{"id":127753,"date":"2019-05-25T16:24:36","date_gmt":"2019-05-25T14:24:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127753"},"modified":"2019-05-25T16:43:31","modified_gmt":"2019-05-25T14:43:31","slug":"daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Cadawgaaga cadawgis waa saaxiibkaa"},"content":{"rendered":"<p>Wafdigii Somaliland ee maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Wafdigan soo laabtay ayaa waxay ka koobnayeen labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid oo ay kala hogaaminayeen Wasiir Maxamed Kaahin iyo Eng Faysal Cali Waraaben, kuwaasi oo intii ay ku sugnaayen Nairobi ku yeeshay kulamo kala duwan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wafdigan, Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka warbixiyay safarkoodii, isagoona shaaciyay qorshe ay Xukuumada Muuse Biixi rabto inay ku wiiqdo awooda madaxweyne Farmaajo oo ay kaga takhalusto.<\/p>\n<p>Faysal ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in xukuumada Farmaajo ay Somaliland u sameysatay jabhado ay ku waxyeeleynayso xasiloonideeda, isagoo arrimahaasi ka hadlayana wuxuu yiri<\/p>\n<p>\u201cCadowgaaga cadowgay waa saaxiibka, Farmaajo inaga jabhado ayuu noo sameysatay, anagu\u2019se si ilbaxnimo leh mucaaridkooda ayaanu la sheekeysaneyna, anaguna mucaarid baanu-nahay, mucaaridkooda u yeereyna waxban bareyna, sidii loogu takhalusi-lahaa ayaa ka shaqeynaynaa hadaanu nahay Ucid\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaas kusii daray \u201cWaddani waa Ciro, weli ciro meel lagu soo taswiiray ma aragteen kiiyo Farmaajo la kulmay, Anagu Farmaajo waa la kulanay aniga iyo Cali Khaliif, BBC-da u waranay, waxanu ku wada-hadalnaa u waranay, bal toban jeer buu Farmaajo la kulmaaye ilaa doorashadiiye bal mar qudha ha sheego\u201d.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa intii ay ku sugnaayen magaalada Nairobi waxay la kulmeen safiirada dalalka Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka,iyagoona kala kulmay waji-gabax.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay kulan aan hore loo shaacin la qaaten Siyaasi C\/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo isaguna ku sugnaa magaalada Nairobi, kuwaasi oo ka wada hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin caqabadaha xiligan hortaagan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo aan weli dib u furmin muddo ka badan labo sano.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/l2q8uOHz5hw\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigii Somaliland ee maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa. Wafdigan soo laabtay ayaa waxay ka koobnayeen labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid oo ay kala hogaaminayeen Wasiir Maxamed Kaahin iyo Eng Faysal Cali Waraaben, kuwaasi oo intii ay ku sugnaayen Nairobi ku yeeshay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127757,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Cadawgaaga cadawgis waa saaxiibkaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Cadawgaaga cadawgis waa saaxiibkaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdigii Somaliland ee maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa. Wafdigan soo laabtay ayaa waxay ka koobnayeen labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid oo ay kala hogaaminayeen Wasiir Maxamed Kaahin iyo Eng Faysal Cali Waraaben, kuwaasi oo intii ay ku sugnaayen Nairobi ku yeeshay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-25T14:24:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-25T14:43:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-53.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1054\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"701\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Cadawgaaga cadawgis waa saaxiibkaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-53.png\",\"datePublished\":\"2019-05-25T14:24:36+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-25T14:43:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-53.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-53.png\",\"width\":1054,\"height\":701},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Cadawgaaga cadawgis waa saaxiibkaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Cadawgaaga cadawgis waa saaxiibkaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Cadawgaaga cadawgis waa saaxiibkaa - Wardoon","og_description":"Wafdigii Somaliland ee maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa. Wafdigan soo laabtay ayaa waxay ka koobnayeen labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid oo ay kala hogaaminayeen Wasiir Maxamed Kaahin iyo Eng Faysal Cali Waraaben, kuwaasi oo intii ay ku sugnaayen Nairobi ku yeeshay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-25T14:24:36+00:00","article_modified_time":"2019-05-25T14:43:31+00:00","og_image":[{"width":1054,"height":701,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-53.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/","name":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Cadawgaaga cadawgis waa saaxiibkaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-53.png","datePublished":"2019-05-25T14:24:36+00:00","dateModified":"2019-05-25T14:43:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-53.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-53.png","width":1054,"height":701},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-cadawgaaga-cadawgis-waa-saaxiibkaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Faysal Cali Waraabe Cadawgaaga cadawgis waa saaxiibkaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127753"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127756,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127753\/revisions\/127756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127757"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}