{"id":127917,"date":"2019-05-27T18:32:41","date_gmt":"2019-05-27T16:32:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127917"},"modified":"2019-05-27T18:39:49","modified_gmt":"2019-05-27T16:39:49","slug":"qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/","title":{"rendered":"Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka dhacay qarax xooggan.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay qaraxaas ayaa wuxuu ka dhacay Xeebta Liido, Gaar ahaan Aargada wareegga ah ee halkaas ku taal.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ka dhashay baabuur yaalay Aargada Xeebta Liido oo ah meel baabuurta la dhigto.<\/p>\n<p>Ilaa hadda xog faahfaahfan lagama hayo qaraxaas iyo waxa uu ahaa, balse wararka qaar ayaa sheegayo in gaarigaas lagu soo xiray waxyaabaha qarxo isla markaasna uu qatay qof aan weli la ogaan shaqadiisa.<\/p>\n<p>Lama soo sheegin khasaaraha ka dhashay qaraxaas, waxayna kaliya Booliska xaqiijiyeen inuu qaraxaas ka dhacay Xeebta Liido.<\/p>\n<p>Qaraxaas ayaa waxaa dhawaqiisa laga maqlay inta badan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wixii warar ah ee kusoo kordho kama soco wararkeena dambe Inshaa Allah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558973808697-696x928.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127921\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558973808697-696x928.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558973808697-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/FB_IMG_1558973808697-696x928-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka dhacay qarax xooggan. Sida aan wararka ku helnay qaraxaas ayaa wuxuu ka dhacay Xeebta Liido, Gaar ahaan Aargada wareegga ah ee halkaas ku taal. Qaraxa ayaa ka dhashay baabuur yaalay Aargada Xeebta Liido oo ah meel baabuurta la dhigto. Ilaa hadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127555,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127917","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka dhacay qarax xooggan. Sida aan wararka ku helnay qaraxaas ayaa wuxuu ka dhacay Xeebta Liido, Gaar ahaan Aargada wareegga ah ee halkaas ku taal. Qaraxa ayaa ka dhashay baabuur yaalay Aargada Xeebta Liido oo ah meel baabuurta la dhigto. Ilaa hadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-27T16:32:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-27T16:39:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-1.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/\",\"name\":\"Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-1.gif\",\"datePublished\":\"2019-05-27T16:32:41+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-27T16:39:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-1.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-1.gif\",\"width\":500,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka dhacay qarax xooggan. Sida aan wararka ku helnay qaraxaas ayaa wuxuu ka dhacay Xeebta Liido, Gaar ahaan Aargada wareegga ah ee halkaas ku taal. Qaraxa ayaa ka dhashay baabuur yaalay Aargada Xeebta Liido oo ah meel baabuurta la dhigto. Ilaa hadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-27T16:32:41+00:00","article_modified_time":"2019-05-27T16:39:49+00:00","og_image":[{"width":500,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-1.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/","name":"Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-1.gif","datePublished":"2019-05-27T16:32:41+00:00","dateModified":"2019-05-27T16:39:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-1.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/1-1.gif","width":500,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-ka-dhacay-xeebta-liido\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax xoogan oo ka dhacay xeebta Liido"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127917"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127917"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127922,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127917\/revisions\/127922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127555"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}