{"id":128176,"date":"2019-05-31T21:26:58","date_gmt":"2019-05-31T19:26:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128176"},"modified":"2019-05-31T21:26:58","modified_gmt":"2019-05-31T19:26:58","slug":"somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/","title":{"rendered":"Somaliland oo sheegtay inay Maxkamad sootaagayso Saraakiil kagoosatay+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Ciidamo ka tirsanaa Somaliland oo shalay isku dhiibay maamulka Puntland, islamarkaana sheegeen in ay ku biireen maamulkaasi oo ay ka baxeen maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa sheegay in Ciidankaasi dhawaan Maxkamad lasoo taagi doono, islamarkaana Somaliland ay si adag ula xisaabtami doono falka ay sameeyeen.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa beeniyay in Ciidankaasi ay diideen in Somaliland ay amar ku bixisay in ay weeraraan Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in Somaliland ay wali gacanta ku heyso degmada Badhan, islamarkaana ay la xisaabtami doonaan Ciidankii isku dhiibay maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa shalay dallacsiiyay labo Sarkaal iyo Ciidan ay wateen oo kasoo goostay Maamulka Somaliland, kuwaasoo ku sugnaa degmada Badhan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Ql23D_vbVZw\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Ciidamo ka tirsanaa Somaliland oo shalay isku dhiibay maamulka Puntland, islamarkaana sheegeen in ay ku biireen maamulkaasi oo ay ka baxeen maamulka Somaliland. Wasiirka Difaaca Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa sheegay in Ciidankaasi dhawaan Maxkamad lasoo taagi doono, islamarkaana Somaliland ay si adag ula xisaabtami doono falka ay sameeyeen. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128115,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128176","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo sheegtay inay Maxkamad sootaagayso Saraakiil kagoosatay+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo sheegtay inay Maxkamad sootaagayso Saraakiil kagoosatay+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Ciidamo ka tirsanaa Somaliland oo shalay isku dhiibay maamulka Puntland, islamarkaana sheegeen in ay ku biireen maamulkaasi oo ay ka baxeen maamulka Somaliland. Wasiirka Difaaca Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa sheegay in Ciidankaasi dhawaan Maxkamad lasoo taagi doono, islamarkaana Somaliland ay si adag ula xisaabtami doono falka ay sameeyeen. Wasiirka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-31T19:26:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/11-9.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/\",\"name\":\"Somaliland oo sheegtay inay Maxkamad sootaagayso Saraakiil kagoosatay+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/11-9.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-31T19:26:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/11-9.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/11-9.jpg\",\"width\":540,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo sheegtay inay Maxkamad sootaagayso Saraakiil kagoosatay+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo sheegtay inay Maxkamad sootaagayso Saraakiil kagoosatay+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo sheegtay inay Maxkamad sootaagayso Saraakiil kagoosatay+VIDEO - Wardoon","og_description":"Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Ciidamo ka tirsanaa Somaliland oo shalay isku dhiibay maamulka Puntland, islamarkaana sheegeen in ay ku biireen maamulkaasi oo ay ka baxeen maamulka Somaliland. Wasiirka Difaaca Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa sheegay in Ciidankaasi dhawaan Maxkamad lasoo taagi doono, islamarkaana Somaliland ay si adag ula xisaabtami doono falka ay sameeyeen. Wasiirka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-31T19:26:58+00:00","og_image":[{"width":540,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/11-9.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/","name":"Somaliland oo sheegtay inay Maxkamad sootaagayso Saraakiil kagoosatay+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/11-9.jpg","datePublished":"2019-05-31T19:26:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/11-9.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/11-9.jpg","width":540,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-sheegtay-inay-maxkamad-sootaagayso-saraakiil-kagoosatayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo sheegtay inay Maxkamad sootaagayso Saraakiil kagoosatay+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128176"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128176"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128177,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128176\/revisions\/128177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128115"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}