{"id":127721,"date":"2019-05-24T21:53:06","date_gmt":"2019-05-24T19:53:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127721"},"modified":"2019-05-24T21:53:06","modified_gmt":"2019-05-24T19:53:06","slug":"dagaal-caawa-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dagaal caawa dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska ayaa caawa howlgal ka fuliyay xaafad katirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadib markii ciidamada lagu wargaliyay burcad hubeesan oo dhac ka geesaneysay xaafadaasi.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay ciidamada booliiska iyo kooxda buracada ayaa iska hor imaad waxa uu ku dhax maray Waaxda Taleex ee degmada Hodan, waxaana iska hor imaadka ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Iska hor imaadka dhax maray ciidamada booliiska iyo kooxda burcada ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah burcadii dhaca geesaneysay iyo qof kale oo shacab ah, waxaa sidoo kale howlgalkaasi ku dhaawacmay sargaal katirsan ciidanka booliiska.<\/p>\n<p>Taliye kuxigeebka ciidanka booliiska Soomaaliya Jen Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in ciidamada booliiska howlgalka ay fuliyeen ku dileen nin burcad ah halka nin kale oo isna burcad ahaa uu ka baxsaday ciidamada amaanka.<\/p>\n<p>\u201dCiidanka boliiska ayaa caawa howlgal ka fuliyay Rugta Qudaarta oo ku taal waaxda Taleex ee degmada Hodan, ka dib marka ay shacabka ku soo wargeliyeen in labo nin oo burcad ah oo hubeysan goobtaas shacabka ku dhacaayay, mid ka mid ah burcadka ayaa goobta lagu toogtay halka kalena uu fakaday. Waxaa howlgalka ku dhaawacmay sarkaalka boliiska rugta xukumay, sidoo kalena ku dhintay hal qof shacab ah.\u201d ayey Tiri Jen Zakiya.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa xiliyada habeenkii waxaa xaafadaha qaar lagu arkaa burcad hubeesan oo dadka dhac u geesta, ciidamada amaanka ayaana xaafadaha qaar ka sameeya howlgalo burcada lagu ugaarsanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska ayaa caawa howlgal ka fuliyay xaafad katirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadib markii ciidamada lagu wargaliyay burcad hubeesan oo dhac ka geesaneysay xaafadaasi. Sida aan wararka ku helnay ciidamada booliiska iyo kooxda buracada ayaa iska hor imaad waxa uu ku dhax maray Waaxda Taleex ee degmada Hodan, waxaana iska hor imaadka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127722,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal caawa dhacay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal caawa dhacay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada booliiska ayaa caawa howlgal ka fuliyay xaafad katirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadib markii ciidamada lagu wargaliyay burcad hubeesan oo dhac ka geesaneysay xaafadaasi. Sida aan wararka ku helnay ciidamada booliiska iyo kooxda buracada ayaa iska hor imaad waxa uu ku dhax maray Waaxda Taleex ee degmada Hodan, waxaana iska hor imaadka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-24T19:53:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dagaal_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"Dagaal caawa dhacay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dagaal_.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-24T19:53:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dagaal_.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dagaal_.jpg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal caawa dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal caawa dhacay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal caawa dhacay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Ciidamada booliiska ayaa caawa howlgal ka fuliyay xaafad katirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadib markii ciidamada lagu wargaliyay burcad hubeesan oo dhac ka geesaneysay xaafadaasi. Sida aan wararka ku helnay ciidamada booliiska iyo kooxda buracada ayaa iska hor imaad waxa uu ku dhax maray Waaxda Taleex ee degmada Hodan, waxaana iska hor imaadka ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-24T19:53:06+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dagaal_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/","name":"Dagaal caawa dhacay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dagaal_.jpg","datePublished":"2019-05-24T19:53:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dagaal_.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Dagaal_.jpg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-caawa-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal caawa dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127721"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127723,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127721\/revisions\/127723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127722"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}