{"id":128490,"date":"2019-06-05T08:38:39","date_gmt":"2019-06-05T06:38:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128490"},"modified":"2019-06-05T08:38:39","modified_gmt":"2019-06-05T06:38:39","slug":"66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/","title":{"rendered":"66-qof ay ku jiraan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo Kenya laga mamnuucay+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii xumaanaya xiriirka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, waxaana khilaafka labada wadan ka dhaxeeya uu maalinbo maalinta kasii dambeysa sii galaya xaalad adag.<\/p>\n<p>Dowlada Kenya ayaa hada wada qorshe ay dalkeeda uga mamnuuceyso 66-qof ay ku jiraan Siyaasiyiin caan ah, Xubno katirsan dowlada Federaalka, saraakiil ciidan , ganacsato iyo dad kale oo ku heyb ah Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Wargeyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray in uu helay xogta 66-qof oo Soomaali ah ay Kenya dalkeeda ka mamnuuceyso, waxaana dadkaasi ku jira wasiir ka tirsan xukuumada Soomaaliya, ra\u2019iisul wasaare hore, xubin ka tirsan baarlamaanka, ku xigeenka madaxa sirdoonka ee Soomaaliya iyo milkiileyaasha shirkad isgaarsiineed.<\/p>\n<p>Sida uu qoray Wargeyska The Standard dadka Kenya dalkeeda ka mamnuuceyso ayaa waxaa ku jira dad kasoo jeeda Qabiilka Madaxweyne Farmaajo, kuwaa oo heesta dhalashada dalka Kenya.<\/p>\n<p>Dowlada Kenya ayaa sii wada cadaadiska ay ku heyso dowlada Soomaaliya , waxa ayna Kenya dooneysaa in dowlada federaalka ka laabato kiiska dacwada badda ee Maxkamada caalamiga taala laguna xaliyo muranka qaab diblumaasiyadeed.<\/p>\n<p>Kenya ayaa dalkeeda bishii hore kasoo celisay wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Baarlamanaka federaalka Soomaaliya, waxa ayna Kenya joojisay fiisihii ay garoonka Nairobi ka qaadan jireen Masuuliyiinta dowlada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F555012218359687%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"735\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii xumaanaya xiriirka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, waxaana khilaafka labada wadan ka dhaxeeya uu maalinbo maalinta kasii dambeysa sii galaya xaalad adag. Dowlada Kenya ayaa hada wada qorshe ay dalkeeda uga mamnuuceyso 66-qof ay ku jiraan Siyaasiyiin caan ah, Xubno katirsan dowlada Federaalka, saraakiil ciidan , ganacsato iyo dad kale oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128492,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>66-qof ay ku jiraan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo Kenya laga mamnuucay+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"66-qof ay ku jiraan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo Kenya laga mamnuucay+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa sii xumaanaya xiriirka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, waxaana khilaafka labada wadan ka dhaxeeya uu maalinbo maalinta kasii dambeysa sii galaya xaalad adag. Dowlada Kenya ayaa hada wada qorshe ay dalkeeda uga mamnuuceyso 66-qof ay ku jiraan Siyaasiyiin caan ah, Xubno katirsan dowlada Federaalka, saraakiil ciidan , ganacsato iyo dad kale oo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-05T06:38:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2016115635884574880613963keneyttra.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"453\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/\",\"name\":\"66-qof ay ku jiraan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo Kenya laga mamnuucay+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2016115635884574880613963keneyttra.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-05T06:38:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2016115635884574880613963keneyttra.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2016115635884574880613963keneyttra.jpg\",\"width\":660,\"height\":453},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"66-qof ay ku jiraan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo Kenya laga mamnuucay+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"66-qof ay ku jiraan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo Kenya laga mamnuucay+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"66-qof ay ku jiraan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo Kenya laga mamnuucay+VIDEO - Wardoon","og_description":"Waxaa sii xumaanaya xiriirka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, waxaana khilaafka labada wadan ka dhaxeeya uu maalinbo maalinta kasii dambeysa sii galaya xaalad adag. Dowlada Kenya ayaa hada wada qorshe ay dalkeeda uga mamnuuceyso 66-qof ay ku jiraan Siyaasiyiin caan ah, Xubno katirsan dowlada Federaalka, saraakiil ciidan , ganacsato iyo dad kale oo ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-05T06:38:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":453,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2016115635884574880613963keneyttra.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/","name":"66-qof ay ku jiraan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo Kenya laga mamnuucay+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2016115635884574880613963keneyttra.jpg","datePublished":"2019-06-05T06:38:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2016115635884574880613963keneyttra.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2016115635884574880613963keneyttra.jpg","width":660,"height":453},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/66-qof-ay-ku-jiraan-masuuliyiin-iyo-siyaasiyiin-caan-ah-oo-kenya-laga-mamnuucayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"66-qof ay ku jiraan Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin caan ah oo Kenya laga mamnuucay+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128490"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128491,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128490\/revisions\/128491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128492"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}