{"id":128004,"date":"2019-05-28T20:20:46","date_gmt":"2019-05-28T18:20:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128004"},"modified":"2019-05-28T22:09:40","modified_gmt":"2019-05-28T20:09:40","slug":"daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Taliyaashii somaliland ugu magcawnaa gobolka sanaag oo amardiido sameeyay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Taliyayaal ka tirsan ciidamada Somaliland ee ku sugan deegaanada ay isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland ee ka tirsan Gobolka Sanaag, ayaa waxa soo kala dhex galay khilaaf weyn sida ay xaqiijiyen qaar kamida odayaasha &amp; waxgaradka G\/Sanaag ee tagay deegaanadaasi.<\/p>\n<p>Khilaafkan ayaa waxa uu ka dhex qarxay Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland iyo Saddex taliye oo lagu kala magacaabo Guray Cismaan Saalax, Xayle Xaaji Diraac iyo Xuseen Dheere.<\/p>\n<p>Saddexdan taliye ayaa iyagu waxay si aad ah uga biyo diiden inay weerar ku qaadan oo ay galaan magaalada Badhan, kaasi oo ku amray taliska guud ee ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>Magaalada Badhan ayaa waxa ku sugan Wasiirka Amniga Puntland iyo ciidamo taabacsan Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Saddexdan Taliye ayaa waxa laga cabsi qabaa kadib khilaafkan kala dhaxeeya Taliska guud inay iska casilaan xilka ay u hayaan Somaliland, kadibna ay u goostan dhinaca maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Goosashada Saraakiishan ayaa waxay fashil ku noqoneysa xukuumada Biixi oo dhowaan ay ka gosteen Korneylo ka tirsanaa ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>Mana aha markii u horeysay ee Taliyayaal ka tirsan ciidamada Somaliland oo ku sugan deeganadaasi uu ka dhex qarxo khilaaf noocani ah.<\/p>\n<p>Si kastaba, Amarka uu bixiyey Taliyaha guud ee ay ka hor-yimaaden saddexdan taliye ayaa waxa uu burinaya baaqi nabadeed ee Madaxweyne Muuse Biixi u jeediyey Maamulka Puntland, kaasi oo ahaa in Somaliland ay rabto inay nabad kula xaajoto Puntland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100009480572039%2Fvideos%2F2363234594002537%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-128004 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/61107496_2385512965063666_7715598560430915584_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"405\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61107496_2385512965063666_7715598560430915584_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61107496_2385512965063666_7715598560430915584_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61107496_2385512965063666_7715598560430915584_n-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/61402224_2385512835063679_3048855678358650880_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"577\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61402224_2385512835063679_3048855678358650880_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61402224_2385512835063679_3048855678358650880_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61402224_2385512835063679_3048855678358650880_n-300x180.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61402224_2385512835063679_3048855678358650880_n-768x462.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/61554284_2385513041730325_4394614299658551296_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"347\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61554284_2385513041730325_4394614299658551296_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61554284_2385513041730325_4394614299658551296_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61554284_2385513041730325_4394614299658551296_n-300x145.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/61706840_2385513125063650_4825093451487903744_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"405\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61706840_2385513125063650_4825093451487903744_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61706840_2385513125063650_4825093451487903744_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/61706840_2385513125063650_4825093451487903744_n-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyayaal ka tirsan ciidamada Somaliland ee ku sugan deegaanada ay isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland ee ka tirsan Gobolka Sanaag, ayaa waxa soo kala dhex galay khilaaf weyn sida ay xaqiijiyen qaar kamida odayaasha &amp; waxgaradka G\/Sanaag ee tagay deegaanadaasi. Khilaafkan ayaa waxa uu ka dhex qarxay Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland iyo Saddex taliye oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128009,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Taliyaashii somaliland ugu magcawnaa gobolka sanaag oo amardiido sameeyay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Taliyaashii somaliland ugu magcawnaa gobolka sanaag oo amardiido sameeyay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyayaal ka tirsan ciidamada Somaliland ee ku sugan deegaanada ay isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland ee ka tirsan Gobolka Sanaag, ayaa waxa soo kala dhex galay khilaaf weyn sida ay xaqiijiyen qaar kamida odayaasha &amp; waxgaradka G\/Sanaag ee tagay deegaanadaasi. Khilaafkan ayaa waxa uu ka dhex qarxay Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland iyo Saddex taliye oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-28T18:20:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-28T20:09:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-60.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1313\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"722\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/\",\"name\":\"DAAWO:-Taliyaashii somaliland ugu magcawnaa gobolka sanaag oo amardiido sameeyay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-60.png\",\"datePublished\":\"2019-05-28T18:20:46+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-28T20:09:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-60.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-60.png\",\"width\":1313,\"height\":722},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Taliyaashii somaliland ugu magcawnaa gobolka sanaag oo amardiido sameeyay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Taliyaashii somaliland ugu magcawnaa gobolka sanaag oo amardiido sameeyay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Taliyaashii somaliland ugu magcawnaa gobolka sanaag oo amardiido sameeyay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Taliyayaal ka tirsan ciidamada Somaliland ee ku sugan deegaanada ay isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland ee ka tirsan Gobolka Sanaag, ayaa waxa soo kala dhex galay khilaaf weyn sida ay xaqiijiyen qaar kamida odayaasha &amp; waxgaradka G\/Sanaag ee tagay deegaanadaasi. Khilaafkan ayaa waxa uu ka dhex qarxay Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland iyo Saddex taliye oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-28T18:20:46+00:00","article_modified_time":"2019-05-28T20:09:40+00:00","og_image":[{"width":1313,"height":722,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-60.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/","name":"DAAWO:-Taliyaashii somaliland ugu magcawnaa gobolka sanaag oo amardiido sameeyay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-60.png","datePublished":"2019-05-28T18:20:46+00:00","dateModified":"2019-05-28T20:09:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-60.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Skjermbilde-60.png","width":1313,"height":722},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaasha-somaliland-ugu-magcawnaa-gobolka-sanaag-oo-amardiido-sameeyaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Taliyaashii somaliland ugu magcawnaa gobolka sanaag oo amardiido sameeyay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128004"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128004"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128011,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128004\/revisions\/128011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128009"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}