{"id":128397,"date":"2019-06-04T00:12:23","date_gmt":"2019-06-03T22:12:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128397"},"modified":"2019-06-04T00:13:33","modified_gmt":"2019-06-03T22:13:33","slug":"dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/","title":{"rendered":"DOWLADDA SOMALIA OO TAAGEERTAY QARAARKII QM EE 2477 +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay Qaraarkii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee ka soobaxay dhawaan.<\/p>\n<p><strong>Soodhoweyn:<\/strong> Dawladda Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa Qaraarka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2472 (2019) ee ka soo baxay kulankii Goluhu yeeshay 31 May 2019.<\/p>\n<p><strong>Mahadcelin:<\/strong> Waxaanu u mahadcelinaynaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, AMISOM, AU, EU iyo dhamaan Dawladaha taageera dib-u-soo-kabashada, dhismaha Dawladnimada iyo horumarka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Ammaan:<\/strong> Waxaanu ku amaanaynaa Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay taageerada joogtada ee ay u muujiyaan Dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed, iyo ilaalinta Qaranimada, xaduudaha, wadajirka iyo midnimada Somalia.<\/p>\n<p><strong>Soo dhoweyn iyo Xoojin:<\/strong> Waxaanu mar labaad soo dhoweynaynaa oo xoojinaynaa soojeedinta Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee la xiriirta:-<\/p>\n<p>1-Muhimada ay Soomaaliya u leedahay in hay\u2019adaha Dawladda ee heer Federaal iyo heer Dawlad Goboleed ka wadashaqeeyaan degganaan Siyaasadeed oo sahasha in la dedejiyo dhismaha Ciidan Qaran iyo hirgelinta qorshaha kala guurka amniga (transition plan) ee masuuliyada Aminga dalka kula wareegayaan hay\u2019adaha amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>2-In la xoojiyo xiriirka iyo wadashaqeynta ka dhexaysa Dawladda dhexdeeda (Dawladda Federaalka ah iyo Dawlad Goboleedka), Qaramadda Midoobay, AMISOM, AU, EU iyo Dawladaha daneeya arimaha Soomaaliya si loo dedejiyo oo loo dhameystiro dhismaha Qaran iyo Dawladnimo Soomaaliyeed oo mid ah, Dimuqraadic ah, oo hanan karta masuuliyada dadkeeda iyo dalkeeda.<\/p>\n<p>3-Iyadoo la fulinayo heshiiskii Baydhabo, laguna dhaqmayo Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, In Hay\u2019adaha Dawladda ee heer Federal iyo heer Dawlad Goboleed dardargeliyaan sidii horumar looga gaari lahaa oo loogu heshiin lahaa dhamesytirka Dastuurka, qaybsiga kheyraadka, Muuqaalka uu yeelanayo qaab-dhismeedka Dawladnimo ee Soomaaliya iyo awood qaybsiga Siyaasadeed.<\/p>\n<p>4-Ugu dambeyn, Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa oo xoojinaysaa in Dawladda Federaalka ah, Dawlad Goboleedyada iyo xoogaga taageeraya Soomaaliya ee ay ugu horeeyaan AMISOM, UNSOS, UNSOM iyo Diplomaasiyiinta Dawladaha saaxiibka la ah Soomaaliya ka wadashaqeeyaan in markasta oo maamul jira waqtigu ka dhamaado laga dheeraado waqti kordhin oo la qabto doorasho loo dhan yahay, si nabad ah ku dhacda, xor iyo xalaal ah. iyo sidoo kale in 50 sano ka dib sanadka 2020\/2021 Soomaaliya laga hirgeliyo doorasho hal qof iyo hal cod ah si shacabka Soomaaliyeed u soo doortaan wakiiladooda ku metelaya Siyaasadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Tf6KU5cOCUw\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61726842_2363214163730405_3080784323503194112_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-128399\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61726842_2363214163730405_3080784323503194112_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61726842_2363214163730405_3080784323503194112_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/61726842_2363214163730405_3080784323503194112_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay Qaraarkii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee ka soobaxay dhawaan. Soodhoweyn: Dawladda Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa Qaraarka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2472 (2019) ee ka soo baxay kulankii Goluhu yeeshay 31 May 2019. Mahadcelin: Waxaanu u mahadcelinaynaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, AMISOM, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128400,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128397","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DOWLADDA SOMALIA OO TAAGEERTAY QARAARKII QM EE 2477 +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DOWLADDA SOMALIA OO TAAGEERTAY QARAARKII QM EE 2477 +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay Qaraarkii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee ka soobaxay dhawaan. Soodhoweyn: Dawladda Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa Qaraarka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2472 (2019) ee ka soo baxay kulankii Goluhu yeeshay 31 May 2019. Mahadcelin: Waxaanu u mahadcelinaynaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, AMISOM, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-03T22:12:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-03T22:13:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-3.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"997\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"667\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/\",\"name\":\"DOWLADDA SOMALIA OO TAAGEERTAY QARAARKII QM EE 2477 +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-3.png\",\"datePublished\":\"2019-06-03T22:12:23+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-03T22:13:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-3.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-3.png\",\"width\":997,\"height\":667},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DOWLADDA SOMALIA OO TAAGEERTAY QARAARKII QM EE 2477 +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DOWLADDA SOMALIA OO TAAGEERTAY QARAARKII QM EE 2477 +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DOWLADDA SOMALIA OO TAAGEERTAY QARAARKII QM EE 2477 +VIDEO - Wardoon","og_description":"Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay Qaraarkii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee ka soobaxay dhawaan. Soodhoweyn: Dawladda Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa Qaraarka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2472 (2019) ee ka soo baxay kulankii Goluhu yeeshay 31 May 2019. Mahadcelin: Waxaanu u mahadcelinaynaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, AMISOM, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-03T22:12:23+00:00","article_modified_time":"2019-06-03T22:13:33+00:00","og_image":[{"width":997,"height":667,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-3.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/","name":"DOWLADDA SOMALIA OO TAAGEERTAY QARAARKII QM EE 2477 +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-3.png","datePublished":"2019-06-03T22:12:23+00:00","dateModified":"2019-06-03T22:13:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-3.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-3.png","width":997,"height":667},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-soo-taageertay-qaraarkii-qm-ee-2477-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DOWLADDA SOMALIA OO TAAGEERTAY QARAARKII QM EE 2477 +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128397"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128397"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128397\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128402,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128397\/revisions\/128402"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128400"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128397"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128397"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128397"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}