{"id":128326,"date":"2019-06-03T07:57:32","date_gmt":"2019-06-03T05:57:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128326"},"modified":"2019-06-03T07:57:32","modified_gmt":"2019-06-03T05:57:32","slug":"trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/","title":{"rendered":"Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa inkiray in uu u gefay ama wax ka sheegay Amiirad Meghan Markle oo ah xaaska Amiir Harry oo ay ayeeyo u tahay Boqorada dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p>Amiirad Meghan Markle oo kasoo jeeda dalka Mareykanka ayaa kamid ah dadka siyaasad ahaan kasoo horjeeda Madaxweyne Donald Trump, waxa ayna ku tilmaantay mid kala qeybinaya shacabka dalka Mareykanka sidoo kale neceb dumarka.<\/p>\n<p>Wareysi uu Donald Trump siinayay Wargeysa The Sun ayaa loogu sheegay hadalada ay ka sheegtay Amiirada, waxa uuna xusay in uusan hadaladaasi horey u maqal isagoona wax laga yaq yaqsoodo ku tilmaamay.<\/p>\n<p>\u201cMa aanan ogeyn taas. Maxaan ka dhihi karaa? Ma aanan ka war qabin inay ahayd wax laga yaqyaqsoodo\u201d, ayuu yiri Mr Trump oo hadalkiisa kusii daray in Meghan Markle ay ku biirtay Qoyska Boqortooyada Britain uuna fuliyo in ay noqoto Amiirad wanaagsan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Donlad Trump ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu Twitterka ku leeyahay ku inkiray in uu hadalka amiirada ku tilmaamay mid laga yaq yaqsoodo xili Wargeyska The Sun uu baahiyay codka laga duubay Madaxweyne Trump.<\/p>\n<p>\u201cWaligey Meghan kuma tilmaamin \u2018wax laga yaqyaqsoodo, Waxaa sheekadan sameeyay warbaahinta faafisa wararka been abuurka ah, waana lagu qabtay!\u201d ayuu ku sheegay Trump Qoraalka uu soo dhigay Twitterka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa hadalkan ay hadal hayaan Warbaahinta caalamka qaarkood sheegay xili uu isku diyaarinayay safar uu ku tagay dalka Britain, waxaana sheekadan sidoo kale noqotay mid hadal heyn ka dhalisay baraha bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa inkiray in uu u gefay ama wax ka sheegay Amiirad Meghan Markle oo ah xaaska Amiir Harry oo ay ayeeyo u tahay Boqorada dalka Ingiriiska. Amiirad Meghan Markle oo kasoo jeeda dalka Mareykanka ayaa kamid ah dadka siyaasad ahaan kasoo horjeeda Madaxweyne Donald Trump, waxa ayna ku tilmaantay mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128327,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128326","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa inkiray in uu u gefay ama wax ka sheegay Amiirad Meghan Markle oo ah xaaska Amiir Harry oo ay ayeeyo u tahay Boqorada dalka Ingiriiska. Amiirad Meghan Markle oo kasoo jeeda dalka Mareykanka ayaa kamid ah dadka siyaasad ahaan kasoo horjeeda Madaxweyne Donald Trump, waxa ayna ku tilmaantay mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-03T05:57:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14217722-7092765-image-a-12_1559342879733.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"634\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"423\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/\",\"name\":\"Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14217722-7092765-image-a-12_1559342879733.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-03T05:57:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14217722-7092765-image-a-12_1559342879733.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14217722-7092765-image-a-12_1559342879733.jpg\",\"width\":634,\"height\":423},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa inkiray in uu u gefay ama wax ka sheegay Amiirad Meghan Markle oo ah xaaska Amiir Harry oo ay ayeeyo u tahay Boqorada dalka Ingiriiska. Amiirad Meghan Markle oo kasoo jeeda dalka Mareykanka ayaa kamid ah dadka siyaasad ahaan kasoo horjeeda Madaxweyne Donald Trump, waxa ayna ku tilmaantay mid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-03T05:57:32+00:00","og_image":[{"width":634,"height":423,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14217722-7092765-image-a-12_1559342879733.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/","name":"Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14217722-7092765-image-a-12_1559342879733.jpg","datePublished":"2019-06-03T05:57:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14217722-7092765-image-a-12_1559342879733.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14217722-7092765-image-a-12_1559342879733.jpg","width":634,"height":423},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-inkiray-in-uu-u-gefay-xaaska-amiir-harry\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128326"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128328,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128326\/revisions\/128328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128327"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}