{"id":128487,"date":"2019-06-05T08:13:58","date_gmt":"2019-06-05T06:13:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128487"},"modified":"2019-06-05T08:13:58","modified_gmt":"2019-06-05T06:13:58","slug":"gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/","title":{"rendered":"Gudoomiye kuxigeenkii gobolka Hiiraan oo iska casilay"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiye kuxigeenkii Arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Baladeyne ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii uu hayay.<\/p>\n<p>Mr Arwaax ayaa sababta uu xilka isaga casilay ku sheegay in ay ay isqabteen maamulka gobolka Hiiraan, waxa uuna ka gaabsaday in uu shaaciyo waxa ay isku qabteen maamulka gobolka uu katirsanaa.<\/p>\n<p>Masuulkan is casilay ayaa sheegay in cabashada iyo waxa keenay in uu is casilo uusan u gudbin Madaxweynaha Hirshabelle, waxa uuna tilmaamay in isaga iyo Madaxweynaha ay u dhaxeeyaan shaqsiyaad uusan tilmaamin.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay Cabduqaadir Arwaax bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan in aayahooda ka tashadaan, waxa uuna cadeeyay in si shaqsiyan u go\u2019aansaday in xilkii uu hayay uga tago.<\/p>\n<p>Gudoomiye kuxigeenka gobolka Hiiraan ee is casilay ayaa xilkan loo magacaabay 17-11-2018-kii, waxaana maamulka gobolka Hiiraan iyo kan Baladweyne hareeyay khilaaf sababay in marar badan isbadalo lagu sameeyo maamulka gobolka iyo kan degmada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiye kuxigeenkii Arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Baladeyne ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii uu hayay. Mr Arwaax ayaa sababta uu xilka isaga casilay ku sheegay in ay ay isqabteen maamulka gobolka Hiiraan, waxa uuna ka gaabsaday in uu shaaciyo waxa ay isku qabteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128488,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128487","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye kuxigeenkii gobolka Hiiraan oo iska casilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye kuxigeenkii gobolka Hiiraan oo iska casilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiye kuxigeenkii Arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Baladeyne ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii uu hayay. Mr Arwaax ayaa sababta uu xilka isaga casilay ku sheegay in ay ay isqabteen maamulka gobolka Hiiraan, waxa uuna ka gaabsaday in uu shaaciyo waxa ay isku qabteen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-05T06:13:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arwax.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"633\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/\",\"name\":\"Gudoomiye kuxigeenkii gobolka Hiiraan oo iska casilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arwax.png\",\"datePublished\":\"2019-06-05T06:13:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arwax.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arwax.png\",\"width\":633,\"height\":353},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye kuxigeenkii gobolka Hiiraan oo iska casilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye kuxigeenkii gobolka Hiiraan oo iska casilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye kuxigeenkii gobolka Hiiraan oo iska casilay - Wardoon","og_description":"Gudoomiye kuxigeenkii Arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Baladeyne ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii uu hayay. Mr Arwaax ayaa sababta uu xilka isaga casilay ku sheegay in ay ay isqabteen maamulka gobolka Hiiraan, waxa uuna ka gaabsaday in uu shaaciyo waxa ay isku qabteen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-05T06:13:58+00:00","og_image":[{"width":633,"height":353,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arwax.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/","name":"Gudoomiye kuxigeenkii gobolka Hiiraan oo iska casilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arwax.png","datePublished":"2019-06-05T06:13:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arwax.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/arwax.png","width":633,"height":353},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-kuxigeenkii-gobolka-hiiraan-oo-iska-casilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye kuxigeenkii gobolka Hiiraan oo iska casilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128487"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128487"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128487\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128489,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128487\/revisions\/128489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128488"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128487"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128487"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128487"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}