{"id":127809,"date":"2019-05-26T12:10:18","date_gmt":"2019-05-26T10:10:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127809"},"modified":"2019-05-26T12:10:18","modified_gmt":"2019-05-26T10:10:18","slug":"galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","title":{"rendered":"Galmudug oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay Habraaca Guud ee doorashooyinka dowlad goboleedyada,hayee Go\u2019aankaas Wasaaradda ayaa waxaa kasoo horjeestay Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Burhaan Maxamed Samatar ayaa sheegay in aan lagala tashan Warqada kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee ku saabsan doorashooyinka,isla markaana ay tixgelin siin weysay.<\/p>\n<p>Waxa uu soo hadal qaaday hadalkii xalay kasoo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal ee ahaa in doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhici doontaa Afarta Bisha July ee Sanadkan.,waxaana uu sheegay in Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya ay meesha ka saartay awoodii doorashooyinka ku lahaayeen Dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Isaga oo la hadlayay Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ayuu sheegay in xilliga doorashada Galmudug ay ka dhaceyso ay ku qoran tahay dastuurka Galmudug iyo heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna ee dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Waa maamulkii ugu horeeyay ee kasoo horjeesta habraacad oorashooyinka dowlad Goboleedyada oo ay xalay soo saartay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay Habraaca Guud ee doorashooyinka dowlad goboleedyada,hayee Go\u2019aankaas Wasaaradda ayaa waxaa kasoo horjeestay Maamulka Galmudug. Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Burhaan Maxamed Samatar ayaa sheegay in aan lagala tashan Warqada kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee ku saabsan doorashooyinka,isla markaana ay tixgelin siin weysay. Waxa uu soo hadal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127600,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay Habraaca Guud ee doorashooyinka dowlad goboleedyada,hayee Go\u2019aankaas Wasaaradda ayaa waxaa kasoo horjeestay Maamulka Galmudug. Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Burhaan Maxamed Samatar ayaa sheegay in aan lagala tashan Warqada kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee ku saabsan doorashooyinka,isla markaana ay tixgelin siin weysay. Waxa uu soo hadal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-26T10:10:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"652\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\",\"name\":\"Galmudug oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-26T10:10:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg\",\"width\":960,\"height\":652},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon","og_description":"Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay Habraaca Guud ee doorashooyinka dowlad goboleedyada,hayee Go\u2019aankaas Wasaaradda ayaa waxaa kasoo horjeestay Maamulka Galmudug. Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Burhaan Maxamed Samatar ayaa sheegay in aan lagala tashan Warqada kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee ku saabsan doorashooyinka,isla markaana ay tixgelin siin weysay. Waxa uu soo hadal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-26T10:10:18+00:00","og_image":[{"width":960,"height":652,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","name":"Galmudug oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg","datePublished":"2019-05-26T10:10:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg","width":960,"height":652},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-diiday-habraacii-ka-soo-baxay-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo diiday Habraacii ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127809"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127809"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127810,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127809\/revisions\/127810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127600"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}