{"id":127656,"date":"2019-05-23T12:46:51","date_gmt":"2019-05-23T10:46:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127656"},"modified":"2019-05-23T12:46:51","modified_gmt":"2019-05-23T10:46:51","slug":"maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaad hubaysan oo la wareegay Magalada Badhan+SAWIRO"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ku waramayaan inay la wareegeen maleeshiyo beeleed ka amar qaata Maamulka Puntland, kadib dagaalka ka dhacay deegaankaas.<\/p>\n<p>Maleeshiyaad farabadan oo qaarkood wata Gaadiidka nooca Xamuulka qaada ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ay gaareen deegaanka Damalla-xaragge ee Gobolka Sanaag,halkaas oo dhawaan ay ku dagaalameen Ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaaradda Waxbarashada Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa dhawaan tegay deegaanka Damalla-xaragge ee Gobolka Sanaag,hayeeshee waxaa dagaal kala hortegay Ciidamo ka tirsan Soomaaliland,taas oo keentay in maleeshiyaad hubeysan ay deegaankaas tagaan.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa waxaa ay ku waramayaan in maleeshiyaad wata hubka noocyadiisa kala duwan ay magaalada soo galeen,iyaga oo fariisimo ka sameysay gudaha deegaanka iyo duleedka,hayeeshee aysan wax dhibhaato ah u geysan dadka Shacabka ah.<\/p>\n<p>deegaanka Damalla-xaragge ayaa waxaa uu ka mid yahay deegaanada muhiimka u ah labada Maamul ee Puntland iyo Soomaaliland oo weli xiisad u dhaxeysa ay ka taagan tahay deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-127656 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/1-4-21\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"678\" height=\"508\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-4.png 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-4-300x225.png 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/2-4-15\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"679\" height=\"468\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-4.png 679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-4-300x207.png 300w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/3-4-17\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"482\" height=\"374\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png 482w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4-300x233.png 300w\" sizes=\"(max-width: 482px) 100vw, 482px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ku waramayaan inay la wareegeen maleeshiyo beeleed ka amar qaata Maamulka Puntland, kadib dagaalka ka dhacay deegaankaas. Maleeshiyaad farabadan oo qaarkood wata Gaadiidka nooca Xamuulka qaada ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ay gaareen deegaanka Damalla-xaragge ee Gobolka Sanaag,halkaas oo dhawaan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127659,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127656","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maleeshiyaad hubaysan oo la wareegay Magalada Badhan+SAWIRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maleeshiyaad hubaysan oo la wareegay Magalada Badhan+SAWIRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ku waramayaan inay la wareegeen maleeshiyo beeleed ka amar qaata Maamulka Puntland, kadib dagaalka ka dhacay deegaankaas. Maleeshiyaad farabadan oo qaarkood wata Gaadiidka nooca Xamuulka qaada ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ay gaareen deegaanka Damalla-xaragge ee Gobolka Sanaag,halkaas oo dhawaan ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-23T10:46:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"482\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/\",\"name\":\"Maleeshiyaad hubaysan oo la wareegay Magalada Badhan+SAWIRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png\",\"datePublished\":\"2019-05-23T10:46:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png\",\"width\":482,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maleeshiyaad hubaysan oo la wareegay Magalada Badhan+SAWIRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maleeshiyaad hubaysan oo la wareegay Magalada Badhan+SAWIRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maleeshiyaad hubaysan oo la wareegay Magalada Badhan+SAWIRO - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay ku waramayaan inay la wareegeen maleeshiyo beeleed ka amar qaata Maamulka Puntland, kadib dagaalka ka dhacay deegaankaas. Maleeshiyaad farabadan oo qaarkood wata Gaadiidka nooca Xamuulka qaada ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ay gaareen deegaanka Damalla-xaragge ee Gobolka Sanaag,halkaas oo dhawaan ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-23T10:46:51+00:00","og_image":[{"width":482,"height":374,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/","name":"Maleeshiyaad hubaysan oo la wareegay Magalada Badhan+SAWIRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png","datePublished":"2019-05-23T10:46:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/3-4.png","width":482,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maleeshiyaad-hubaysan-oo-la-wareegay-magalada-badhansawiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maleeshiyaad hubaysan oo la wareegay Magalada Badhan+SAWIRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127656"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127656"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127660,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127656\/revisions\/127660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127659"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}