{"id":127769,"date":"2019-05-25T22:00:08","date_gmt":"2019-05-25T20:00:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127769"},"modified":"2019-05-25T22:00:08","modified_gmt":"2019-05-25T20:00:08","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa\u2019diisa iyo Habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo Wasaaraddu shaacisay in Mabda\u2019a guud oo asalka uu yahay in la qabto doorashooyin ku dhaca hannaan dimoqraadi oo xor iyo xalaal ah<\/p>\n<p>Habraacan doorashooyinka ayaa ka kooban 27 qodob oo Wasaaradda soo bandhigtay, kuwaasoo waafaqsan dastuurka KMG, waxaana habraacan uu qeexayaa qaabka loo qabanayo doorashooyinka iyo wadiiqooyinka sharciga ee loo marayo.<\/p>\n<p>Habraacan ay soo saartay Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa ku soo aadaya, iyadoo doorashooyin ay ku soo fool leeyihiin Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland, inkastoo tan Galmudug la isku khilaafsan yahay, maadaama Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu ku adkeysanayo in muddo xileedkiisa uu ka bilaabanayo maalintii la doortay, ayna labo sano u dhiman tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-127769 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/1-26-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"679\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-26.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-26.jpg 679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-26-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/2-28-5\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"679\" height=\"960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-28.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-28.jpg 679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/2-28-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa\u2019diisa iyo Habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo Wasaaraddu shaacisay in Mabda\u2019a guud oo asalka uu yahay in la qabto doorashooyin ku dhaca hannaan dimoqraadi oo xor iyo xalaal ah Habraacan doorashooyinka ayaa ka kooban 27 qodob oo Wasaaradda soo bandhigtay, kuwaasoo waafaqsan dastuurka KMG, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127772,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa\u2019diisa iyo Habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo Wasaaraddu shaacisay in Mabda\u2019a guud oo asalka uu yahay in la qabto doorashooyin ku dhaca hannaan dimoqraadi oo xor iyo xalaal ah Habraacan doorashooyinka ayaa ka kooban 27 qodob oo Wasaaradda soo bandhigtay, kuwaasoo waafaqsan dastuurka KMG, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-25T20:00:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/large.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\",\"name\":\"Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/large.png\",\"datePublished\":\"2019-05-25T20:00:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/large.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/large.png\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa\u2019diisa iyo Habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo Wasaaraddu shaacisay in Mabda\u2019a guud oo asalka uu yahay in la qabto doorashooyin ku dhaca hannaan dimoqraadi oo xor iyo xalaal ah Habraacan doorashooyinka ayaa ka kooban 27 qodob oo Wasaaradda soo bandhigtay, kuwaasoo waafaqsan dastuurka KMG, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-25T20:00:08+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/large.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/","name":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/large.png","datePublished":"2019-05-25T20:00:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/large.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/large.png","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-soo-saartay-habraaca-doorashooyinka-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Habraaca Doorashooyinka Maamul Goboleedyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127769"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127773,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127769\/revisions\/127773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127772"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}