{"id":127762,"date":"2019-05-25T21:48:27","date_gmt":"2019-05-25T19:48:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127762"},"modified":"2019-05-25T21:48:27","modified_gmt":"2019-05-25T19:48:27","slug":"wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay Hey\u2019addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha iyo Iskaashiga Caalamiga in aanay ka qeyb geli doonin dhammaan shirarka, Siminaarada iyo Tababarada ee ka dhacaya Nairobi, waxaa ay ugu baaqday in shirarkaas iyo Siminaarada lagu qabto dalka gudihiisa ama loo bedelo dal kale, si Wakiiladda Wasaaradda ugu fududaato dhanka safarka.<\/p>\n<p>Shirkii Golaha Wasiirada ayaa laga soo saaray go\u2019aan ah in Wasaaradaha Xukuumadda inay ku wargeliyaan Hey\u2019adaha ay bahwadaagta iyo wada shaqeynta leeyihiin in shirarkii lagu qaban jiray Nairobi laga raro, isla markaana loo wareejiyo magaalooyinka sida Kigali, Kampala iyo Addis Ababa.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa dhowaan Visaha dal ku galka u diiday Wasiiro iyo Xildhibaano ka qeyb geli lahaa shirkii ka dhici lahaa Magaalada Nairobi, waxaana tallaabada Xildhibaanada iyo Wasiirada loogu diiday Visaha dal ku galka uu sababay in dowladda Soomaaliya qaadato go\u2019aan ah in wixii hada ka dambeeya aanay ka qeyb geli doonin shirarka Nairobi ka djaca.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20190525_213721-692x1024.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127763\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20190525_213721-692x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"692\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20190525_213721-692x1024.jpg 692w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20190525_213721-692x1024-203x300.jpg 203w\" sizes=\"(max-width: 692px) 100vw, 692px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay Hey\u2019addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha iyo Iskaashiga Caalamiga in aanay ka qeyb geli doonin dhammaan shirarka, Siminaarada iyo Tababarada ee ka dhacaya Nairobi, waxaa ay ugu baaqday in shirarkaas iyo Siminaarada lagu qabto dalka gudihiisa ama loo bedelo dal kale, si Wakiiladda Wasaaradda ugu fududaato dhanka safarka. Shirkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127764,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay Hey\u2019addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha iyo Iskaashiga Caalamiga in aanay ka qeyb geli doonin dhammaan shirarka, Siminaarada iyo Tababarada ee ka dhacaya Nairobi, waxaa ay ugu baaqday in shirarkaas iyo Siminaarada lagu qabto dalka gudihiisa ama loo bedelo dal kale, si Wakiiladda Wasaaradda ugu fududaato dhanka safarka. Shirkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-25T19:48:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fowziya-Abikar-696x391.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/\",\"name\":\"Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fowziya-Abikar-696x391.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-25T19:48:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fowziya-Abikar-696x391.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fowziya-Abikar-696x391.jpg\",\"width\":696,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay Hey\u2019addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha iyo Iskaashiga Caalamiga in aanay ka qeyb geli doonin dhammaan shirarka, Siminaarada iyo Tababarada ee ka dhacaya Nairobi, waxaa ay ugu baaqday in shirarkaas iyo Siminaarada lagu qabto dalka gudihiisa ama loo bedelo dal kale, si Wakiiladda Wasaaradda ugu fududaato dhanka safarka. Shirkii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-25T19:48:27+00:00","og_image":[{"width":696,"height":391,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fowziya-Abikar-696x391.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/","name":"Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fowziya-Abikar-696x391.jpg","datePublished":"2019-05-25T19:48:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fowziya-Abikar-696x391.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fowziya-Abikar-696x391.jpg","width":696,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-dalbatay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasaaradda Caafimaadka oo dalbatay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127762"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127765,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127762\/revisions\/127765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127764"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}