{"id":127698,"date":"2019-05-23T22:05:06","date_gmt":"2019-05-23T20:05:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127698"},"modified":"2019-05-23T22:05:06","modified_gmt":"2019-05-23T20:05:06","slug":"wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/","title":{"rendered":"Wasiir ku-xigeenkkii hore ee caafimadka Somaliland ee somaliya safiir looga magacabay"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta Safiirnimo u dallacsiisay shan xubnood oo uu ku jiro Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbil.<\/p>\n<p>Masuulkan oo sidoo kale xubin ka ahaa xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa soo dhaweyn wanaagsan kala kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, taasoo keentay in ugu dambeyn loo dalacsiiyo safiirnimo.<\/p>\n<p>Xasan waxaa uu ka mid ahaan jiray Mas\u2019uuliyiinta Madaxtooyadda Somaliland ka hor inta uusan noqon Wasiir ku-xigeenka caafimadka, waxaana uu sidoo kale masuul ka soo noqday xafiiska Somaliland ku leedahay dalka Itoobiya isagoo ka mid ahaa Saddex Wasiir ku xigeen oo Bishii hore kasoo degay garoonka Muqdisho ka dib markii ay ka soo goosteen Somaliland, iyagoo ka soo wareegay magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta Somaliland ayaa u soo shaqo doonta dowlada Somalia, iyagoo xilal sare ka qabta, waxaana qaarkood marka ay dhaqaale badan ka sameeyaan xilalka ay dib ugu laabtaan Hargeysa, iyagoo cafis ka dalbada maamulka Somaliland kuna dhawaaqaya iney ka soo horjeedaan midnimada Somalia, dhinaca kale taageera gooni isu taaga Somaliland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xasan Xundubey Jimcaale oo ahaa Wariye iyo falan-qeeye ka soo shaqeeyay lamaaha afka carabiga iyo Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka mid ah xubnaha safiirada loo magacaabay.<\/p>\n<p>Xubnaha kale oo safiirnimada loodalacsiiyey ayaa waxaa ku jira Maxamed Cali Mire oo la dhashay Xildhibaan si weyn ugu dhow Madaxweyne farmaajo oo la yiraahdo C\/shakuur Cali Mire.<\/p>\n<p>Lama shaacin xubnahan iyo kuwo kale ee la magacaabay safaaradaha loo kala dirayo, balse Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu dhowaan ku ansixiyo Wareegto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta Safiirnimo u dallacsiisay shan xubnood oo uu ku jiro Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbil. Masuulkan oo sidoo kale xubin ka ahaa xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa soo dhaweyn wanaagsan kala kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, taasoo keentay in ugu dambeyn loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127699,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127698","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir ku-xigeenkkii hore ee caafimadka Somaliland ee somaliya safiir looga magacabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir ku-xigeenkkii hore ee caafimadka Somaliland ee somaliya safiir looga magacabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta Safiirnimo u dallacsiisay shan xubnood oo uu ku jiro Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbil. Masuulkan oo sidoo kale xubin ka ahaa xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa soo dhaweyn wanaagsan kala kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, taasoo keentay in ugu dambeyn loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-23T20:05:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/\",\"name\":\"Wasiir ku-xigeenkkii hore ee caafimadka Somaliland ee somaliya safiir looga magacabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-23T20:05:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-4.jpg\",\"width\":1024,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir ku-xigeenkkii hore ee caafimadka Somaliland ee somaliya safiir looga magacabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir ku-xigeenkkii hore ee caafimadka Somaliland ee somaliya safiir looga magacabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir ku-xigeenkkii hore ee caafimadka Somaliland ee somaliya safiir looga magacabay - Wardoon","og_description":"Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta Safiirnimo u dallacsiisay shan xubnood oo uu ku jiro Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbil. Masuulkan oo sidoo kale xubin ka ahaa xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa soo dhaweyn wanaagsan kala kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, taasoo keentay in ugu dambeyn loo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-23T20:05:06+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/","name":"Wasiir ku-xigeenkkii hore ee caafimadka Somaliland ee somaliya safiir looga magacabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-4.jpg","datePublished":"2019-05-23T20:05:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/maxresdefault-4.jpg","width":1024,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-ku-xigeenkkii-hore-ee-caafimadka-somaliland-ee-somaliya-safiir-looga-magacabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir ku-xigeenkkii hore ee caafimadka Somaliland ee somaliya safiir looga magacabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127698"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127698"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127700,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127698\/revisions\/127700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127699"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}