{"id":127933,"date":"2019-05-27T23:17:28","date_gmt":"2019-05-27T21:17:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127933"},"modified":"2019-05-27T23:17:28","modified_gmt":"2019-05-27T21:17:28","slug":"daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/","title":{"rendered":"DAAWO : Qaabka Masaajidka Loogu dhex dilay Nabadoon Cariif"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaabka loo dilay Nabadoon Ibraahim Cariif oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Somaliyeed ayaa shalay galab lagu dhex dilay Masaajid ku yaala xaafadda Juungal ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Laba dhagar Qabe oo Hubaysan kana tirsan Alshabaab ayaa Nabadoonka ku dhex toogtay Masaajidka, waxayna Halkaasi ku dileen Ruux Soomaan, oo Waayeel ah, Kuna jira Gurigga alle isagoo Maalmihii lasoo dhaafay Ictikaaf u joogay masaajidka.<\/p>\n<p>Nabaddoonka Alle ha u naxariistee oo la dilay xilli uu akhrisanayay Qur\u2019aanka Kariimka, waxaana lasoo bandhigay Muuqaalka Kitaabkii oo Rasaastu ay ku dhacday, Taasi oo Dhinaca kale uga baxday.<\/p>\n<p>Shacabka deegaanka ayaa siwayn uga naxay dilkan ka dhacay Masaajidka oo ay sheegtay Alshabaab .<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xzDC4J9TV18\" width=\"860\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaabka loo dilay Nabadoon Ibraahim Cariif oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Somaliyeed ayaa shalay galab lagu dhex dilay Masaajid ku yaala xaafadda Juungal ee Magaalada Muqdisho. Laba dhagar Qabe oo Hubaysan kana tirsan Alshabaab ayaa Nabadoonka ku dhex toogtay Masaajidka, waxayna Halkaasi ku dileen Ruux Soomaan, oo Waayeel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127934,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO : Qaabka Masaajidka Loogu dhex dilay Nabadoon Cariif - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO : Qaabka Masaajidka Loogu dhex dilay Nabadoon Cariif - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaabka loo dilay Nabadoon Ibraahim Cariif oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Somaliyeed ayaa shalay galab lagu dhex dilay Masaajid ku yaala xaafadda Juungal ee Magaalada Muqdisho. Laba dhagar Qabe oo Hubaysan kana tirsan Alshabaab ayaa Nabadoonka ku dhex toogtay Masaajidka, waxayna Halkaasi ku dileen Ruux Soomaan, oo Waayeel [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-27T21:17:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-57.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"839\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/\",\"name\":\"DAAWO : Qaabka Masaajidka Loogu dhex dilay Nabadoon Cariif - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-57.png\",\"datePublished\":\"2019-05-27T21:17:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-57.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-57.png\",\"width\":839,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO : Qaabka Masaajidka Loogu dhex dilay Nabadoon Cariif\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO : Qaabka Masaajidka Loogu dhex dilay Nabadoon Cariif - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO : Qaabka Masaajidka Loogu dhex dilay Nabadoon Cariif - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaabka loo dilay Nabadoon Ibraahim Cariif oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Somaliyeed ayaa shalay galab lagu dhex dilay Masaajid ku yaala xaafadda Juungal ee Magaalada Muqdisho. Laba dhagar Qabe oo Hubaysan kana tirsan Alshabaab ayaa Nabadoonka ku dhex toogtay Masaajidka, waxayna Halkaasi ku dileen Ruux Soomaan, oo Waayeel [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-27T21:17:28+00:00","og_image":[{"width":839,"height":683,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-57.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/","name":"DAAWO : Qaabka Masaajidka Loogu dhex dilay Nabadoon Cariif - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-57.png","datePublished":"2019-05-27T21:17:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-57.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-57.png","width":839,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaabka-masaajidka-loogu-dhex-dilay-nabadoon-cariif\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO : Qaabka Masaajidka Loogu dhex dilay Nabadoon Cariif"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127933"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127933"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127935,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127933\/revisions\/127935"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127934"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}