{"id":127653,"date":"2019-05-23T12:40:47","date_gmt":"2019-05-23T10:40:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127653"},"modified":"2019-05-23T12:40:47","modified_gmt":"2019-05-23T10:40:47","slug":"kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/","title":{"rendered":"Kenya oo ka Wal walsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo kuwa  Itoobiya iyo Eritrea"},"content":{"rendered":"<p>The Star oo ka mid ah Wargeysyada ugu caansan ee dalka Kenya ayaa wax ka qoray qorshe dowladda Soomaaliya damacsan tahay oo ku aadan sidii Ciidamada Kenya looga saari lahaa Soomaaliya, iyadoo qorshahaas ay taageeerayaan dalal dhowr ah.<\/p>\n<p>Wargeyska ayaa sheegay in heshiiskii saddex geesood ee dhex maray Somalia, Itoobiya iyo Eritrea uu ahaa sidii Ciidamo ka socda dalalkaas oo aan qeyb ka aheyn waajibaadka AMISOM loo keeni lahaa Soomaaliya.<\/p>\n<p>The Star ayaa yiri \u201cMadaxweyne Farmaajo si cad ah uma sheegin inuu ka xun yahay Kenya, balse qaar ka mid ah Warbaahinta ayaa qoraya in Saraakiishiisa sare ay wada hadalo kula jiraan Turkiga, Qatar, Itoobiya iyo Eritrea, si ay u taageeraan dhaq dhaqaaqyadooda milateri si Jubbaland loogala wareego Ciidamada Kenya.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin ayaa hoggaaminaya wada xaajoodkaas, sida Wargeysku yiri \u201cFahad Yaasiin Madaxa Sirdoonka Soomaaliya ayaa hoggaaminaya Wada xaajoodka Kooxda, wuxuu heystaa Baasaboor Kenyan ah, Laamaha Amniga waxay sheegeen inuu u adeegsado si uu ugu kala safro Caalamka\u201d<\/p>\n<p>Dagaalka dhanka kheyraadka ah ee ay wadaan Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya ayaa ka dhigay in khatar soo wajahdo danaha Kenya, iyadoo Baarlamaanka Soomaaliya uu gadaal ka riixayo sidii Ciidamada Kenya looga saari lahaa Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMaamulka Farmaajo waxay doonayaan in hoos loo dhigo AMISOM joogitaankeeda Soomaaliya, gaar ahaan Jubbaland, wararka waxay sheegayaan in Farmaajo doonayo in Eritrea iyo Ethiopia soo galaan Soomaaliya, kyadoo ay jirto heshiis labada dhinac ah oo banaanka ka ah waajibaadka AMISOM\u201dayuu yiri Wargeyska.<\/p>\n<p>Khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Somalia iyo Kenya ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo Kenya ay dooneyso dhul badeedka lagu mursan yahay ee ay Soomaaliya leedahay la wareegto, ka hor go\u2019aanka Maxkamadda Caalamiga ee Hague oo la filayo in Kenya ay guuldaro kala kulanto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.the-star.co.ke\/news\/big-read\/2019-05-23-the-proxy-wars-behind-kenya-somalia-rows\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>The Star oo ka mid ah Wargeysyada ugu caansan ee dalka Kenya ayaa wax ka qoray qorshe dowladda Soomaaliya damacsan tahay oo ku aadan sidii Ciidamada Kenya looga saari lahaa Soomaaliya, iyadoo qorshahaas ay taageeerayaan dalal dhowr ah. Wargeyska ayaa sheegay in heshiiskii saddex geesood ee dhex maray Somalia, Itoobiya iyo Eritrea uu ahaa sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127654,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo ka Wal walsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo kuwa Itoobiya iyo Eritrea - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo ka Wal walsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo kuwa Itoobiya iyo Eritrea - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"The Star oo ka mid ah Wargeysyada ugu caansan ee dalka Kenya ayaa wax ka qoray qorshe dowladda Soomaaliya damacsan tahay oo ku aadan sidii Ciidamada Kenya looga saari lahaa Soomaaliya, iyadoo qorshahaas ay taageeerayaan dalal dhowr ah. Wargeyska ayaa sheegay in heshiiskii saddex geesood ee dhex maray Somalia, Itoobiya iyo Eritrea uu ahaa sidii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-23T10:40:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/sadex.-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/\",\"name\":\"Kenya oo ka Wal walsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo kuwa Itoobiya iyo Eritrea - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/sadex.-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-23T10:40:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/sadex.-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/sadex.-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo ka Wal walsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo kuwa Itoobiya iyo Eritrea\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo ka Wal walsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo kuwa Itoobiya iyo Eritrea - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo ka Wal walsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo kuwa Itoobiya iyo Eritrea - Wardoon","og_description":"The Star oo ka mid ah Wargeysyada ugu caansan ee dalka Kenya ayaa wax ka qoray qorshe dowladda Soomaaliya damacsan tahay oo ku aadan sidii Ciidamada Kenya looga saari lahaa Soomaaliya, iyadoo qorshahaas ay taageeerayaan dalal dhowr ah. Wargeyska ayaa sheegay in heshiiskii saddex geesood ee dhex maray Somalia, Itoobiya iyo Eritrea uu ahaa sidii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-23T10:40:47+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/sadex.-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/","name":"Kenya oo ka Wal walsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo kuwa Itoobiya iyo Eritrea - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/sadex.-696x392.jpg","datePublished":"2019-05-23T10:40:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/sadex.-696x392.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/sadex.-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ka-wal-walsan-in-ciidankeeda-jooga-kismaayo-lagu-bedelo-kuwa-itoobiya-iyo-eritrea\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo ka Wal walsan in Ciidankeeda Jooga Kismaayo lagu bedelo kuwa Itoobiya iyo Eritrea"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127653"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127655,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127653\/revisions\/127655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127654"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}