{"id":128405,"date":"2019-06-04T08:22:01","date_gmt":"2019-06-04T06:22:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128405"},"modified":"2019-06-04T08:22:01","modified_gmt":"2019-06-04T06:22:01","slug":"militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/","title":{"rendered":"Militariga Suudaan oo goaan culus qaatay"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyeyaasha militariga Suudaan waxay sheegeen inay meesha ka saareen dhammaan heshiisyadii ay la galeen isbaheysiga mucaaradka ugu weyn ee dalkaas.<\/p>\n<p>Militariga waxay ka dhawaajiyeen in dalka ay ka qaban doonaan doorasho muddo 9 bilood gudahood.<\/p>\n<p>Hadalka militariga ayaa imaanaya xilli ay wajahayaan cambaareyn caalami ah kadddib markii la laayay ugu yaraan 30 qof oo ka qeyb qaadanayay dibadbaxyo gudaha magaalada Khartuum.<\/p>\n<p>Mareykanka waxaa ku tilmaamay weerarka mid \u2018gurucan oo loo geystay shacab\u2019<\/p>\n<p>Midowga Afrika waxaa uu dhaleeceyay rabshadihii ugu dambeeyay ee ka dhacay isla markaasna waxaa uu ugu baaqay dalalka gobolka in aysan fargelin xaaladda.<\/p>\n<p>Dad badan oo ku sugan Suudaan waxay ka careysan yihiin tallaabada dalalka Sucuudiga, Imraatka Carabta iyo Masar ay taageerada ugu fidiyeen golaha sare ee militariga dalkaas.<\/p>\n<p>Howlgalka ka dhanka shacabka ayaa imaanaya golaha militariga iyo dadka horkacayay dibadbaxyada ay wada gaareen heshiis ku saabsan qaabkii xukunka loogu wareejin lahaa dowlad rayid ah.<\/p>\n<p>Madaxa golaha sare ee militariga Suudaan, Janaraal Cabddel Fataax Al Burhaan ayaa waxaa uu telefishinka dalkaas ka sheegay inay joojiyeen wadahadalladii ay la yeelanyeen mucaaradka islamarkaasna meesha laga saaray qodobadii lagu heshiiyay.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaasi ku daray in doorashada ay qaban doonaan 9 bilood gudahood ay kormeeri doonaan dalalka gobolka iyo beesha caalamka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UzjxX83vsUs\" width=\"862\" height=\"749\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyeyaasha militariga Suudaan waxay sheegeen inay meesha ka saareen dhammaan heshiisyadii ay la galeen isbaheysiga mucaaradka ugu weyn ee dalkaas. Militariga waxay ka dhawaajiyeen in dalka ay ka qaban doonaan doorasho muddo 9 bilood gudahood. Hadalka militariga ayaa imaanaya xilli ay wajahayaan cambaareyn caalami ah kadddib markii la laayay ugu yaraan 30 qof oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128379,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128405","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Militariga Suudaan oo goaan culus qaatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Militariga Suudaan oo goaan culus qaatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyeyaasha militariga Suudaan waxay sheegeen inay meesha ka saareen dhammaan heshiisyadii ay la galeen isbaheysiga mucaaradka ugu weyn ee dalkaas. Militariga waxay ka dhawaajiyeen in dalka ay ka qaban doonaan doorasho muddo 9 bilood gudahood. Hadalka militariga ayaa imaanaya xilli ay wajahayaan cambaareyn caalami ah kadddib markii la laayay ugu yaraan 30 qof oo ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-04T06:22:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wire-14299818-1559562848-183_634x425.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"634\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/\",\"name\":\"Militariga Suudaan oo goaan culus qaatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wire-14299818-1559562848-183_634x425.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-04T06:22:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wire-14299818-1559562848-183_634x425.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wire-14299818-1559562848-183_634x425.jpg\",\"width\":634,\"height\":425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Militariga Suudaan oo goaan culus qaatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Militariga Suudaan oo goaan culus qaatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Militariga Suudaan oo goaan culus qaatay - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyeyaasha militariga Suudaan waxay sheegeen inay meesha ka saareen dhammaan heshiisyadii ay la galeen isbaheysiga mucaaradka ugu weyn ee dalkaas. Militariga waxay ka dhawaajiyeen in dalka ay ka qaban doonaan doorasho muddo 9 bilood gudahood. Hadalka militariga ayaa imaanaya xilli ay wajahayaan cambaareyn caalami ah kadddib markii la laayay ugu yaraan 30 qof oo ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-04T06:22:01+00:00","og_image":[{"width":634,"height":425,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wire-14299818-1559562848-183_634x425.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/","name":"Militariga Suudaan oo goaan culus qaatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wire-14299818-1559562848-183_634x425.jpg","datePublished":"2019-06-04T06:22:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wire-14299818-1559562848-183_634x425.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wire-14299818-1559562848-183_634x425.jpg","width":634,"height":425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/militariga-suudaan-oo-goaan-culus-qaatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Militariga Suudaan oo goaan culus qaatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128405"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128406,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128405\/revisions\/128406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128379"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}