{"id":127717,"date":"2019-05-24T13:52:22","date_gmt":"2019-05-24T11:52:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127717"},"modified":"2019-05-24T13:52:22","modified_gmt":"2019-05-24T11:52:22","slug":"daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- R\/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay"},"content":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa ku dhowaaqday inay is Casishay, Taas oo u gogol xaadhaysa Tartan loo galo Cidda Noqonaysa Ra\u2019isulwasaaraha Britain ee cusub.<br \/>\nHALKAN KA DAAWO VIDEO<br \/>\nWaxay sheegtay in ay isku dayday wax kasta oo karaankeeda ah oo ay humanti uga dhigi lahayd in la fuliyo go\u2019aankii ka bixitaanka Midoowga Yurub ee lagu gaadhay aftidii dadweynaha ee la qaaday kal hore.<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaaraha ayaa la kulantay cadaadis iyo dhaleeceyn kala kulantay qorshaheedii ugu dambeeyay ee ku saabsan barnaamijka Brixit oo ah mid muran badan dhaliyay. Dadka welwelka ka qabay qorshahan waxaa ka mid ahaa xoghayaha arrimaha gudaha Sajid Javid iyo kan arrimaha dibedda Jeremy Hunt.<\/p>\n<p>May ayaa tiri \u201cWaxaa kaliya go\u2019aan wadar ogol ah la gaari karaa marka dhinacyada oo dhan ay tanaasulaad sameeyaan\u201d.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay in wax niyad xumaan ah aysan xilka uga degin, iyada oo sharaf iyo karaamo ku sheegatay in ay qabato xilka ugu sareeya dalkaaas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ahaa Ra\u2019isulwasaarihii labaad oo dumar ah, balse ma noqon doono tii ugu dambeysay\u201d ayay tiri May oo hadalkeeda ay ka muuqatay qiiro iyo himbiriirsi.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Jeremy Corbyn ayaa sheegay in ay wax wanaagsan ahayd in ay xilka iska casisho.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin badan ayaa ku ammaanay go\u2019aanka ay qaadatay Ms May, sheegayna in ay ahayd hoggaan tusaale wanaagsan ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KKt-Z5Yk2Wo\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa ku dhowaaqday inay is Casishay, Taas oo u gogol xaadhaysa Tartan loo galo Cidda Noqonaysa Ra\u2019isulwasaaraha Britain ee cusub. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay sheegtay in ay isku dayday wax kasta oo karaankeeda ah oo ay humanti uga dhigi lahayd in la fuliyo go\u2019aankii ka bixitaanka Midoowga Yurub ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127718,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- R\/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- R\/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa ku dhowaaqday inay is Casishay, Taas oo u gogol xaadhaysa Tartan loo galo Cidda Noqonaysa Ra\u2019isulwasaaraha Britain ee cusub. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay sheegtay in ay isku dayday wax kasta oo karaankeeda ah oo ay humanti uga dhigi lahayd in la fuliyo go\u2019aankii ka bixitaanka Midoowga Yurub ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-24T11:52:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-51.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"836\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/\",\"name\":\"DAAWO:- R\/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-51.png\",\"datePublished\":\"2019-05-24T11:52:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-51.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-51.png\",\"width\":836,\"height\":650},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- R\/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- R\/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- R\/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa ku dhowaaqday inay is Casishay, Taas oo u gogol xaadhaysa Tartan loo galo Cidda Noqonaysa Ra\u2019isulwasaaraha Britain ee cusub. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay sheegtay in ay isku dayday wax kasta oo karaankeeda ah oo ay humanti uga dhigi lahayd in la fuliyo go\u2019aankii ka bixitaanka Midoowga Yurub ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-24T11:52:22+00:00","og_image":[{"width":836,"height":650,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-51.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/","name":"DAAWO:- R\/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-51.png","datePublished":"2019-05-24T11:52:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-51.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-51.png","width":836,"height":650},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaaradii-ingiriiska-oo-is-casishay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- R\/Wasaaradii Ingiriiska oo Is casishay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127717"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127719,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127717\/revisions\/127719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127718"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}