{"id":127805,"date":"2019-05-26T12:02:27","date_gmt":"2019-05-26T10:02:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127805"},"modified":"2019-05-26T12:02:27","modified_gmt":"2019-05-26T10:02:27","slug":"hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","title":{"rendered":"Hirshabeelle oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa noqday Maamulkii u horeeyay ee ka horyimid habraacii doorashooyinka dowlad goboleedyada ee ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya, kaasoo ka koobnaa 27 qodob oo tilmaamayay habka iyo diyaar garowga doorashooyinka dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Maamulka ayaa walaac ka muujiyay warqada ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, taasoo ay xustay inuu ka hor imaanayo sharciga Guddiga madax banaanida Doorashooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Dastuurka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay markii ay la tashatay Madaxweynaha Hirshabeelle ay go\u2019aansadeen in habraaca Wasaaraddu soo saartay inuu yahay mid ka hor imaanaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka iyo hannaanka Federaalka, daadajinta nidaamka Dimoqraadiyada dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558860946971-646x1024.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127806\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558860946971-646x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"646\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558860946971-646x1024.jpg 646w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558860946971-646x1024-189x300.jpg 189w\" sizes=\"(max-width: 646px) 100vw, 646px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa noqday Maamulkii u horeeyay ee ka horyimid habraacii doorashooyinka dowlad goboleedyada ee ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya, kaasoo ka koobnaa 27 qodob oo tilmaamayay habka iyo diyaar garowga doorashooyinka dowlad goboleedyada. Maamulka ayaa walaac ka muujiyay warqada ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, taasoo ay xustay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127807,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127805","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hirshabeelle oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hirshabeelle oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Hirshabeelle ayaa noqday Maamulkii u horeeyay ee ka horyimid habraacii doorashooyinka dowlad goboleedyada ee ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya, kaasoo ka koobnaa 27 qodob oo tilmaamayay habka iyo diyaar garowga doorashooyinka dowlad goboleedyada. Maamulka ayaa walaac ka muujiyay warqada ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, taasoo ay xustay inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-26T10:02:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1037\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\",\"name\":\"Hirshabeelle oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-26T10:02:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare.jpg\",\"width\":1037,\"height\":583},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hirshabeelle oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hirshabeelle oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hirshabeelle oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon","og_description":"Maamulka Hirshabeelle ayaa noqday Maamulkii u horeeyay ee ka horyimid habraacii doorashooyinka dowlad goboleedyada ee ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya, kaasoo ka koobnaa 27 qodob oo tilmaamayay habka iyo diyaar garowga doorashooyinka dowlad goboleedyada. Maamulka ayaa walaac ka muujiyay warqada ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, taasoo ay xustay inuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-26T10:02:27+00:00","og_image":[{"width":1037,"height":583,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","name":"Hirshabeelle oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare.jpg","datePublished":"2019-05-26T10:02:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/waare.jpg","width":1037,"height":583},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabeelle-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hirshabeelle oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127805"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127805"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127805\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127808,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127805\/revisions\/127808"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127807"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}