{"id":127925,"date":"2019-05-27T21:30:32","date_gmt":"2019-05-27T19:30:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127925"},"modified":"2019-05-27T21:33:11","modified_gmt":"2019-05-27T19:33:11","slug":"puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/","title":{"rendered":"Puntland oo xiriirka u jartay dowladda federaalka Somaliga"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay guud ahaan joojisay wada-shaqeyntii kala dhexasyay dowladda federaalka Soomaaliya, inta laga heshiinayo arrimaha ay isku khilaafsan yihiin labada dhinac.<\/p>\n<p>Qoraal af-English ku qoran oo Puntland u dirtay beesha caalamka iyo dalalka daneeya Soomaaliya, ayay ku sheegtay in ay joojisay dhamman arrimihii ay ka wada-shaqeynayeen dowladda Federaalka Soomaaliya sida; dib u-eegista dastuurka, qorshaha amniga qaranka iyo hannaanka doorashooyinka dalka ee 2020\/2021.<\/p>\n<p>Dowladda Puntland ayaa sidoo kale sheegtay in aysan aqoonsan doonin, dhammaan shuruucda ay meel-mariyeen golayaasha dowladda federaalka Soomaaliya sida; sharciga doorashooyinka, sharciga shidaalka iyo xeerka canshuuraha dalka oo ay sheegtay in aan lagala tashan.<\/p>\n<p>Qoraalka ay Puntland soo saartay oo dheer ayaa looga sheekeeyay shirkii fashilmay ee Garoowe, waxaana Puntand ugu baaqday dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka in shirar kale lagu kulmo, si heshiis looga gaaro qodobada salka u ah khilaafka labada dhinac.<\/p>\n<p>Dhinaca kale xukuumadda Puntland, waxay dowladda Federaalka Soomaaliya ku boorrisay in ay dastuurka ku dhaqanto oo ay ilaaliso heshiisyadii ay hore ula gashay dowlad goboleedyada ee dhigayay in laga wada-tashado arrimaha masiiriga ah ee dalka, islamarkaana ay joojiso shuruucda iyo xeerarka aan laga wada-tashan ee ay baarlamanka horgeynayso.<\/p>\n<p>Dowlad goboleedyada ayey sidoo kale u soo jeedisay, in ay adkeeyan iskaashiga, wada-shaqeynta iyo xoojinta xiriirka dhexdooda ah, iyadoo ku boorrisay in si joogto ah loo qabto shirarka ku saabsan iskaashiga iyo wax wada-qabsiga dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Hadalka Puntland ayaa u muuqday mid inta badan dhaliilalaya hannaanka ay dalka u hoggaaminayso xukuumadda federaalka Soomaaliya oo Puntland ku eedaysay tanaasul la\u2019aan iyo maroorsi awoodeed.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka arag warqadda ay dirtay Puntland<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61447841_1549119711885360_8901454935120412672_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127927\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61447841_1549119711885360_8901454935120412672_n.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"939\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61447841_1549119711885360_8901454935120412672_n.jpg 714w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61447841_1549119711885360_8901454935120412672_n-228x300.jpg 228w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61019486_1549120675218597_4312807451981250560_n-696x902.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61019486_1549120675218597_4312807451981250560_n-696x902.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"902\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61019486_1549120675218597_4312807451981250560_n-696x902.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61019486_1549120675218597_4312807451981250560_n-696x902-231x300.jpg 231w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay guud ahaan joojisay wada-shaqeyntii kala dhexasyay dowladda federaalka Soomaaliya, inta laga heshiinayo arrimaha ay isku khilaafsan yihiin labada dhinac. Qoraal af-English ku qoran oo Puntland u dirtay beesha caalamka iyo dalalka daneeya Soomaaliya, ayay ku sheegtay in ay joojisay dhamman arrimihii ay ka wada-shaqeynayeen dowladda Federaalka Soomaaliya sida; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127928,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127925","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo xiriirka u jartay dowladda federaalka Somaliga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo xiriirka u jartay dowladda federaalka Somaliga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay guud ahaan joojisay wada-shaqeyntii kala dhexasyay dowladda federaalka Soomaaliya, inta laga heshiinayo arrimaha ay isku khilaafsan yihiin labada dhinac. Qoraal af-English ku qoran oo Puntland u dirtay beesha caalamka iyo dalalka daneeya Soomaaliya, ayay ku sheegtay in ay joojisay dhamman arrimihii ay ka wada-shaqeynayeen dowladda Federaalka Soomaaliya sida; [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-27T19:30:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-27T19:33:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland.-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/\",\"name\":\"Puntland oo xiriirka u jartay dowladda federaalka Somaliga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland.-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-27T19:30:32+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-27T19:33:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland.-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland.-1.jpg\",\"width\":400,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo xiriirka u jartay dowladda federaalka Somaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo xiriirka u jartay dowladda federaalka Somaliga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo xiriirka u jartay dowladda federaalka Somaliga - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay guud ahaan joojisay wada-shaqeyntii kala dhexasyay dowladda federaalka Soomaaliya, inta laga heshiinayo arrimaha ay isku khilaafsan yihiin labada dhinac. Qoraal af-English ku qoran oo Puntland u dirtay beesha caalamka iyo dalalka daneeya Soomaaliya, ayay ku sheegtay in ay joojisay dhamman arrimihii ay ka wada-shaqeynayeen dowladda Federaalka Soomaaliya sida; [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-27T19:30:32+00:00","article_modified_time":"2019-05-27T19:33:11+00:00","og_image":[{"width":400,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland.-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/","name":"Puntland oo xiriirka u jartay dowladda federaalka Somaliga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland.-1.jpg","datePublished":"2019-05-27T19:30:32+00:00","dateModified":"2019-05-27T19:33:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland.-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/puntland.-1.jpg","width":400,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-xiriirka-u-jartay-dowladda-federaalka-somaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo xiriirka u jartay dowladda federaalka Somaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127925"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127925"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127932,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127925\/revisions\/127932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127928"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}