{"id":128362,"date":"2019-06-03T16:45:34","date_gmt":"2019-06-03T14:45:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128362"},"modified":"2019-06-03T16:45:34","modified_gmt":"2019-06-03T14:45:34","slug":"somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/","title":{"rendered":"Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is dhaafsaday maxaabiis dagaal ay ku kala qabsadeen dagaalkii cuslaa ee labada maamul sanadkii hore ku dhax maray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka maamulka Somaliland, Wasiiro iyo saraakiil kale ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa kusoo dhaweeyay sadex maxbuus ay sii deysay Puntland, waxa ay sidoo kale soo sagootiyeen Maxaabiistii Puntland laga hayay.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa sheegay inay tahay wax ilaahay loogu mahad naqo in saddexdan askari ay maanta deegaanadooda yimaadaan iyagoo nabad-qaba, waxa uuna taliyuhu la wareegay masuuliyadda saddexdaa askari,<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa sidoo kale dhankooda garoonka diyaaradaha Garawe kusoo dhaweeyay 14-maxbuus oo looga qabtay dagaalkii Tukaraq waxaana maxaabiistaasi dhawaan Cafis u fidiyay Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ICRC ayaa gacan ka geesatay is dhaafsiga maxaabiista ay labada maamul dagaalka ku kala qabsadeen, ICRC ayaa diyaarado ku kala geysay Garawe iyo Hargeysa Maxaabiista ay is dhaafsadeen Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0piQEqsNqB4\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-128362 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/biis-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/biis-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-2-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/biis-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-3.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-3-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/biis-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/biis-5\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-5.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-5.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-5-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is dhaafsaday maxaabiis dagaal ay ku kala qabsadeen dagaalkii cuslaa ee labada maamul sanadkii hore ku dhax maray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Madaxweyne kuxigeenka maamulka Somaliland, Wasiiro iyo saraakiil kale ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa kusoo dhaweeyay sadex maxbuus ay sii deysay Puntland, waxa ay sidoo kale soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128366,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is dhaafsaday maxaabiis dagaal ay ku kala qabsadeen dagaalkii cuslaa ee labada maamul sanadkii hore ku dhax maray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Madaxweyne kuxigeenka maamulka Somaliland, Wasiiro iyo saraakiil kale ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa kusoo dhaweeyay sadex maxbuus ay sii deysay Puntland, waxa ay sidoo kale soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-03T14:45:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/\",\"name\":\"Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-03T14:45:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal+VIDEO - Wardoon","og_description":"Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is dhaafsaday maxaabiis dagaal ay ku kala qabsadeen dagaalkii cuslaa ee labada maamul sanadkii hore ku dhax maray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Madaxweyne kuxigeenka maamulka Somaliland, Wasiiro iyo saraakiil kale ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa kusoo dhaweeyay sadex maxbuus ay sii deysay Puntland, waxa ay sidoo kale soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-03T14:45:34+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/","name":"Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg","datePublished":"2019-06-03T14:45:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biis-4.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-maanta-is-dhaafsaday-maxaabiis-dagaalvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland iyo Puntland oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128362"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128362"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128368,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128362\/revisions\/128368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128366"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}