{"id":127622,"date":"2019-05-22T18:04:37","date_gmt":"2019-05-22T16:04:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127622"},"modified":"2019-05-22T18:05:26","modified_gmt":"2019-05-22T16:05:26","slug":"daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Qorshihii doorasho ee Axmed Madoobe oo meel wanaagsan marayo"},"content":{"rendered":"<p>Xeeladii cajiibka aheyd ee uu Axmed Madoobe u dagay soo xulista Xildhibaanada cusub ee Maamulka Jubbaland ayaa u muuqato inay guuleysan rabto.<\/p>\n<p>Guddiga madaxa-bannaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland &amp; Odayaasha Dhaqanka ayaa Maanta ku yeeshay kulan xasaasi ah Magaalada Kismaayo ee Caasimadda Maamulkaas.<\/p>\n<p>Guddiga iyo Odayaasha ayaa waxay kulankooda uga hdleen habka loo marayo soo xulista Baarlamaanka Cusub ee Jubbaland iyadoo la fulinayo rabitaanka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo doonayo inuu mar kale kusoo noqdo xilka madaxweynimo ee Jubbaland.<\/p>\n<p>Guddiga madaxa-bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in Dhammaan degmooyinka uu ka kooban yahay dowlad goboleedka Jubbaland Odayaasha Dhaqanka ku nool la keeni doono Magaalada Kismaayo si loo siiyo tababaro ku aadan xalinta khilaafaadka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in Oday dhaqameed walba laga doonayo in uu keeno saddex qof oo Beeshiisa ah, kadibna looga xusho midkii ka mid noqon lahaa xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Habka loo marayo soo xulista Xubnaha xildhibaanada Cusub ee Jubbaland oo ka duwan sidii hore ayaa waxaa kasoo horjeestay musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland,iyaga oo sheegay in habkaas uu yahay mid Madaxweyne Axmed Madoobe uu ku doonayo in uu kusoo baxo Xildhibaanka taageersan.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa cadaadis xoog leh kala kulmayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada Jubbaland kasoo jeedo iyo qaar ka tirsan Odayaasha Beelaha dago Jubbaland.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa diiday inay Dowladda Soomaaliya goobjoog ka noqoto Doorashada, wuxuuna xoogga saarayaa sidii uu kursiga mar kale ugu soo noqon lahaa.<\/p>\n<p>Lama hubo sida ay u suurtageli karto xeeladaan uu doonayo inuu Axmed Madoobe kusoo xulo Xildhibaanada Maamulka Jubbaland maadaama ay arrintaas ka taagan tahay dood kulul.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QgpKjAXUg3o\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-127622 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/1-66-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"538\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-66.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-66.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-66-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-66-768x430.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/2-65-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"538\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-65.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-65.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-65-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-65-768x430.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/3-58-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"538\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-58.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-58.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-58-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-58-768x430.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/4-47-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"538\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-47.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-47.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-47-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-47-768x430.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/5-38-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"538\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/5-38.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/5-38.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/5-38-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/5-38-768x430.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/6-26-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"538\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/6-26.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/6-26.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/6-26-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/6-26-768x430.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/7-24-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"538\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/7-24.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/7-24.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/7-24-300x168.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/7-24-768x430.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeeladii cajiibka aheyd ee uu Axmed Madoobe u dagay soo xulista Xildhibaanada cusub ee Maamulka Jubbaland ayaa u muuqato inay guuleysan rabto. Guddiga madaxa-bannaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland &amp; Odayaasha Dhaqanka ayaa Maanta ku yeeshay kulan xasaasi ah Magaalada Kismaayo ee Caasimadda Maamulkaas. Guddiga iyo Odayaasha ayaa waxay kulankooda uga hdleen habka loo marayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127631,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Qorshihii doorasho ee Axmed Madoobe oo meel wanaagsan marayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Qorshihii doorasho ee Axmed Madoobe oo meel wanaagsan marayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xeeladii cajiibka aheyd ee uu Axmed Madoobe u dagay soo xulista Xildhibaanada cusub ee Maamulka Jubbaland ayaa u muuqato inay guuleysan rabto. Guddiga madaxa-bannaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland &amp; Odayaasha Dhaqanka ayaa Maanta ku yeeshay kulan xasaasi ah Magaalada Kismaayo ee Caasimadda Maamulkaas. Guddiga iyo Odayaasha ayaa waxay kulankooda uga hdleen habka loo marayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-22T16:04:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-22T16:05:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Axmed-Madoobe.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/\",\"name\":\"DAAWO:- Qorshihii doorasho ee Axmed Madoobe oo meel wanaagsan marayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Axmed-Madoobe.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-22T16:04:37+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-22T16:05:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Axmed-Madoobe.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Axmed-Madoobe.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Qorshihii doorasho ee Axmed Madoobe oo meel wanaagsan marayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Qorshihii doorasho ee Axmed Madoobe oo meel wanaagsan marayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Qorshihii doorasho ee Axmed Madoobe oo meel wanaagsan marayo - Wardoon","og_description":"Xeeladii cajiibka aheyd ee uu Axmed Madoobe u dagay soo xulista Xildhibaanada cusub ee Maamulka Jubbaland ayaa u muuqato inay guuleysan rabto. Guddiga madaxa-bannaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland &amp; Odayaasha Dhaqanka ayaa Maanta ku yeeshay kulan xasaasi ah Magaalada Kismaayo ee Caasimadda Maamulkaas. Guddiga iyo Odayaasha ayaa waxay kulankooda uga hdleen habka loo marayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-22T16:04:37+00:00","article_modified_time":"2019-05-22T16:05:26+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Axmed-Madoobe.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/","name":"DAAWO:- Qorshihii doorasho ee Axmed Madoobe oo meel wanaagsan marayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Axmed-Madoobe.jpg","datePublished":"2019-05-22T16:04:37+00:00","dateModified":"2019-05-22T16:05:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Axmed-Madoobe.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Axmed-Madoobe.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qorshihii-doorasho-ee-axmed-madoobe-meel-wanaagsan-marayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Qorshihii doorasho ee Axmed Madoobe oo meel wanaagsan marayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127622"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127622"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127633,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127622\/revisions\/127633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127631"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}