{"id":127579,"date":"2019-05-22T07:49:19","date_gmt":"2019-05-22T05:49:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127579"},"modified":"2019-05-22T07:49:19","modified_gmt":"2019-05-22T05:49:19","slug":"kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/","title":{"rendered":"Kornayl Tuke Oo dambi lagu helay dacwadii Loo Haystays tayna  La Soo Gabogabeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Xeerbeegti Maraykan ah ayaa heshay in uu dambi gaystay nin Soomaali ah oo taxi kaga shaqaysan jiray gobolka Virginia ee dalka Maraykank, isaga oo jirdil gaystay intii uu socday dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya qaybihii dambe ee siddeetameeyadii.<\/p>\n<p>Farxaan Taani Warfaa ayaa toddobaadkii hore ku makhraati furay Yusuf Cabdi Cali oo ah nin horay kornayl uga soo noqday Soomaaliya, balse hadda ku sugnan Washington DC, wuxuuna sheegay in uu jir dilay.<\/p>\n<p>Cali ayaa ka mid ahaa madaxdii ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya wuxuuna taageersanaa kaligii taliye Maxamed Siyaad Barre, sida lagu sheegay xogta maxkamadda.<\/p>\n<p>Bishan wixii ka horraysay Col Tuke wuxuu wadi jiray taksiga tiknoolajiyadda la jaanqaaday ee Uber isaga oo dad badan ay jeclaysteen adeegiisa intii uu hawshaas hayay.<br \/>\nTalaadadii xeerbeegti ka tirsan maxkamadda faderaalka ee magaalada Alexandria ee gobolka Virginia ee dalka Maraykanka ayaa Col Tukeku heshay in uu masuul ka ahaa jirdilkii loo gaystay Farxaan muddo haatan laga joogo in kabadan soddon sano, waxayna u xukuntay 500,000 oo doolar oo magdhaw ah<br \/>\nFarxaan oo dacwaddan markii u horraysay ku soo oogay Col Tuke sannadkii 2014kii ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay go&#8217;aanka maxkamadda.<\/p>\n<p>&#8220;Aad iyo aad baan ugu farxay go&#8217;aanka maxkamadda,&#8221; Ayuu yidhi Farxaan.<\/p>\n<p>Farxaan ayaa sheegay in ciidammada Yuusuf ay gurigiisa oo waqooyiga Soomaaliya ku yaalla ka afduubteen sannadkii 1987.<\/p>\n<p>Bilihii ka dambeeyayna wuxuu sheegay in su&#8217;aalo la waydiin jiray, la jidh dili jiray, la garaaci jiray isla markaasna xabbad lagu dhuftay iyadoo awaamiirta uu bixinayay kornayl Yuusuf oo guuto xukumay.<\/p>\n<p>Mayd ahaan ayaa la iiga tagay ayuu yidhi Farxaan, wuxuuna sheegay in uu lacago siiyay dadkii aasi lahaaa si ay mayd kale booskiisa ugu badalaan.<\/p>\n<p>Warbaahinta CBC ee dalka Canada ayaa markii u horraysay ku baahisay warbixin ay kornaylkan uga hadlayso sannadkii 1992, taas oo faahfaahin ka bixisay eedaymaha Farxaan loo soo jeediyay ee sheegaya in uu dil iyo dhibaatooyin kale u gaystay boqollaal ruux intii uu u shaqaynayay dawladdii Maxamed Siyaad Barre.<br \/>\nMarka warbixintaas la baahinayo Kornaylku wuxuu ku noolaa Canada wuxuuna waardiye ka ahaa Toronto.<\/p>\n<p>Warbixintaas dheer ayaana lagu soo bandhigay dhawr goobjooge oo ka soo jeeda gobollada waqooyiga Soomaaliya kuwaas oo ku eedeeyay in uu Col Tuke amray dilal arxan darro ah, kornaylka ayaa ku magac dheer Col Tuke.<\/p>\n<p>Waxyar ka dib Col Tuke ayaa laga masaafuriyay Canada sida ku cad waraaqo maxkamadeed isaga oo lagu eedeeyay tacaddiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa isna billaabay qorshe uu ku tarxiilayo Col Tuke, balse dalkaas ayuu ku laabtay sannadkii 1996. Ma cadda sida uu dib ugu laabtay dalkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/edition.cnn.com\/2019\/05\/21\/us\/accused-war-criminal-uber-ordered-to-pay-invs\/index.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeerbeegti Maraykan ah ayaa heshay in uu dambi gaystay nin Soomaali ah oo taxi kaga shaqaysan jiray gobolka Virginia ee dalka Maraykank, isaga oo jirdil gaystay intii uu socday dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya qaybihii dambe ee siddeetameeyadii. Farxaan Taani Warfaa ayaa toddobaadkii hore ku makhraati furay Yusuf Cabdi Cali oo ah nin horay kornayl uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127282,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kornayl Tuke Oo dambi lagu helay dacwadii Loo Haystays tayna La Soo Gabogabeeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kornayl Tuke Oo dambi lagu helay dacwadii Loo Haystays tayna La Soo Gabogabeeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeerbeegti Maraykan ah ayaa heshay in uu dambi gaystay nin Soomaali ah oo taxi kaga shaqaysan jiray gobolka Virginia ee dalka Maraykank, isaga oo jirdil gaystay intii uu socday dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya qaybihii dambe ee siddeetameeyadii. Farxaan Taani Warfaa ayaa toddobaadkii hore ku makhraati furay Yusuf Cabdi Cali oo ah nin horay kornayl uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-22T05:49:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tuke-cornel.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/\",\"name\":\"Kornayl Tuke Oo dambi lagu helay dacwadii Loo Haystays tayna La Soo Gabogabeeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tuke-cornel.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-22T05:49:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tuke-cornel.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tuke-cornel.jpg\",\"width\":624,\"height\":351},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kornayl Tuke Oo dambi lagu helay dacwadii Loo Haystays tayna La Soo Gabogabeeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kornayl Tuke Oo dambi lagu helay dacwadii Loo Haystays tayna La Soo Gabogabeeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kornayl Tuke Oo dambi lagu helay dacwadii Loo Haystays tayna La Soo Gabogabeeyay - Wardoon","og_description":"Xeerbeegti Maraykan ah ayaa heshay in uu dambi gaystay nin Soomaali ah oo taxi kaga shaqaysan jiray gobolka Virginia ee dalka Maraykank, isaga oo jirdil gaystay intii uu socday dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya qaybihii dambe ee siddeetameeyadii. Farxaan Taani Warfaa ayaa toddobaadkii hore ku makhraati furay Yusuf Cabdi Cali oo ah nin horay kornayl uga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-22T05:49:19+00:00","og_image":[{"width":624,"height":351,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tuke-cornel.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/","name":"Kornayl Tuke Oo dambi lagu helay dacwadii Loo Haystays tayna La Soo Gabogabeeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tuke-cornel.jpg","datePublished":"2019-05-22T05:49:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tuke-cornel.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tuke-cornel.jpg","width":624,"height":351},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kornayl-tuke-oo-dambi-lagu-helay-dacwadii-loo-haystays-tayna-la-soo-gabogabeeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kornayl Tuke Oo dambi lagu helay dacwadii Loo Haystays tayna La Soo Gabogabeeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127579"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127580,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127579\/revisions\/127580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127282"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}