{"id":127897,"date":"2019-05-27T12:14:21","date_gmt":"2019-05-27T10:14:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127897"},"modified":"2019-05-27T12:14:21","modified_gmt":"2019-05-27T10:14:21","slug":"galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/","title":{"rendered":"Galmudug oo soo saartay cabasho ka dhan ah Dowladda Soomaaliya + COD"},"content":{"rendered":"<p>Dhawaan guddi ay dowladda Soomaaliya u xilsaray diyaarinta Arrimaha adeega xajka ayaa shaaca ka qaaday shirkadihii sanankaan ku guuleystay iyo lacagaha sanadkaan xajka lagu tagayo,hayeeshee waxaa soo baxayay cabasho ka imaaneysay Maamul goboleedyada qaar.<\/p>\n<p>Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Galmudug Sheekh Cabdi Shakuur Macalin Ciise (Albadri) ayaa sheegay in Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ay ka dalbadeen inay sanadkaan kusoo wareejiyaan qoondada Galmudug kaga soo aadeysa 11,500 ee Xujeyda sanadkaan Soomaaliya ka baxeysa ,balse taasi ay ka jawaabin.<\/p>\n<p>Waxaa uu sidoo kale sheegay in guddiga kala saarista Shirkadaha qaadaya Xujeyda oo ay Magacaawday Xukuumadda Soomaaliya aan lagala tashan,taas oo meel ka dhac ku ah hanaanka federaalka,isla markaana ay u arkaan mid meesha ka saareysa wadashaqeynta Galmudug iyo Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo baxay Wasiirka Diinta iyo Arrimaha Awqaafta Maamulka Galmudug Sheekh Cabdi Shakuur Macalin Ciise(Albadri) ayaa daba socda Go\u2019aano dhowr ah oo kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya oo ay diideen Maamulo uu ka mid yahay Maamulka Galmudug.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-127897-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DHAGEYSO-Galmudug-oo-Codsatay-in-Qoondadeeda-la-siiyo-DF-oo.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DHAGEYSO-Galmudug-oo-Codsatay-in-Qoondadeeda-la-siiyo-DF-oo.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/DHAGEYSO-Galmudug-oo-Codsatay-in-Qoondadeeda-la-siiyo-DF-oo.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhawaan guddi ay dowladda Soomaaliya u xilsaray diyaarinta Arrimaha adeega xajka ayaa shaaca ka qaaday shirkadihii sanankaan ku guuleystay iyo lacagaha sanadkaan xajka lagu tagayo,hayeeshee waxaa soo baxayay cabasho ka imaaneysay Maamul goboleedyada qaar. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Galmudug Sheekh Cabdi Shakuur Macalin Ciise (Albadri) ayaa sheegay in Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127899,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127897","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo soo saartay cabasho ka dhan ah Dowladda Soomaaliya + COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo soo saartay cabasho ka dhan ah Dowladda Soomaaliya + COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhawaan guddi ay dowladda Soomaaliya u xilsaray diyaarinta Arrimaha adeega xajka ayaa shaaca ka qaaday shirkadihii sanankaan ku guuleystay iyo lacagaha sanadkaan xajka lagu tagayo,hayeeshee waxaa soo baxayay cabasho ka imaaneysay Maamul goboleedyada qaar. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Galmudug Sheekh Cabdi Shakuur Macalin Ciise (Albadri) ayaa sheegay in Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-27T10:14:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"289\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"175\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/\",\"name\":\"Galmudug oo soo saartay cabasho ka dhan ah Dowladda Soomaaliya + COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-5.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-27T10:14:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-5.jpg\",\"width\":289,\"height\":175},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo soo saartay cabasho ka dhan ah Dowladda Soomaaliya + COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo soo saartay cabasho ka dhan ah Dowladda Soomaaliya + COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo soo saartay cabasho ka dhan ah Dowladda Soomaaliya + COD - Wardoon","og_description":"Dhawaan guddi ay dowladda Soomaaliya u xilsaray diyaarinta Arrimaha adeega xajka ayaa shaaca ka qaaday shirkadihii sanankaan ku guuleystay iyo lacagaha sanadkaan xajka lagu tagayo,hayeeshee waxaa soo baxayay cabasho ka imaaneysay Maamul goboleedyada qaar. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Galmudug Sheekh Cabdi Shakuur Macalin Ciise (Albadri) ayaa sheegay in Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-27T10:14:21+00:00","og_image":[{"width":289,"height":175,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/","name":"Galmudug oo soo saartay cabasho ka dhan ah Dowladda Soomaaliya + COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-5.jpg","datePublished":"2019-05-27T10:14:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/index-5.jpg","width":289,"height":175},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-soo-saartay-cabasho-ka-dhan-ah-dowladda-soomaaliya-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo soo saartay cabasho ka dhan ah Dowladda Soomaaliya + COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127897"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127900,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127897\/revisions\/127900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}