{"id":127724,"date":"2019-05-24T21:55:13","date_gmt":"2019-05-24T19:55:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127724"},"modified":"2019-05-24T21:55:13","modified_gmt":"2019-05-24T19:55:13","slug":"wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/","title":{"rendered":"Wafdigii Kulmiye iyo Ucid oo faramarnaan kaga soolaabtay Nairobi +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xubno ka tirsan Xisbiyadda UCID iyo Kulmiye oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa ka Warbixiyey Waxa uu ku Qotomo Safarkooda.<\/p>\n<p>Maxamed Kaahin Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa ku sheegeen inay halkaasi u tageen sidii ay kulamo ula yeelan lahaayeen Hayada\u2019aha kala duwan iyo Masuuliyiinta Safaaradda ee ku sugan magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Wuxuu xusay in laga wada hadlay Arimaha doorashada Somaliland, oo Weli uu muran ka taagan yahay, Wuxuu sidoo kale ka hadlay Colaada Ceel-afwayn isagoo sheegay in siwacan looga howl geli doono.<\/p>\n<p>Faysal Cali Waraabe Dhankiisa sheegay inay u tageen Halkaasi arimaha Ka socda Geeska Afrika iyo Arimaha doorashooyinka Somaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale Faysal ayaa ka hadlay Kulankii ay Nairobi kula yeesheen Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir C.raxmaan Cabdishakuur, oo kamid ah Mucaaridka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warar soo baxay ayaa sheegaya in Safiirada dalalka Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinku ay ka muujiyen walaac arrimaha doorashooyinka, iyaga oo si cadna uga horyimid inay gacan ka geystaan doorasho aysan u dhameyn xisbiyada Somaliland, Iyadoo aan weli xal waara laga gaadhin khilaafka xisbiyada ee ku aadan doorashoyinka, oo xisbiga Waddani uu meel adag iska taagay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QxwqAhgj2j8\" width=\"860\" height=\"730\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubno ka tirsan Xisbiyadda UCID iyo Kulmiye oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa ka Warbixiyey Waxa uu ku Qotomo Safarkooda. Maxamed Kaahin Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa ku sheegeen inay halkaasi u tageen sidii ay kulamo ula yeelan lahaayeen Hayada\u2019aha kala duwan iyo Masuuliyiinta Safaaradda ee ku sugan magaalada Nairobi. Wuxuu xusay in laga wada hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127725,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127724","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wafdigii Kulmiye iyo Ucid oo faramarnaan kaga soolaabtay Nairobi +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wafdigii Kulmiye iyo Ucid oo faramarnaan kaga soolaabtay Nairobi +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubno ka tirsan Xisbiyadda UCID iyo Kulmiye oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa ka Warbixiyey Waxa uu ku Qotomo Safarkooda. Maxamed Kaahin Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa ku sheegeen inay halkaasi u tageen sidii ay kulamo ula yeelan lahaayeen Hayada\u2019aha kala duwan iyo Masuuliyiinta Safaaradda ee ku sugan magaalada Nairobi. Wuxuu xusay in laga wada hadlay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-24T19:55:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-MUUQALK.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"796\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"478\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/\",\"name\":\"Wafdigii Kulmiye iyo Ucid oo faramarnaan kaga soolaabtay Nairobi +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-MUUQALK.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-24T19:55:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-MUUQALK.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-MUUQALK.jpg\",\"width\":796,\"height\":478},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wafdigii Kulmiye iyo Ucid oo faramarnaan kaga soolaabtay Nairobi +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wafdigii Kulmiye iyo Ucid oo faramarnaan kaga soolaabtay Nairobi +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wafdigii Kulmiye iyo Ucid oo faramarnaan kaga soolaabtay Nairobi +VIDEO - Wardoon","og_description":"Xubno ka tirsan Xisbiyadda UCID iyo Kulmiye oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa ka Warbixiyey Waxa uu ku Qotomo Safarkooda. Maxamed Kaahin Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa ku sheegeen inay halkaasi u tageen sidii ay kulamo ula yeelan lahaayeen Hayada\u2019aha kala duwan iyo Masuuliyiinta Safaaradda ee ku sugan magaalada Nairobi. Wuxuu xusay in laga wada hadlay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-24T19:55:13+00:00","og_image":[{"width":796,"height":478,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-MUUQALK.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/","name":"Wafdigii Kulmiye iyo Ucid oo faramarnaan kaga soolaabtay Nairobi +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-MUUQALK.jpg","datePublished":"2019-05-24T19:55:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-MUUQALK.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DAAWO-MUUQALK.jpg","width":796,"height":478},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wafdigii-kulmiye-iyo-ucid-oo-faramarnaan-kaga-soolaabtay-nairobi-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wafdigii Kulmiye iyo Ucid oo faramarnaan kaga soolaabtay Nairobi +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127724"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127726,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127724\/revisions\/127726"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127725"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}