{"id":127937,"date":"2019-05-28T07:18:35","date_gmt":"2019-05-28T05:18:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127937"},"modified":"2019-05-28T07:18:35","modified_gmt":"2019-05-28T05:18:35","slug":"gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Gaalkacyo Gabar yar oo tooreey lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay kooxo dhalinyaro ah ay tooreey ku weerareen mid ka mid ah Gabdhaha ku nool Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Kooxda ayaa Gabadha oo kasoo baxday Salaada Taraawiixda waxa ay tooreeyda ka geliyeen Dhuunta,waxaana Gabadha oo lagu Magacaabi jiray Nimco Cumar Shire (Xuuray) ay u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray weerarkaas.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in raggii ka dambeeyay falkaas ay Goobta ka baxsadeen dilka kadib,waxaana goobta tegay oo markii hore dhaawac ahaan goobta uga qaaday Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland balse ay Isbitaalka ku geeriyootay.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas\u2019uuliyada dilka Gabadha yar iyo sababta loo dilay,hayeeshee haweenka kale ee habeenkii aadi jiray Salaada Taraawiixda ayaa waxaa ay sheegeen inay cabsi soo wajahday.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Maamulka Magalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland weli kama hadkin falkaas,waxaana uu qeyb ka yahay falalka Amnidarro ee markasta ka dhaca Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay kooxo dhalinyaro ah ay tooreey ku weerareen mid ka mid ah Gabdhaha ku nool Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magalada Gaalkacyo. Kooxda ayaa Gabadha oo kasoo baxday Salaada Taraawiixda waxa ay tooreeyda ka geliyeen Dhuunta,waxaana Gabadha oo lagu Magacaabi jiray Nimco [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127938,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gaalkacyo Gabar yar oo tooreey lagu dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gaalkacyo Gabar yar oo tooreey lagu dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay kooxo dhalinyaro ah ay tooreey ku weerareen mid ka mid ah Gabdhaha ku nool Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magalada Gaalkacyo. Kooxda ayaa Gabadha oo kasoo baxday Salaada Taraawiixda waxa ay tooreeyda ka geliyeen Dhuunta,waxaana Gabadha oo lagu Magacaabi jiray Nimco [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-28T05:18:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fatuma-Ibrahim.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"591\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Gaalkacyo Gabar yar oo tooreey lagu dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fatuma-Ibrahim.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-28T05:18:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fatuma-Ibrahim.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fatuma-Ibrahim.jpg\",\"width\":591,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gaalkacyo Gabar yar oo tooreey lagu dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gaalkacyo Gabar yar oo tooreey lagu dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gaalkacyo Gabar yar oo tooreey lagu dilay - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay kooxo dhalinyaro ah ay tooreey ku weerareen mid ka mid ah Gabdhaha ku nool Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magalada Gaalkacyo. Kooxda ayaa Gabadha oo kasoo baxday Salaada Taraawiixda waxa ay tooreeyda ka geliyeen Dhuunta,waxaana Gabadha oo lagu Magacaabi jiray Nimco [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-28T05:18:35+00:00","og_image":[{"width":591,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fatuma-Ibrahim.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/","name":"Gaalkacyo Gabar yar oo tooreey lagu dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fatuma-Ibrahim.jpg","datePublished":"2019-05-28T05:18:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fatuma-Ibrahim.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fatuma-Ibrahim.jpg","width":591,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-gabar-yar-oo-tooreey-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gaalkacyo Gabar yar oo tooreey lagu dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127937"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127939,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127937\/revisions\/127939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127938"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}