaaliya ku qasabto inay ka laabato kiiska badda ee yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda, oo u muuqda mid ay guul-darro uga soo socota.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xawaaldaha Soomaalida ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dib u shaqo bilaabay kadib markii sacaado ay ireen ciidamada Kenya oo baaritaano ka sameeyey. Ciidamada ayaa barqanimadii galay xawaaladaha oo baaritaano ka billaabay, taasi oo sababtay inay macaamiisha geli waayaan, hase yeeshee baaritaanka kadib ayaa xawaaladaha dib loo fasaxay, waxayna hadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127561,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127560","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xawaaladaha Somaalida oo Dib uga shaqo Bilaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xawaaladaha Somaalida oo Dib uga shaqo Bilaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah xawaaldaha Soomaalida ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dib u shaqo bilaabay kadib markii sacaado ay ireen ciidamada Kenya oo baaritaano ka sameeyey. Ciidamada ayaa barqanimadii galay xawaaladaha oo baaritaano ka billaabay, taasi oo sababtay inay macaamiisha geli waayaan, hase yeeshee baaritaanka kadib ayaa xawaaladaha dib loo fasaxay, waxayna hadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-21T12:22:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"308\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"164\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/\",\"name\":\"Xawaaladaha Somaalida oo Dib uga shaqo Bilaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-21T12:22:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2.jpg\",\"width\":308,\"height\":164},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xawaaladaha Somaalida oo Dib uga shaqo Bilaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xawaaladaha Somaalida oo Dib uga shaqo Bilaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xawaaladaha Somaalida oo Dib uga shaqo Bilaabay - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah xawaaldaha Soomaalida ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dib u shaqo bilaabay kadib markii sacaado ay ireen ciidamada Kenya oo baaritaano ka sameeyey. Ciidamada ayaa barqanimadii galay xawaaladaha oo baaritaano ka billaabay, taasi oo sababtay inay macaamiisha geli waayaan, hase yeeshee baaritaanka kadib ayaa xawaaladaha dib loo fasaxay, waxayna hadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-21T12:22:18+00:00","og_image":[{"width":308,"height":164,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/","name":"Xawaaladaha Somaalida oo Dib uga shaqo Bilaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2.jpg","datePublished":"2019-05-21T12:22:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2.jpg","width":308,"height":164},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xawaaladaha-somaalida-oo-dib-uga-shaqo-bilaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xawaaladaha Somaalida oo Dib uga shaqo Bilaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127560"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127560"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127562,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127560\/revisions\/127562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127561"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}