{"id":127776,"date":"2019-05-26T08:35:25","date_gmt":"2019-05-26T06:35:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127776"},"modified":"2019-05-26T08:39:01","modified_gmt":"2019-05-26T06:39:01","slug":"cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cali Gacal Casir oo Eedeeyay Puntland iyo Xisbiyada qaar ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa eedeyn kulul uu u jeediyey dowlad goboleedka Puntland iyo qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira.<\/p>\n<p>Shir Jaraa\u2019id uu u qabtay Warbaahinta ayuu ku sheegay in Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ay wadaan faragelin ay ku hayaan Siyaasada arrimaha gudaha ee Galmudug,waxaana uu ka dalbaday inay joojiyaan.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale uu sheegay in kulan ay yeesheen Xildhibaanada Galmudug iyo guddoonkooda ay soo dhaweeynayaan habraaca doorashada Dowlad goboleedyada oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo uu sheegay in guddoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Xildhibaanada ay dalbanayaan in cidii aan isku soo dhaweyneynin Madaxda Galmudug aysan kala fogeen,isaga oo eedeyn kulul u jeediyey Maamulka Puntland iyo Xisbiyada qaar.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo baxay Gacal Casir weli wax jawaab ah kama bixin Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Xisbiyada dalka ka jira oo uu Eedeynta u jeediyay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ebDtfkIyCu0\" width=\"860\" height=\"730\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa eedeyn kulul uu u jeediyey dowlad goboleedka Puntland iyo qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira. Shir Jaraa\u2019id uu u qabtay Warbaahinta ayuu ku sheegay in Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127777,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cali Gacal Casir oo Eedeeyay Puntland iyo Xisbiyada qaar ee dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cali Gacal Casir oo Eedeeyay Puntland iyo Xisbiyada qaar ee dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa eedeyn kulul uu u jeediyey dowlad goboleedka Puntland iyo qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira. Shir Jaraa\u2019id uu u qabtay Warbaahinta ayuu ku sheegay in Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-26T06:35:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-26T06:39:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Cali-Gacal-Casir-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1020\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cali Gacal Casir oo Eedeeyay Puntland iyo Xisbiyada qaar ee dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Cali-Gacal-Casir-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-26T06:35:25+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-26T06:39:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Cali-Gacal-Casir-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Cali-Gacal-Casir-1.jpg\",\"width\":1020,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cali Gacal Casir oo Eedeeyay Puntland iyo Xisbiyada qaar ee dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cali Gacal Casir oo Eedeeyay Puntland iyo Xisbiyada qaar ee dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cali Gacal Casir oo Eedeeyay Puntland iyo Xisbiyada qaar ee dalka - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa eedeyn kulul uu u jeediyey dowlad goboleedka Puntland iyo qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira. Shir Jaraa\u2019id uu u qabtay Warbaahinta ayuu ku sheegay in Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-26T06:35:25+00:00","article_modified_time":"2019-05-26T06:39:01+00:00","og_image":[{"width":1020,"height":575,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Cali-Gacal-Casir-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/","name":"DAAWO:-Cali Gacal Casir oo Eedeeyay Puntland iyo Xisbiyada qaar ee dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Cali-Gacal-Casir-1.jpg","datePublished":"2019-05-26T06:35:25+00:00","dateModified":"2019-05-26T06:39:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Cali-Gacal-Casir-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Cali-Gacal-Casir-1.jpg","width":1020,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-gacal-casir-oo-eedeeyay-puntland-iyo-xisbiyada-qaar-ee-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cali Gacal Casir oo Eedeeyay Puntland iyo Xisbiyada qaar ee dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127776"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127776"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127782,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127776\/revisions\/127782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127777"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}