{"id":128317,"date":"2019-06-02T18:15:36","date_gmt":"2019-06-02T16:15:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128317"},"modified":"2019-06-02T18:15:36","modified_gmt":"2019-06-02T16:15:36","slug":"laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/","title":{"rendered":"\u201dLaba Arin Ayaa U Sabab Aheyd In Aan Champion-ka Ku Guuleysanno\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Mohamed Salah ayaa waayay kalmado uu ku hado kadib makrii uu ugu dambayn gacanta ku dhigay koobka champions League xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Xiddiga reer Masar ayaa dhibaaxo la kulmay xilli ciyaareedkii hore markii uu dhaawac uga baxay Finalkii champions League laakiin ugu dambayn ku guulaystay koobka waliba goolasha ku furay daqiiqadihii ugu horeeyay.<\/p>\n<p>Mohamed Salah ayaa dhaliyay rikoodhe labadii daqiiqo ee ugu horeeyay xilli ay Real Madrid 2\/0 ku garaacday kooxda Tottenham.<\/p>\n<p>Kadib mid ahaa habeenkii ugu dambeeyay xirfadiisa ciyaareed ilaa haatan Salah ayaa amaanay dadaalka kooxda Liverpool.<\/p>\n<p>Mohamed Salah ayaa sheegay laba sababood oo uu ku guulaysigii champions League xilli ciyaareedkan khaas ugu ahaa isaga<\/p>\n<p>\u201cRun ahaantii ma garanayo wax aan idhaahdo haatan\u201dayuu Salah u sheegay BT Sport.<\/p>\n<p>\u201cIn aan ku guulaysto Final, run ahaantii aad ayaan u faraxsanahay in aan dhamaystay finalkii 2-aad ugu dambayn\u201d.<\/p>\n<p>\u201cIn Aad Ahaato Masri waliba ku ciyaaraya heerka ugu sareeya waa wax aan la rumaysan karin aad ayaan ugu faraxsanahay\u201d.<\/p>\n<p>\u201cQof walba waxa uu qabtay shaqadoodii ugu fiicnayd ciyaarta waxana aan u malaynayaa in ayna jirin qaab ciyaareed shaqsi ah oo fiican laakiin kooxda oo dhan ayaa cajiib ahayd\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mohamed Salah ayaa waayay kalmado uu ku hado kadib makrii uu ugu dambayn gacanta ku dhigay koobka champions League xilli ciyaareedkan. Xiddiga reer Masar ayaa dhibaaxo la kulmay xilli ciyaareedkii hore markii uu dhaawac uga baxay Finalkii champions League laakiin ugu dambayn ku guulaystay koobka waliba goolasha ku furay daqiiqadihii ugu horeeyay. Mohamed Salah ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128271,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-128317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201dLaba Arin Ayaa U Sabab Aheyd In Aan Champion-ka Ku Guuleysanno\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201dLaba Arin Ayaa U Sabab Aheyd In Aan Champion-ka Ku Guuleysanno\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mohamed Salah ayaa waayay kalmado uu ku hado kadib makrii uu ugu dambayn gacanta ku dhigay koobka champions League xilli ciyaareedkan. Xiddiga reer Masar ayaa dhibaaxo la kulmay xilli ciyaareedkii hore markii uu dhaawac uga baxay Finalkii champions League laakiin ugu dambayn ku guulaystay koobka waliba goolasha ku furay daqiiqadihii ugu horeeyay. Mohamed Salah ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-02T16:15:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"962\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"643\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/\",\"name\":\"\u201dLaba Arin Ayaa U Sabab Aheyd In Aan Champion-ka Ku Guuleysanno\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-02T16:15:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg\",\"width\":962,\"height\":643},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201dLaba Arin Ayaa U Sabab Aheyd In Aan Champion-ka Ku Guuleysanno\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201dLaba Arin Ayaa U Sabab Aheyd In Aan Champion-ka Ku Guuleysanno\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201dLaba Arin Ayaa U Sabab Aheyd In Aan Champion-ka Ku Guuleysanno\u201d - Wardoon","og_description":"Mohamed Salah ayaa waayay kalmado uu ku hado kadib makrii uu ugu dambayn gacanta ku dhigay koobka champions League xilli ciyaareedkan. Xiddiga reer Masar ayaa dhibaaxo la kulmay xilli ciyaareedkii hore markii uu dhaawac uga baxay Finalkii champions League laakiin ugu dambayn ku guulaystay koobka waliba goolasha ku furay daqiiqadihii ugu horeeyay. Mohamed Salah ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-02T16:15:36+00:00","og_image":[{"width":962,"height":643,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/","name":"\u201dLaba Arin Ayaa U Sabab Aheyd In Aan Champion-ka Ku Guuleysanno\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg","datePublished":"2019-06-02T16:15:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg","width":962,"height":643},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/laba-arin-ayaa-u-sabab-aheyd-in-aan-champion-ka-ku-guuleysanno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201dLaba Arin Ayaa U Sabab Aheyd In Aan Champion-ka Ku Guuleysanno\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128317"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128318,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128317\/revisions\/128318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128271"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}