{"id":128156,"date":"2019-05-30T23:19:44","date_gmt":"2019-05-30T21:19:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128156"},"modified":"2019-05-30T23:19:44","modified_gmt":"2019-05-30T21:19:44","slug":"1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/","title":{"rendered":"$1.7 million oo uu watay Jiis Mareexaan oo lagu qabtay garoonka Jomo Kenyatta"},"content":{"rendered":"<p>Wargeyska The Star ee ka soo baxay dalka Kenya ayaa shaaciyay in lacag gaareysa $1.7 million lagu qabtay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta habeenimadii Isniinta.<\/p>\n<p>Lacagtaan ayaa la sheegay inuu leeyahay sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka dowlada Soomaaliya oo aad ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo sida uu daabacay wargeyska The Star.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in lacagtan ay markeedii hore ka timid dalka Ethiopia, waxaana watay sarkaalka ka tirsan Sirdoonka Somalia.<\/p>\n<p>Ilo kala duwan ayaa sheegaya in lacagta la qabtay uu waday C\/llaahi Kulane oo looyaqaan Jiis Mareexaan oo ka mid ah Saraakiisha NISA, kuna dhow Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Sarkaalkan ayaa la sheegay in habeen ka hor laga celiya Garoonka Joma Kenyatta, xilli uu doonayay inuu gudaha u galo magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Tallaabada ay Wasaarada Arrimaha Dibbada Kenya uga mamnuucday in dalka Kenya la soo geliyo xamuul aan cidna la socon ayaa la sheegayaa inay ka dhalatay kadib markii la qabtay lacagtan.<\/p>\n<p>Ma jirto illaa hada war rasmi ah oo ka soo baxay dowlada Kenya sida ay ka yeeleyso lacagta gaareysa $1.7 million oo dollar ee ay ku qabatay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta magaalada Nairobi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wargeyska The Star ee ka soo baxay dalka Kenya ayaa shaaciyay in lacag gaareysa $1.7 million lagu qabtay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta habeenimadii Isniinta. Lacagtaan ayaa la sheegay inuu leeyahay sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka dowlada Soomaaliya oo aad ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo sida uu daabacay wargeyska The Star. Wararka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128157,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128156","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>$1.7 million oo uu watay Jiis Mareexaan oo lagu qabtay garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"$1.7 million oo uu watay Jiis Mareexaan oo lagu qabtay garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wargeyska The Star ee ka soo baxay dalka Kenya ayaa shaaciyay in lacag gaareysa $1.7 million lagu qabtay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta habeenimadii Isniinta. Lacagtaan ayaa la sheegay inuu leeyahay sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka dowlada Soomaaliya oo aad ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo sida uu daabacay wargeyska The Star. Wararka ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-30T21:19:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20180604_142907-780x405.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/\",\"name\":\"$1.7 million oo uu watay Jiis Mareexaan oo lagu qabtay garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20180604_142907-780x405.png\",\"datePublished\":\"2019-05-30T21:19:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20180604_142907-780x405.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20180604_142907-780x405.png\",\"width\":780,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"$1.7 million oo uu watay Jiis Mareexaan oo lagu qabtay garoonka Jomo Kenyatta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"$1.7 million oo uu watay Jiis Mareexaan oo lagu qabtay garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"$1.7 million oo uu watay Jiis Mareexaan oo lagu qabtay garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon","og_description":"Wargeyska The Star ee ka soo baxay dalka Kenya ayaa shaaciyay in lacag gaareysa $1.7 million lagu qabtay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta habeenimadii Isniinta. Lacagtaan ayaa la sheegay inuu leeyahay sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka dowlada Soomaaliya oo aad ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo sida uu daabacay wargeyska The Star. Wararka ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-30T21:19:44+00:00","og_image":[{"width":780,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20180604_142907-780x405.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/","name":"$1.7 million oo uu watay Jiis Mareexaan oo lagu qabtay garoonka Jomo Kenyatta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20180604_142907-780x405.png","datePublished":"2019-05-30T21:19:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20180604_142907-780x405.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/20180604_142907-780x405.png","width":780,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/1-7-million-oo-uu-watay-jiis-mareexaan-oo-lagu-qabtay-garoonka-jomo-kenyatta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"$1.7 million oo uu watay Jiis Mareexaan oo lagu qabtay garoonka Jomo Kenyatta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128156"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128158,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128156\/revisions\/128158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128157"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}