{"id":127766,"date":"2019-05-25T21:52:31","date_gmt":"2019-05-25T19:52:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127766"},"modified":"2019-05-25T21:52:31","modified_gmt":"2019-05-25T19:52:31","slug":"senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"Senetaradda  Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo doorto degaanada maamulka Jubbaland ayaa maanta Kismaayo kaga dhawaaqay in ay ka hortagayaan dowladda dhexe ee Soomaaliya oo ay sheegeen in ay dooneyso in ay u gasho maamulka Jubbaland sidii doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Senetaradda kala ah Iftin Xasan Baasto, Axmed Xaashi iyo Fartaag ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Musharaxiinta ay been ka sheegeen Amniga maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in hadii dowladda dhexe ay isku daydo in ay faragaliso doorashadda Jubbaland in ay ka hortagi doonaan,islamarkaana maamulka Jubbaland ay ka dhici doonto doorasho Xalaal ah.<\/p>\n<p>Senetorada kala ah Fartaag iyo Iftin Xasan Baasto ayaa sheegay in ay la socdaan qorshe ay waddo dowladda dhexe oo xiisad Amni daro looga abuuraayo degaanada maamulka Jubbaland, islamarkaana ay qaadi doonaan doorkood si looga hortaggo Arintaasi, maadaama ay la socdaan dhibaataddii dowladda Soomaaliya ay ka geysatay Magaalada Baydhabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo doorto degaanada maamulka Jubbaland ayaa maanta Kismaayo kaga dhawaaqay in ay ka hortagayaan dowladda dhexe ee Soomaaliya oo ay sheegeen in ay dooneyso in ay u gasho maamulka Jubbaland sidii doorashadda maamulka Koonfur Galbeed. Senetaradda kala ah Iftin Xasan Baasto, Axmed Xaashi iyo Fartaag ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127767,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127766","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo doorto degaanada maamulka Jubbaland ayaa maanta Kismaayo kaga dhawaaqay in ay ka hortagayaan dowladda dhexe ee Soomaaliya oo ay sheegeen in ay dooneyso in ay u gasho maamulka Jubbaland sidii doorashadda maamulka Koonfur Galbeed. Senetaradda kala ah Iftin Xasan Baasto, Axmed Xaashi iyo Fartaag ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-25T19:52:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1537186631-14577674945b9f9b47bad51-b-696x693.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"693\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1537186631-14577674945b9f9b47bad51-b-696x693.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-25T19:52:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1537186631-14577674945b9f9b47bad51-b-696x693.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1537186631-14577674945b9f9b47bad51-b-696x693.jpg\",\"width\":696,\"height\":693},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo doorto degaanada maamulka Jubbaland ayaa maanta Kismaayo kaga dhawaaqay in ay ka hortagayaan dowladda dhexe ee Soomaaliya oo ay sheegeen in ay dooneyso in ay u gasho maamulka Jubbaland sidii doorashadda maamulka Koonfur Galbeed. Senetaradda kala ah Iftin Xasan Baasto, Axmed Xaashi iyo Fartaag ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-25T19:52:31+00:00","og_image":[{"width":696,"height":693,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1537186631-14577674945b9f9b47bad51-b-696x693.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/","name":"Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1537186631-14577674945b9f9b47bad51-b-696x693.jpg","datePublished":"2019-05-25T19:52:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1537186631-14577674945b9f9b47bad51-b-696x693.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1537186631-14577674945b9f9b47bad51-b-696x693.jpg","width":696,"height":693},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senetaradda-jubaland-oo-sheegay-inay-taageersan-yihiin-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Senetaradda Jubaland oo sheegay inay taageersan yihiin Axmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127766"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127768,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127766\/revisions\/127768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127767"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}