{"id":127984,"date":"2019-05-28T14:56:32","date_gmt":"2019-05-28T12:56:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127984"},"modified":"2019-05-28T14:56:32","modified_gmt":"2019-05-28T12:56:32","slug":"wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Wariye katirsan Idaacada Goobjoog oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p>Wariye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu xiray Xarunta dambi baarista CID, kaddib markii looga yeeray.<\/p>\n<p>Cali Aadan Muumin ayaa shalay la soo gaarsiiyay warqad looga dalbanayo inuu xarunta yimaado, waxaana markii uu saaka xarunta CID tagay lagu wargeliyay inuu dacweysan yahay oo uu xiran yahay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in laga qaaday Taleefanadii gacanta uu watay, waxaana inta aan laga qaadin Taleefanada uu la xiriiray warbaahinta uu ka tirsanaa, kuna wargeliyay inuu xiran yahay.<\/p>\n<p>Cali Aadan ayaa sheegay in dacwad ka gudbisay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya, lama oga nooca dacwadaas tahay, ha yeeshee waxaa maalmihii u dambeeyay Wasaaradda la kulmeysay dhaleeceyn kala duwan oo ku aadan Imtixaankii fashilmay iyo qishkii Imtixaanaadka oo suuqa galay.<\/p>\n<p>Wariye Cali Aadan ayaa ka mid ah Wariyeyaasha ugu caansan ee wax ku qora baraha bulshada, sida Facebook oo ku soo qora dhacdooyinka ka dhaca magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sida illo xog ogaal ah ay u sheegeyn Wardoon.net Wasaaradda Waxbarashada ayaa kusoo oogtay Cali qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook oo u qornaa sidaan<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kkkk-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127985\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kkkk-1.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"281\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kkkk-1.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kkkk-1-300x156.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa la yaab noqotay oo wax si qaban la\u2019 ah in Waqtiga uu Cali soo dhigay qoraalkaas bartiisa Facebook oo aheyd 26 Bishaan iyo waqtiga la qoray waraaqda dacwada ee CID ay kala dambeeyaan hal maalin, maadaama Waraaqdaas dacwadda ay soo baxday 25 Bishaan taasoo shaki weyn gelisay in ujeed kale oo dadban laga leeyahay Xariga Wariye Cali.<\/p>\n<p>Ma jirto illaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay Hey\u2019adda Dambi baarista dowladda oo fulisay xarigga wariyahan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61624587_1591826300948564_7099178716600729600_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127987\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61624587_1591826300948564_7099178716600729600_n.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61624587_1591826300948564_7099178716600729600_n.jpg 714w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61624587_1591826300948564_7099178716600729600_n-223x300.jpg 223w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wariye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu xiray Xarunta dambi baarista CID, kaddib markii looga yeeray. Cali Aadan Muumin ayaa shalay la soo gaarsiiyay warqad looga dalbanayo inuu xarunta yimaado, waxaana markii uu saaka xarunta CID tagay lagu wargeliyay inuu dacweysan yahay oo uu xiran yahay. Wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127986,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127984","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wariye katirsan Idaacada Goobjoog oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wariye katirsan Idaacada Goobjoog oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wariye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu xiray Xarunta dambi baarista CID, kaddib markii looga yeeray. Cali Aadan Muumin ayaa shalay la soo gaarsiiyay warqad looga dalbanayo inuu xarunta yimaado, waxaana markii uu saaka xarunta CID tagay lagu wargeliyay inuu dacweysan yahay oo uu xiran yahay. Wararka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-28T12:56:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61418804_443994936428111_3715920045671448576_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Wariye katirsan Idaacada Goobjoog oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61418804_443994936428111_3715920045671448576_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-28T12:56:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61418804_443994936428111_3715920045671448576_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61418804_443994936428111_3715920045671448576_n.jpg\",\"width\":696,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wariye katirsan Idaacada Goobjoog oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wariye katirsan Idaacada Goobjoog oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wariye katirsan Idaacada Goobjoog oo laxiray - Wardoon","og_description":"Wariye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu xiray Xarunta dambi baarista CID, kaddib markii looga yeeray. Cali Aadan Muumin ayaa shalay la soo gaarsiiyay warqad looga dalbanayo inuu xarunta yimaado, waxaana markii uu saaka xarunta CID tagay lagu wargeliyay inuu dacweysan yahay oo uu xiran yahay. Wararka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-28T12:56:32+00:00","og_image":[{"width":696,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61418804_443994936428111_3715920045671448576_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/","name":"Wariye katirsan Idaacada Goobjoog oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61418804_443994936428111_3715920045671448576_n.jpg","datePublished":"2019-05-28T12:56:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61418804_443994936428111_3715920045671448576_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61418804_443994936428111_3715920045671448576_n.jpg","width":696,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-katirsan-idaacada-goobjoog-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wariye katirsan Idaacada Goobjoog oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127984"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127988,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127984\/revisions\/127988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127986"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}