{"id":127592,"date":"2019-05-22T16:14:33","date_gmt":"2019-05-22T14:14:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127592"},"modified":"2019-05-22T16:23:19","modified_gmt":"2019-05-22T14:23:19","slug":"wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Waxaaa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.<\/p>\n<p>Dadka mas\u2019uuliyiinta ahaa ee qarixii maanta ku geeriyooday ayaa waxaa ka mid ah Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda dowladdii KMG aheyd ee uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdullaahi Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p>Alle ha u naxariistee Marxuumka ayaa haatan ahaa la-taliye ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, waxaana xilal kala duwan uu kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray, isaga oo soo shaqeeyay xilli adag.<\/p>\n<p>Qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale dadkii ku dhintay waxaa ka mid ahaa saraakiil ciidan, askar iyo shacab intaba.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab oo sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxa ayaa tiri in lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo ay la socdeen saraakiil iyo xildhibaano kusii jeeday madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaaa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere. Dadka mas\u2019uuliyiinta ahaa ee qarixii maanta ku geeriyooday ayaa waxaa ka mid ah Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda dowladdii KMG aheyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127605,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaaa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere. Dadka mas\u2019uuliyiinta ahaa ee qarixii maanta ku geeriyooday ayaa waxaa ka mid ah Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda dowladdii KMG aheyd [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-22T14:14:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-22T14:23:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wasoirla-594x430.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"594\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/\",\"name\":\"Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wasoirla-594x430.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-22T14:14:33+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-22T14:23:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wasoirla-594x430.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wasoirla-594x430.jpg\",\"width\":594,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaaa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere. Dadka mas\u2019uuliyiinta ahaa ee qarixii maanta ku geeriyooday ayaa waxaa ka mid ah Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda dowladdii KMG aheyd [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-22T14:14:33+00:00","article_modified_time":"2019-05-22T14:23:19+00:00","og_image":[{"width":594,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wasoirla-594x430.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/","name":"Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wasoirla-594x430.jpg","datePublished":"2019-05-22T14:14:33+00:00","dateModified":"2019-05-22T14:23:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wasoirla-594x430.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Wasoirla-594x430.jpg","width":594,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-hore-ee-arimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ku-geeriyooday-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127592"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127594,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127592\/revisions\/127594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127605"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}